Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

ismacil cumar geele inauguration ceremony in Djibouti Pics

Recommended Posts

Madaxweynaha dalka Jabuuti oo markii saddexaad loo dhaariyay xilka madaxweynenimo ee dalkaas

 

 

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle

 

Axad, May 08, 2011 (HOL) – Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta oo Axad ah markii saddexaad loo dhaariyay xilka madaxweynenimo ee dalkaas oo uu kaga guuleystay murashaxii la tartamaya ee Max'ed Warsame Raage, waxaana xaflad dhaarinta ka qaybgalay madax ka kala socday dalal dhowr ah.

 

Xafladda oo ka dhacday Hotel Kambisk ayaa waxaa goobjoog ka ahaa xubno uu ka mid ahaa madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, madaxweynaha dalka Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir iyo madax kale oo u badan Afrikaan.

 

Dhaarinta kaddib, ayaa waxaa halkaas hadallo ka jeediyay madaxweynaha xilka loo dhaariyay ee dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo xubnihii lagu casuumay inay ka qaybgalaan xafladda caleemo saarka, iyadoo madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu jeediyay hadal u badan guubaabo iyo dardaaran.

 

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Jabuuti C/raxmaan Cabdi Xuseen (Guulwade) oo la hadlay Radio Muqdisho oo ku hadla afka dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in madaxweynaha Soomaaliya uu si gooni-gooni ah ula kulmay xafladda kaddib xubnihii caleemo-saarka kasoo qaybgalay.

 

Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo 63-jira ah ayay shacabka dalkiisu u doorteen inuu hoggaamiyo mar saddexaad bishii lasoo dhaafay ee Abriil, balse murashaxii uu la tartamaya ee Raage ayaa diiday codadkii ay ku dhawaaqeen guddiga doorashada tirintii codadka kaddib.

 

Xisbiyada mucaaradka dalka Jabuuti ayaa horay u diiday inay doorashada ka qayb-galaan, waxayna sabab uga dhigeen diidmadooda in guddiga doorashada uusan ahayn mid dhexdhexaad ah oo uu la safan yahay xisbiga talada haya ee RPP.

 

Dalka Jabuuti oo ka mid ah dalalka ku yaalla bariga Afrika ayaa wuxuu xorriyadiisa ka qaatay sannadkii 1977-kii gumeytihii Faransiiska, waxaana intii uu xorta ahaa madaxweyne kasoo noqday Marxuum Xasan Guuleed Abtidoon iyo madaxweynaha hadda talada haya Ismaaciil Cumar Geelle.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Al-Bashir to Attend Djibouti President’s Inauguration Sunday

 

Sunday, May 8th, 2011 at 6:45 am UTC Posted 8 hours ago

Djibouti President Ismail Omar Guelleh will be sworn in for a third term Sunday before a host of dignitaries and state leaders, including Sudan President Omar al-Bashir.

 

Mr. Bashir's attendance has sparked controversy because for a third time, he has defied an arrest warrant by the International Criminal Court.

 

Djibouti is a member of the ICC, but there is no indication Mr. Bashir risks arrest for alleged war crimes, genocide and crimes against humanity in Darfur.

 

The Sudanese president has also attended events in ICC member states Kenya and Chad with no threat of detention.

 

Mr. Bashir's visit to each country has been criticized by human rights groups.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Djibouti president sworn in for new five-year term

 

“I, Ismael Omar Guelleh, swear before God and my people that I will assume this heavy mission with transparency and justice,” he said during a ceremony attended by several regional leaders, including Presidents Omar al-Bashir of Sudan, Meles Zenawi of Ethiopia and Sharif Cheikh Ahmed of Somalia.Beshir attended the ceremony even though he is wanted by the International Criminal Court (ICC) on charges of genocide, war crimes and crimes against humanity in Sudan’s western Darfur region and Djibouti is party to the ICC.

 

ICC statutes dictate any member country should arrest him if he visits, and Bashir had not travelled to Djibouti since he was first indicted by the ICC in 2009.

 

France, Djibouti’s former colonial ruler, was represented at the inauguration by Cooperation Minister Henri de Raincourt while the United States sent its deputy assistant secretary of state for African affairs, Karl Wycoff.

 

Guelleh, in power since 1999, won a third term with around 80 percent of the vote in the April 8 election that was boycotted by the opposition, defeating his only challenger, Mohamed Warsama Ragueh, a former head of the constitutional council running as an “independent”.

 

Last year, Guelleh had parliament amend the constitution to allow him to seek another term, trimmed down to five years from six, sparking an opposition outcry and fuelling unprecedented demonstrations in February.

 

Opposition leaders at the time had hoped to turn a student movement into an Egypt-style protest to demand regime change but the largest demonstration turned violent on the first day and soon fizzled out.

 

The protests were the largest since Djibouti obtained its independence from France in 1977.

 

ahram.org

Share this post


Link to post
Share on other sites

President Ismael Omar Guelleh of Djibouti was sworn in for a third five-year term .

