Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Sheikh Maxamed atam Al Maakhiri Cleans SSDF militia from Galgala (Western Bari)

Recommended Posts

Sh. Atam oo Goordhaweyd La Wareegay Gacan ku Haynta Degmada Galgala Ee Gobalka Bari

Posted by Muumin Yare on May 11, 2011 in Warar | 0 Comment

Galgala, May 11 – Wararka ka imaanayaa Degama Galgala ee gobolka Bari ayaa sheegaya in magaaladaasi ay gacanta u gashay, oo ay la wareegeen ciidamo taabacsan Maxamed Siciid Shiikh Atam sidaasi waxaa Warbaahinta Galgala U xaqiijiyey Sarkiil Katirsan Xafiiska Madaxtooyada Puntland Ee Magaalada Bosaso

 

La-waregidda Galgala ayaa timid kaddib marki xalay saqdii dhexe weerar mir ah lagu qaaday ciidamada Maamulka D. Gobaleedka Puntland oo indhawaalaba fariisinka ku lahaa Degmada galgala . Iyadoo Laga gubay Gaadhi Nooca Cabdi Bilah Ah oo Ay La hayeen Ciidanka Sirdoonka puntland Oo Ku Sugnaa deegaankaasi,,

 

Waxaa jira khasaare aan la faahfaahin oo soo gaadhay ciidamada Puntland, haatanna waxaa shir al-baabadu u xiran yihiin uu uga socdaa xarunta madaxtooyada madaxda sare ee dawladda iyo saraakiisha cidamada.

 

Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dhinac dawladda oo ay kaga hadlayso sida wax u dhaceen, waxaana dhinaca kale aad u yar in la helo dadka deegaanka isgaarsiinta oo liidata awgeed.

 

Dawladda Puntland ayaa horay deegaankaasi kula dagaallan tahay kooxo ay ku tilmaantay xag-jiriin xiriir la-leh Al-shabaab oo uu hoggaaminayay Maxamed Siciid Atam, caddaysayna in ay ka cirib-tirtay halkaasi, waxaana arrintaan ku soo beegmaysaa xilli madaxweynaha Puntland uu ku sugan yahay magaalada Bossaso.

 

Sidoo KAle ciidmadii Horey u joogay Deegaanka Galgala Ay Iyagu Haatan isugu soo Biya Shubtay tuulada karin, oo ay Fadhiisin Ka sameysteen Kadib Markii Lagala Wareegay Saaka Waaberigii Deeganka galgala

 

Dagaalka oo Laga Soo Kala Qaday Afar Jiho Sida Dhinaca Buurta karin Galgalan, Bilcilka,iyo Xaga Galbeed ee MAgaalada, Aya Sahashay In Ciidanka, puntland Lagala Wareego Deeganka.. Sida Uu Xaqiijiyey Wasiirka Amniga puntland, Yusuf Ahmed kheyre….

 

Wixii wara Oo Ka soo kordha Kala soco Galgala News Desk…………

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wararkii ugu Danbeyey Ee Xalada Dagaalki ka dhacay deg. Galgala

 

Posted by Muumin Yare on May 11, 2011 in Warar |

 

Wararka Aynu ka helayno degmada Galgala oo qiyaastii 60km dhinaca ka koonfur-galbeed ka xigta magaalada Boosaaso Ee Xarunta Gobalka Bari ayaa sheegaya, in maleeshiyada sheikh Maxamed Siciid Atom ay weerareen ciidamo ka tirsan Puntland oo halkaasi joogay

 

.Waxey baasuuke ku garaaceen dhowr baabuurta ciidamada sida uu wasiirku sheegey bbc Mar uu Wareysi siinayey maanta . Waxaa uu intaa ku darey in ilaa shan ciidamada ahi ay dagaalkaa ku dhinteen afar kalena ku dhaawacmeen.

