Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Sawiradii ugu danbeyse Dagaalada Muqdisho iyo Ciidamada Xooga dalka oo Bakaaraha kaabiga ku hayo

Recommended Posts

Waxaa sii kordhaya guulaha isdaba joogga ah ee ciidamada XDS ay ka gaarayaan howlgallada ay ka wadaan qeybo ka tirsan degmooyinka G/Banaadir.

 

Koox wariyayaal ah oo ka tirsan Telefishinka iyo Idaacadda Qaranka oo uu la socday guddoomiye ku xigeenka maamulka G/Banaadir ee dhinaca amaanka Warsame Maxamed Xasan”Joodax” oo maanta booqday Jiidda hore ee dagaalka ayaa indhahooda ku soo arkay horumarka ay ciidamada dowladdu ka gaareen dagaalladii ugu danbeeyay ee saaka ka dhacay xaafado ka mid ah degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag, ee M/Muqdisho.

 

Wariyayaasha oo sawirro ka soo qaaday gobaha ay ciidamadu la wareegeen ayaa tilmaamay in ciidamadu ay la wareegeen Daartii Cali dheere ee ku dhaw isgoyska Aadan Cadde, waxeyna sidoo kale Wariyayaashu soo arkeen Maydadka Khawaarijta oo dhexyaalla godadkii laga saaray, iyadoo godadkaasina durba la aasay.

 

Si kastaba ha ahaate guulaha ay ciidamadu ka gaareen dagaaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Muqdisho ayaa muujinaya sida ay ciidamadu ugu diyaarsanyihiin sidii ay dalka uga saari lahaayeen Khawaarijta dalkeenna ku soo duushay.

 

 

974_1995_01.MP4.Still001.jpg

 

Sequence-01.Still001-466x350.jpg

 

Sequence-01.Still012-466x350.jpg

 

Sequence-01.Still004-466x350.jpg

 

Sequence-01.Still033-466x350.jpg

 

 

 

Sequence-01.Still049-466x350.jpg

 

Sequence-01.Still050-466x350.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
ANWAR   

I've said many times before, this war is far too slow

if I was minister of defense I should have focused the whole army in one front at a time

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xeefow   

Masha''allah, I must say the Somali Army are doing very well since the new cabinet came into power. This shows us that we can achieve something if we are genuine, sincere and 'Wadani' and these characteristics are being shown from the cabinet that is being lead by Mr. Mohamed Abdullahi 'Farmaajo'. The Prime Minister has indeed given us hope. May Allah support the Somali Army and innocent people in the cross-fire.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xeefow   

Shariif Sakiin is the man, that is an obstacle to the liberation of the country against the terrorist insurgents, I think you meant Sheik Shariif and not Shariif Sakiin. Right? If not..what did you mean.

Share this post


Link to post
Share on other sites

*ANWAR*;719314 wrote:
I've said many times before, this war is far too slow

if I was minister of defense I should have focused the whole army in one front at a time

dee sidee lagu wadaa dagaalka nin sakiin la yiraa ayaa na hortaaganee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Faafan   

Sharif and Sakiin are incompetent, they are both not fit for public office.The TFG could do much better if they dissappeared, nevertheless the technocrats have brought some order to the government and the armed forces seem to be penetrating Shabab positions although they would crumble without AMISOM.

 

The situation for Somalia is still bleak, with a flawed system and a bloated parliament full of people who did not get there based on any merit you can expect internal squabbling to continue.The Government size must be drastically reduced and the leeches must be driven out for any real hope of a restored State.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Amisom “Suuqa Bakaaraha waxaanu u jirnaa kaliya 400 oo mitir, Shabaabse waxaanu ka dilnay dhawr saraakiil ah”

Iyadoo dagaalada magaaladda Muqdisho ka soconaaya ay geysanayaan khasaarooyin xoog leh ayaa waxaa dhinaceeda ka hadashay Amisom, iyadoo sheegtay in dagaalada ay ku qabsadeen dhul balaaran.

 

War saxaafadeed kasoo baxay Amisom oo uu ku saxiixan yahay taliska sare ee ciidamadda Amisom ayaa waxaa lagu sheegay in dagaalada maantii afar gallay ee ka soconaaya magaalada Muqdisho ay ciidamadda Amisom ka gaarayaan guulo balaaran.

 

War saxaafadeedkaan ayaa waxaa lagu soo xardhay in ciidamaddda Amisom ay 400 oo mitir u jiraan suuqa weyn ee Bakaaraha, isla-markaana ay iminka kaabiga u saaran yihiin xaafadda African Village ee degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.

 

Waxay kaloo sheegeen in Amisom oo dagaalada ku kabeysa ciidamadda dowladda ay dagaaladu ku diileen dhawr kamid ah saraakiisha sar sare ee Xarakada Al Shabaab, iyagoo intaasi ku daray in saraakiil Ajaaniib ah ay u geeriyoodeen dhaawacyo kasoo gaaray, dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay baa war saxaafadeedkaan lagu yiri caasimadda Soomaaliya.

 

Taliyihii ciidamadda Al Shabaab ee aagga Bakaaraha C/Fataax Maxamed ayaa waxay sheegeen inay ku dilleen dagaalo xoog leh oo ka dhacay inta u dhaxeysa degmooyinka Hodan iyo Hawl Wadaag ee Gobolka Banaadir.

 

Sidoo kale waxay sheegeen inay dilleen madaxii sirdoonka ciidamadda Al Shababa ee degmada Hawl Wadaag Cabdi Wahaab Sheekh Doole, kaasoo ay sheegeen in uu Shabaab ugu fadhiyay mug qiimo leh.

 

Dhanka kale waxay sheegeen inay dilleen laba saraakiil ah oo u dhalatay dalka Pakistan, kuwaa oo ay magacyadoodu ku sheegeen iyo Abdullaah Yalb iyo Hussein Abbas, waxayna sheegeen inay dhaawacyo ahaan ugu geeriyoodeen cisbitaalka weyn ee Dayniile ee Gobolka Banaadir

 

Isksusoo wada-duuboo war saxaafadeedkaan ayaa waxay ciidamadda Amisom ay ku sheegeen inay sii wadi doonaan, taageerida a

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this