Sign in to follow this  
Siciid1986

Dad Taageersan Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Saaka Weerar Ku Qaaday Xarunta Dhexe Ee Xisbiga

Recommended Posts

Hargeysa (Ramaas) May 23, 2011 – Waxa saaka subaxnimadii weerar ku qaaday taageerayaal taageersan hadalkii Gudoomiyaha Xisbiga UCID oo ku saabsanaa wax ka badalida dastuurka xisbiga. Arintan ayaa sababtay in gabi ahaan albaabada loo laabo xarunta dhexe ee xisbiga UCID ee magaalada Hargeisa.
Sidoo kale waxa guul daraystay dhexdhexaadin ay wadayn xubno ka tirsan xisbiga kale ee mucaaradkaa ee UDUB oo uu horkacayo wasiirkii hore ee hawlaha guud Siciid Sulub. Waxaana wali ka maqan garabkii kazoo horjeeday gudoomiyaha oo shalay hadlay, dadafeeyayna hadalka gudoomiye Fasyal oo ay ku tilmaameen in uu isaga ku koobanyahay xisbigooduna la wadaagin.
Khilaafkan ayaa ah kii ugu xoogan waynaa ee soo kala dhex gala xubnaha xisbiga UCID, kaas oo sababay inay gabi ahaanba istaagaan shaqooyinkii ka socday xisbigau.
Waxaana la sheegay inay xarunta xisbiga ka baxsadeen xubno kamid ah golaha fulinta xisbiga oo uu kamid yahay kusimaha gudoomiyaha ahna afhayeenka xisbiga, Mudane Xasan Xuseen Codyare.

Wixii war kazoo kordha arintan kala socda Shabakada wararka ee Ramaasnews.com

Ramaasnews Desk

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this