Sign in to follow this  
Bashiir

Senator M. Kirk oo Mareykanka ugu Baaqay in uu Taageero Azaniya

Recommended Posts

Bashiir   

Mark-Kirk-600x466-300x233.jpg

 

Senatarkan Mareykanka ah ayaa ugu baaqay dowlada Mareykanka in ey taageerto maamul goboleedka Azaniya iyada oo siineeysa gargaar xaga milatariga ah. Dhinaca kale wuxuu ku baaqay in dowlada Kenya la siiyo kaalmo dhaqaale iyo mid xaga sharciga ah si ey u maxkamadeeyso burcad badeeda Soomaalida.

 

Senatarkan oo recommendationo soo saaray ka dib safar xaqiiq raadin ah oo isbuuc qaatay kuna kala bixiyay sadex wadan oo A/Bari ah oo Soomaaliya ka mid tahay ayaa yiri waa in la taageraa Jubbaland (Azaniya) oo bishii April ee sanadkan ku dhawaaqday maamul goboleedka taas oo wax weyn ka tari doonta qatarta kala danbeyn la’aanta ka jirta wadanka dagaalada sokeeye sida xun u saameeyay ee Soomaaliya iyo qatarta ka iman karta Shabaab oo iyagu ku xiran Al-Qaida.

 

Azaniya ayaa heshay inta aan lagu dhawaaqin ka hor aqoonsi beesha caalamka, wadamada dariska, AMISON iyo AU.

 

Senatarka ayaa soo jeediyay in xaga bada laga cunaqabateeyo sadex dakadoow oo Soomaaliya ku yaala kuwaa oo si caadi ah u isticmaalaan burcad badeeda ka dibna dhaqaalaha soo gala 30% loo shubo Alshabaab.

 

Senatarkan warbixintiisa ayaa ah mid aqalada kala duwan ee Mareykanka si aad ah u sugayeen lana filayo in waxyaabihii uu soo jeediyay la dhaqan galiyo.

 

Jubbalandnews.com

 

Washington

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

May 17, 2011 Wararka aanu kahalayno Gobolka Gedo ayaa tibaaxaya in xabsiga loo tixaabay ku dhwaad 13 sargaal oo katirsan Maamuladii Dowlada ee gobolada Bay Bakool & Gedo oo iskugu jira gudoomiyayaashii iyo saraakiishii ciidamada ee kusagnaa Gobolada Gedo iyo Bakool oo dhaq dhaqaaq ciidan kawaday gobolkas.

 

Saraakishan ayaa lagu soo waramayaa in ay xabsiga u taxaabeen ciidamada Itoobiya waxaana kamid ah saraakiishaas Bare Aadan Shire (Bare Hiiraale) oo ah xildhibaan katirsan baarlamaanka Soomalia gudoomiyihii Gobolka Bay C/fatah Mahamed Ibraahim Geesey Gudoomiyihii Gobolka Bakool Maxamed Cabdi oo loyaqaan Toll iyo saraakiisha ciidamada hogaaminaysay oo dhamaantood hada ku jira xabsi.

 

Qaar kamida saraakiisha dowlada ee ku sagan gobolka oo u xogwaramay diirad ayaa u xaqiijiyay wararka laxariira xariga maamulada gobolda Koonfur Galbeed ee xabsiga loo tixaabay .

waxaa lagu qeexay sabaha xariga ragan katirsan dowlada ee uu ugu tunka waynyahay Bare Hiiraale ay kadanbaysay kadib markii laysku qabtay howlgalka waqtiyadii la so dhaafay ka sucday gobolka .

 

Mana jiro waxwar ah oo ka soobaxay dowladad KMS ee ku aadan xariga lagula kacay saraakiisha dowlada. Mudooyinkii dambe waxay Itoobiya ka waday faragalin qaawan kaas oo ay hubka isugu dhiibaysay dhamaan umadda Soomaaliyeed ayada oo ayna Itoobiya doonaynin in la helo midnimo Soomaaliyeed oo dib u soo noqota waana mida keentay in ay qofkay rabto xabsiga u taxaabayo meeshuu rababa Soomaaliya ha ka jogee.

 

Qorahay Online

qorahay99@yahoo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xaaji Xunjuf;720414 wrote:
source?

"Provide military assistance to Somali forces who regain control of Al Shabaab or pirate-controlled areas.".

Awoowe, bal meesha Azaniya ku qoran tahay ka dayday adigu. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

Somalina;720912 wrote:
Awoowe, bal meesha
Azaniya
ku qoran tahay ka dayday adigu.
:D

M.Kirk might used other terms. But for the first time you called the state by it's name. I guess heshiiskeeni is to be a bilateral now. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xeefow   

Azania doesn't exist LOL.

 

There is no Azania in Gedo, Upper and Lower Juba....! Those soldiers in Gedo and the two Jubba's are TFG soldiers, and come under Sheik Shariff and Mohamed 'Farmaajo'.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalina;720912 wrote:
"
Provide military assistance to Somali forces who regain control of Al Shabaab or pirate-controlled areas."
.

Awoowe, bal meesha Azaniya ku qoran tahay ka dayday adigu.
:D

Looolz wa wax isagu iska jecladay source Jubbalands bu ino dhiibay,, looolz.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

LOL.

 

Bashiir must you be this desperate for Zamunda State of Odhinga. You're gonna tell us a US Senator is gonna recognize and provide weapon to a ragtag militia made up of former Shabaab fighters led by none other than a man on the wanted terrorist list of Ethiopia, Turki. Must you be that blind to the fact Turki boys and Madoobe are no different than AS in the eyes of America's man in the region Meles. Mise waxaad i leedahay Anthropology degree is gonna reverse this 2 decade old policy.

 

Qabiilna indha-la'aantaan oo kale muu dadka ku ridaa? What's next Natenyahu is gonna provide arms to Hizbulah? :D :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

Shirkii dhameystirka dowlad goboleedka Azaniya oo la rajaynayo in uu dhaco 25.05.2011, waxaan dhawrnaaba waa wajigii labaad iyo dardar gelinta maamulka suuban....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^Oo waxaad leedahay thanks to Zamunda State of Odhiga, Kenya is save from AS launching any attacks. Only haddey dhab ahaan laheyd.

 

Here's what the report says.

 

David Masula waxaa uu uu daaha ka qaaday inay Awoodii Alshabaab ay meesha ka baxday ka dib markii
ciidamada dawlada soomaaliya ka tirsan
oo lagu tababaray gudaha wadanka kiiniya ay talaabo adag ka qaadeen Xarakada Alshabaab ka dib markii ay dagaalo kula galeen degmooyinka Ceelwaaq & Dhoobley ee gobollada Jubooyinka & Gedo.

 

Ugu dambeyntii Wasaarada Gashaandhiga dalkaasi Kiiniya waxay sheegtey in Awoodii Alshabaab ay wiiqantay isla markaasna aan laga cabsi qabin wax weerar ah oo Xarakada Alshabaab ku soo qaadaan magalooyinka Xadka ku yaala,waxaana wasaaradu sheegtey in
Ciidamadii dawlada kmg
ah ee lagu soo tababaray gudaha wadanka Kiiniya ay wiiqeen awoodii Xarakada Alshabaab ee gobollada Gedo & Jubooyinka.

Give credit where it's due waryee. Not Zamunda or Ghandi, but Ciidanka-dowlada-ku-meel-gaar-ah-ee-sheikh-shariif.

 

Again, to borrow someone's words on this very page, :D"Awoowe, bal meesha Azaniya ku qoran tahay ka dayday adigu." ???????

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this