Sign in to follow this  
Siciid1986

Mudaharaad calanka Somaliya lala soo baxay oo ka dhacay Oodweyne

Recommended Posts

Oodweyne(TVSLE)-Magaalada Ooweyne ee Xarunta Gobolka

Oodweyne, ayaa waxa maanta mudaharaad ka sameeyey

macalimiin sida la sheegay ka cabanayey kadib markii

maamulka Wasaaradu ka reebay liiska macalimiinta

rigliga ah ee ka walgeli doona Dugsiyada Oodweyne.

Sidaana waxa Wargeyska "Yool" u sheegay ilo xog-

ogaala ah oo u dhuun daloola dhaqdhaqaaqa Gobolka.

 

Cabdi Axmed Ciise oo ka mid ahaa macalimiintii wax ka

dhigi jirtay dugsiga Hoose dhexe ee Hara-waafi ee

magaalada Oodweyne, ayaa sida ilahaasi tibaaxeen waxa

isaga iyo dhalin yaro kale oo isagu jiray macalimiin

la fanishay iyo qaar ka mid ah ardaydii, waxa ay

banaanbax cabasho ah ka sameeyeen Magaalada Oodweyne.

 

Sidoo kale, waxa ilahaasi tibaaxeen in xubnaha

mudaharaadka sameeyey ay markii danbe la soo baxeen

Calankii Soomaaliya, haseyeeshee waxa wararku intaa

ku darayaan in markii danbe ay Ciidamada Boolisku

xabsiga dhigeen Cabdi Axmed Ciise, macalinkaasoo sida

la sheegay ka mid ahaa macalimiintii mudada dheer wax

ka dhigi jiray dugsiga Hoose dhexe ee Harag-waafi,

balse hadda maamulka Wasaraaradu ka reebay liiska

macalimiinta rasmiga ah.

 

Waxa kaloo wararka naga soo gaadhay Oodweyne ay

sheegayaan in shalay galinkii danbe markii falku

dhacay kadib uu maamulkii Gobolka Oodweyne oo markii

hore ku maqnaa Burco dib ugu soo laabteen dhinaca

Oodweyne.

 

Geesta kale, badhasaabka Gobolka Oodweyne oo caawa

khadka Telefonka kula soo xidhiidhay Wargeyska "Yool"

ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya

in dad sitay Calankii Soomaaliya ay mudaharaad ka

sameeyeen Oodweyne balse waxa uu xusay in Nin kaligii

cabayanyey uu Magaalada la dhex maray Bac buluug ah

oo kuwa wax lagu qaato ahna uu ku dhajiyey garnkii uu

xidhanaa.

 

Cabashooyinka la xidhiidha dhinaca macalimiinta, ayaa

ahayd arin mudooyinkan dabe ku soo nonoqonaysay,

taasoo ka dhalatay kadib markii Wasaarada

waxbarashadu *****lka ka qaaday diiwaangelinta tiri

xadidan oo macalimiinah, kuwaasoo noqondoona

macalimiinta rasmiga ah ee dalka, islamarkaana ay

mushahaaro siin doonaan.

 

Source: Yool (qarannews)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Stuff & Nonsense. Reminds me of last year when some people were claiming "Somalia flags in Hargeysa" when it was false.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Xaaji Xunjuf;715529 wrote:
oo kalaay calanka bluugu ma bac buluug ba calan blueyow xaal qaado lol

 

 

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Bugland who are the anarchist, not all Somalis, I hope. Still the point is you get easily shaken by the blue flag which shows how secession will not get very far.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

As one of the posters in the beginning of the video says "WARGEYSKA YOOL WAXAN LEEYAHAY S/LAND WAA QARAN JIRA OODWEYNE WAA S/LAND YOOL BEENALEY.

 

Oodweyne(OWN)- Magaalada Oodweyne Xarunta Gobolka Daad-madheedh Oo maanta ka dhacay mudaaharaad looga soo horjeedo war lagu daabacay wargeyska Yool oo ka mid ah wargeysyada ka soo baxa magaalada Hargeysa kaasoo qoray in calankii Somaaliya laga taagay Ooodweyne. Warkii Oo dhan xagan ka dawo.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Peace Action;715892 wrote:
Bugland who are the anarchist, not all Somalis, I hope. Still the point is you get easily shaken by the blue flag which shows how secession will not get very far.

Adeer ishaa macallina ......... and u know what i mean.

 

U get easily distracted by bac blue ah ,,,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this