 

Dhinaca Kale Wararkale oo madax Banaan oo ka Soo baxay degaankasi ayaa Sheegay in Khasaaraha dagaalkaasi Ay ciidamada Puntland ay soo gaartay dhmasho tiradooda lagu sheegay in ka badan 15 askari, lagana gubay tiro ka mid ah gaadiidka dagaalka. Walow aan la xaqiijin karin warkakan,

 

hasayeshee Wasiirka Amina dowlada Gobaleedka Puntland gen. Yuusuf Ahmed kheyr ayaan Sheegay In Dagaalkii Maanta Dhacay Ay ka dhinteen 5 askari halka 4 kale uu dhawac soo gadhay

 

Sidoo Kale Wasiirka mar Wax laga waydiyey Khasaraha soo gadhay dhinaca Maleshiyaadkii la dagaalamay ayu sheegay inay ka dileen 21 iyo dhawac fara Badan waa siduu hadalka u dhigee,, Walow aysan jirin Warar madax banaan u Xaqiijinaya khasaaraha Dhabta Ah ee soo gaadhay kooxihii soo Weeraray Deg, Galgala.

 

Iyadoo hatan Wararka Ka soo baxay Degmada Galgala Ee Galbeedka G/bari ay Sheegayn In malayshiyaadkii Sh, Maxamed Siciid Atam Ay U ruqaansadeen Dhanka iyo buurlayda Galgala,. Iyagoo gabi Ahaanba Faaruqiye Magaalada,

 

Bishii August ee Badhtamihi Sanadkii hore Ayey ahayd Markii Puntland ku Dhawaaqdey inay ka saartay deganka kooxdii uu Watey shiikh Maxamed Siciid Atam,…..

 

walow Aan la sadaalin Karin halka Ay ku danbeynayaa Dagalaada Maanta Markalae ka soo cusboonaydey Deeganka galagala Ayaa noqonaya kuwa ku Soo beegmay xili Laga deyrinayao Amaanka Qeybo Kamid Ah Deeganaada dowlad Gobaleedka puntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Fitnada allaha suuliyo

Horta xaajiyow adigu war keen baad tahay inta badan dadka aan ka farxin,balse wiilkaan yar oo kugu noqday kaluunkii shark dhinaca kaga dhaganaa maad tiraahdid buuga qaado oo wax akhri?! mise waa adigii un oo shaatiga meel surtay?!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Fitnada allah ha inaga wada hayo amin ilahay ba mahad leh. Anigu warka sidisisan u so tabiya ,, Dhiig islaam wax lugu farxo maha balse wa waxa halka Somalia dhigay oo meelkasta cuquba ka socotta marka halo duceyo

 

Salax wa halyey awoowgi ba talin jiray oo ani cidi ka dabo hadli jirin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Forces Loyal to Mohamed Said Atom Seize Galgala Town of Western Bari Region

 

Heavy clashes erupted early Wednesday morning in the northern Somalia region between Puntland forces and militants loyal to an insurgent leader, Mohamed Said Atom, leaving at least 28 combatants dead according to local witnesses.

 

Reports confirm that militants loyal to Atom seized the town of Galgala, which is 25 miles south of the port of Bosasso, the commercial hub of the semiautonomous northern region of Puntland.

 

Somali Public Radio contacted opposing sides, both refusing to comment on the deadly battle that took course Wednesday morning.

 

Local elder in the town of Galgala who requested anonymity for security reasons told SPR that he saw 20 dead bodies. Puntland security minister Khayr told SPR that five soldiers had been killed in the morning attack on the town. Another Puntland official said earlier that nine had been killed from Puntland troops.

 

It is very difficult to verify conflicting accounts, because the town’s phone network was currently shut off by Puntland administration.

 

Somali Public Radio also obtained information from residents of Sugurre town near Galgala, that militias loyal to Atam ambushed a Puntland vehicle by firing rocket propelled grenades at their vehicles. 6 Puntland troops have been reported to have died from this ambush.

 

Puntland forces are said to be regrouping in an effort to launch a counter attack.

 

Puntland regional administration has been waging offensives in Western Bari since late July of 2010, in their efforts to combat local militants led by Mohamed Said Atom.

 

Puntland accuses Atom for having links to terrorist groups in southern Somalia, but political analyst say that the conflict in the north is not entirely about terrorism. They say it also is about long-held political and economic grievances the clan of Western Bari region have had against the Puntland government since the administration’s quest to mine a nearby village, Majiyahan with out approval from the inhabitants of Western Bari.

 

Somali Public Radio

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this