 

Sunday, 08 May 2011 14:29 Axadle

omar_guelleh_200_200.jpg

Left arrow key Next

Right arrow key Close

President Ismael Omar Guelleh of Djibouti was sworn in for a third five-year term here Sunday following his re-election last month in a vote boycotted by the opposition.

 

"I, Ismael Omar Guelleh, swear before God and my people that I will assume this heavy mission with transparency and justice," he said during a ceremony attended by several regional leaders, including Presidents Omar al-Bashir of Sudan, Meles Zenawi of Ethiopia and Sharif Cheikh Ahmed of Somalia.

 

Beshir attended the ceremony even though he is wanted by the International Criminal Court (ICC) on charges of genocide, war crimes and crimes against humanity in Sudan's western Darfur region and Djibouti is party to the ICC.

 

ICC statutes dictate any member country should arrest him if he visits, and Bashir had not travelled to Djibouti since he was first indicted by the ICC in 2009.

 

France, Djibouti's former colonial ruler, was represented at the inauguration by Cooperation Minister Henri de Raincourt while the United States sent its deputy assistant secretary of state for African affairs, Karl Wycoff.

 

Guelleh, in power since 1999, won a third term with around 80 percent of the vote in the April 8 election that was boycotted by the opposition, defeating his only challenger, Mohamed Warsama Ragueh, a former head of the constitutional council running as an "independent".

 

Last year, Guelleh had parliament amend the constitution to allow him to seek another term, trimmed down to five years from six, sparking an opposition outcry and fuelling unprecedented demonstrations in February.

 

Opposition leaders at the time had hoped to turn a student movement into an Egypt-style protest to demand regime change but the largest demonstration turned violent on the first day and soon fizzled out.

 

The protests were the largest since Djibouti obtained its independence from France in 1977

 

 

 

Read more: President Ismael Omar Guelleh of Djibouti was sworn in for a third five-year term http://www.axadle.com/africa/president-ismael-omar-guelleh-of-djibouti-was-sworn-in-for-a-third-five-year-term.html#ixzz1Lm9Wxijw

Share this post


Link to post
Share on other sites

Casho Sharafeed lagu Maamuusay Dabaal Degga Caleemo Saarka Madaxwaynaha Jabuuti oo Xalay loo Sameeyay Wufuud ka soo Qayb gashay Caleemo-saarka Geelle.

 

Madaxwayne Ku Xigeenka Dalka Yemen Cabdi Rabow Mansuur,Wasiirka Arimaha Dibadda ee Somaliland

Daawo Sawiradda

20110508012640.jpg

Jabuuti (GNS)-Casho sharaf Balaadhan oo Xalay loo sameeyay damaashaadka Caleemasaarka Madaxwaynaha Dalka jamhuuriyada Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Xalay lagu Qabtay Hotel Kambeski ee Magaalada Jabuuti. Xafladaasi oo ay ka soo qayb galeen wafti Aad u Tiro badan oo ay ka mid ahaayeen Madaxwaynaha Dalka jabuuti Ismaaciil Cumar Geele, Madaxwaynaha Dalka Sudan Cumar Xasan Albashiir, Xoghayaha Guud ee Ururka IGAD Mahbuub Macalin, Madaxwaynaha Dawlada ku meelgaadhka ah ee Somaliya Sheekh Shariif Sh.Axmed, Madaxwayne Ku Xigeenka Dalka Yemen Cabdi Rabow Mansuur,Wasiirka Arimaha Dibadda ee Somaliland Dr.Maxamed C/laahi Cumar, Wasiirka Ciyaaraha Somaliland Maxamed ibraahin Madar, Marwada koowaad ee Dalka Jabuuti Marwo Khadra Maxamud Xayd ,Madaxda Ka kala socotay hayadaha Caalamiga ah ,Wafti tiro badan oo Ajaanib ah oo lagu Casuumay Casharafeedan loo Sameeyay Dabaal degga Guusha uu ka soo hooyay Madaxwayne ismaaciil Cumar geele Doorashadii ka dhacday Dalka jabuuti 8-04-2011 iyo marti sharaf kale oo aad u tiro badan.

Xafladan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo Agaasimay ayaa lagu soo bandhigay Ciyaaro iyo Heeso dhaqameedyo kala duwan oo Luqado kala duwan lagu qaadayay, sida Afka Carabiga, Faransiiska, Somaliga iyo Canfariga, kuwaasi oo ay soo bandhigeen Fanaaniin Caan ah oo kala kala yimi Daafaha Caalamka iyo Dalalka Somalida.

5699480552_b7dfa34228.jpg

Munaasabadan ayaa ahayd mid si heer saraysa loogu soo dhaweeyay Dadkii ka soo qaybgalay loogu dabaal deggay Guusha ismaaciil Cumar Geelle ka soo hooyay Doorashooyinkii ka dhacay dalkiisa taasi oo uu kaga guulaystay Musharaxii madaxa Banaanaa ee la tartamayay Mudane Maxamed Warsame Raage.

