Sign in to follow this  
Xeefow

Borama citizens wave Awdal state and Somalia Flag during 18 May *VIDEO*

Recommended Posts

Akash   

Thankful;720618 wrote:
Interesting how many paid men in military uniforms are needed to intimidate.

 

The youth with Awdal Flag are more concerned with their future.

 

Xuska_18MAY_Khayriyada_33.jpg

Sawirkani mid cusub maahaa.. dadka maanta salaadii hore la soo ururiyay tiro badan ma ay ahayn....

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Akash;720659 wrote:
Breaking News |
Mudaharaad Balaadhan oo Looga soo Horjeedo Maalinta Xasuusta Maamuul Gobaleedka Snm ayaa Borama ka Dhacay
+

Khasaare Naf iyo Maalba lehMaalinta Xuska Maamul Gobaleedka SNM ayaa waxa lagu soo waramaya inay Dadweynaha Awdalstate ee Magaalada Borama Hawada U direen iyadoo lawaayay dad baaxad leh oo isagu soo baxa khayriyada Boorama laakin badalkeedu lagu soo bandhigay Madashaasi Mudaharaad balaadhan oo laga soo horjeedo Maalinta Xuska SNMta.Waxa wararku inta ku darayaan inay dadweynahu *kaliya 15 min kadib markii ay socoto Xuska SNMtu oo ay la so baxeen Calanka Awdalstate kuna dhawaaqeen eryo lagu taageerayo awdal state isla markana lidi ku ah maamul gobaleedka SNM ee ku wiiqmay Degaanada awdal state tani iyo markii dadweynuhu maqleen ku *dhawaaqida awdalstate ee dibada.Markuu Mudaharaadku bilaamay ayaa wax kale oo dabali******yada cuna bariiska awdalstate *hadana ugu shaqeeya SNMtu iyo SNM badan oo la soo duldhigay Magaalada Borama bilaabeen inay xabad ku furaan waxana wararku inta ku darayaan inay ila hada Naftood hurayaashi awdalstate ee ka dhiidhiyay Maamulka SNMta *saddex ka mid ah ayaa dhawaac ka soo gaadhay xabada SNMtu hoos ugu dhigtay waxana sidoo kale xabsiga loo taxaabay ila iyo 17 dhalinyaro iyo wax garad isku jira.*Wararka oo *inta ka faahfaahsan kala soco awdalstate muuqaalo iyo maqaal naga sug *insha allahawdalstate desk

 

Same thing happened in Lascaanod.. Two cities with many similarities,, occupation, lack freedom and both need Somaliweyn not for succession.. War wareerka umada halaga daayo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Akash   

Daawo Sawirada Tageerayaasha Awdal State oo Magaalada Borama Mudaharaad Balaadhan ka Sameeyay Maanta

 

Snapshot-24-500x281.jpg

 

[imghttp://awdalstate.boonnews.net/wp-content/uploads/2011/05/Snapshot-20-500x281.jpg[/img]

 

Snapshot-19-500x281.jpg

 

Snapshot-18-500x281.jpg

 

www.awdalradio.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Akash   

Khadar, Maamulka Hargeisa Waji gabax ayuu kala kulmey rabitaanka shacabka ayaa wax walba ka weyn...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Freedom   

Kids given money to protest don't make it a revolution lol. Second the large majority support Somaliland. If not true there would more bigger Marchs. This not SSC the clan elders leadership and large segment youth support Somaliland. Face the fact

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

 

Listen to the last parts of what the wariye says for those who don't know the history of Somaliland and that's what 99% of the Awdalians believe

Share this post


Link to post
Share on other sites
Akash   

the majority of awdal people inside the country and the abroad support the cause of Awdal State and Somali weyn adeer,,, dadku ma rabaan gooni goosad, dhowr kani qof ee calanka Iraq loo soo dhiibay saaka waa waxooga faro ku tiris ah

Share this post


Link to post
Share on other sites
Akash   

Video:Xuskii 18may Oo Borama oo isku bedelay Awdal State

 

 

:D:D:D:DBorama(saylac.com )- Xuskii 18may ee magaalada Borama oo markaliya isku bedelay Awdal State ka dib markii dadweynaha borama ee khayriyada iskugu yimid ay lasoo baxeen Calanka Awdal State ka dibna ay suuqyada mareen iyagoo lulaya calanka Awdal State . Boliska Borama ayaa rasaas ku furay dadweyne kumanaan sarey u dhaafay oo suuqyada Borama lulaya calanka Awdal State.

Dhalinyarada Borama ayaa saxaafada u sheegay inayna cidna uga baqayn gooni iskutaaga Awdal State waxaanay sheegeen inay sii wadi doonaan waxa ay ugu yeedheen xoreynta Awdal State.

Sarkaal ka tirsan Booliska Borama oo dalbaday inaan magaciisa la shaacin ayaa saylac.com u sheegay in Booliska Borama awood u waayey hakinta dadweynaha Awdal State hadalkiisana waxa ka mid ahaa “Dadweynuhu aad ayey u tiro badnaayeen sidaa awgeed rasaastii aan cirka u ridaynay rabshadihii ayuunbay sii badisay markaa ciidanka Booliska waxa lagu amray inay faraha ka qaadaan dadka suuqyada maraya waayo waxaan ka baqnay inay dhaawac iyo dhimsho timaado”

 

Kacdoonka reer Borama ayaa yimid qadar yar ka dib markii la gudo galay xafladii 18may ee loogu dabaaldegayey sanadguuradii 20 aad ee kasoo wareegtey gooni isku taaga Jamuuriyada Somaliland oo ka dhacday khayriyada Borama.

 

Dhinaca kale haweenka reer Borama ayaa mashxarado iyo sacab la taagnaa guryaha hortooda iyagoo gacmaha u lulayey dadweynaha calanka Awdal State lulaya ee suuqa Borama marayey.

Waa markii ugu horeysay ee xaflada 18May ee Borama ay ukala jabto laba xafladood oo kala taageersan Somaliland iyo Awdal State.

Hadaba qadar yar oo video ah kana mid ah dadweynaha Borama ee tageersan Awdal State isla markaana si xor ah u maraya suuqyada Borama nala daawada .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Akash;720701 wrote:
the majority of awdal people inside the country and the abroad support the cause of Awdal State and Somali weyn adeer,,, dadku ma rabaan gooni goosad, dhowr kani qof ee calanka Iraq loo soo dhiibay saaka waa waxooga faro ku tiris ah

oo haday sida tahay maxay u xusayaan kumanaan kun oo qof that does not make sense From baki from lughaya to dila all the way to borama tallow ma indhahayga tallow oday weyn na waan ahay lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

AfricaOwn;720698 wrote:
Hahahaha a lot bitter, jealous folks. SL may you live strong, and may the enemies die slowly.

 

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this