 

5698921261_4d5c0cdbb8.jpg

5698916253_3444d5c3de.jpg

5699481392_98453d1a79.jpg

5699495574_4d81c7cc2d.jpg

5699496144_067ee9efd9.jpg

laba Hablood oo uu dhalay Madaxwayne Geelle iyo Wariye Muha Daahir Faarax

Share this post


Link to post
Share on other sites

Le chef de l’Etat, M Ismaïl Omar Guelleh, a successivement accueilli aujourd’hui les chefs d’Etat et de Gouvernements de pays frères et amis, venus à Djibouti afin d’assister au déroulement de la cérémonie d’investiture du Président de la République pour un troisième mandat de cinq ans qui va se tenir ce dimanche 8 mai 2011 au palace Kempinski Palace.

 

bachir.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

It's surreal for many of us younger Somalis to think that not to long ago Somalia's intelligence service was training Djibouti's government, including its current President Ismail Omar Guelle.

 

Now all we get is a little table at his reception.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Thankful;717700 wrote:
It's surreal for many of us younger Somalis to think that not to long ago Somalia's intelligence service was training Djibouti's government, including its current President Ismail Omar Guelle.

 

Now all we get is a little table at his reception.

LMAO.

*ANWAR*;717705 wrote:
AND are the Somali table drinking wine or what

no it has to be Coca Cola and the other one maybe Fanta or some JUICE :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxwaynaha jabuuti oo loo Dhaariyay Xilka Shanta sanno ee Soo socdo iyo Xafladii Caleemo saarka oo Kulmisay Madaxda Wadamo badan.

 

Madaxwaynaha Dalka Suudaan Cumar Xasan Axmed Albashiir, Ra,iisal Wasaaraha Dalka Itoobiya Ato Meles Zanawi,

Daawo Sawiradda

 

Jabuuti (Gabiley News)-Munaasabad Balaadhan oo lagu Dhaarinayay Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, oo shanta sanno ee Soo Socda Xilka Dib loogu Doortay ayaa maanta lagu Qabtay hotel Kambeski ee Magaalada Jabuuti

 

5701838407_9695bc0ddc_o.jpg

 

5701837381_ffda437358_o.jpg

 

 

Xafladaasi oo Kulmisay Madaxwayne-yaal, Ra,iisal Wasaareyaal iyo Wufuud kala Duwan oo ka socday hayadaha caalamiga ah iyo Ururada Igad iyo midawga Africa ayaa waxaa ka soo Qayb galay Madaxwaynaha Dalka Suudaan Cumar Xasan Axmed Albashiir, Ra,iisal Wasaaraha Dalka Itoobiya Ato Meles Zanawi, Madaxwayneha Dawlada ku meel gaadhka ah ee Somaliya Sh.Shariif Sh. Axmed, Ra,iisal Wasaaraha Dalka Ugaandha Bernard Makuza, Madaxwayne ku Xigeenka Dalka Yemen Cabdi Robow Mansuur,Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Dr.Maxamed C/laahi Cumar, Gudoomiye ku Xigeenka Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin, Xoghayaha Guud ee Ururka IGAD Mahbuub Macalin iyo Madax kala Duwan oo ka kala socotay Daafaha Dunida.

5702405924_396a5b5354_o.jpg

 

5701830629_049c182b6c_o.jpg

 

Xafladan oo ahayd Xaflad Balaadhan oo kulmisay Madax ka socotay Wadamo kala duwan oo Caalamka ah ayaa ka mid noqotay Xafladaha Taariikhiga ee soo maray Dalka Jamhuuriyada jabuuti Taasi oo maanta si Rasmi ah loogu dhaariyay Madaxwayne ismaaciil Cumar Geelle inuu mar Seddexaad hayo Xilkaasi loo igmaday.

 

5701862633_2a6de2d776_o.jpg

 

5701861577_f41684fef1_o.jpg

 

5701857857_3b4ca23a0f_o.jpg

 

5702433334_514a20362d_o.jpg

 

Madaxwaynaha Dalka jabuuti ismaaciil Cumar Geelle oo khudbad dheer halkaasi ka jeediyay ayaa kaga warbixyay Qorshaha siyaasadeed ee uu Dalka ku hagi doono Shanta sano ee Soo Socda iyo kaalintii ay shacabka reer jabuuti ku lahaayeen Doorashadii Dalka ka qabsoontay 8- April 2011

 

5702464536_ba61e16042_o.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

5702405924_396a5b5354_o.jpg

 

Gets an upgrade in his seat and its time to put on the flag

 

5701862633_2a6de2d776_o.jpg

 

I wonder why no flag was put on when he was in Kuwait?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Thanks, i'll add it to my collection of places that don't exist!!

 

Listen though, can you give me your opinion on why he didn't have it on when he went to Kuwait?? Why now?

 

I personally think they were not allowed to because the Kuwaiti's wanted to make it clear this was not in anyway a foreign visit.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this