Sign in to follow this  
Gabbal

H.E Abdirizak Haji Hussein lays out a profound case against federalism.

Recommended Posts

bilan   

i guess reer Somalidiid waxay wali a xanaaqsan yihiin waaguu yiri sii jeedkaad ku qurux badan tihiin ilayn duulku waa dad aan wax ilaawine.

Share this post


Link to post
Share on other sites

i guess reer Somalidiid waxay wali a xanaaqsan yihiin waaguu yiri sii jeedkaad ku qurux badan tihiin ilayn duulku waa dad aan wax ilaawine.

Bilan waa runtaa ninka loo igmaday inuu dadka isku soo jiido (build bridges ) ee kala qaybin iyo inuu dagaalo qabail huriyo shaqo ka dhigtay.

Ninka ay ahayd inuu ixtiraamo shacabkiisa oo uu meel walba ugu tago kuna raali galiyo ee afxumo meel walba la joogay. 40 years later ma caqli baa u soo kordhay oo qaxootinimada ayuu wax ku bartay?

Abdirisaq waa ninkii Hargeisa kaga qudbadeeyay:

 

"Gadh yare waqooyi cabashadiina intii horeba ku gabayde e inta hadhayna hees ku soo sheega aan radioga ka dhagaystee."

"Gadh yare waqooyi wixii aad doontaanba sheega aniga se sadex midno iigu faanimaysaan: dhalasho, shaqo iyo muuq; dhalasho waxaan ahay nin MS ah, shaqano waxaan ahay wasiirkii arimaha gudaha muuqna waydinkaa indhahiina ku arka"

Kibirka iyo isla waynida ka muuqatay Abdirizak waxay sii kala fogaysay labadii gobel ee aan is dhaqan aqoon ee midoobay. waayo deegankan waxa lagaga maahmaahaa "Nin is faaniyay waa ri is nuugtay laakiin abdirizak maahmaahdasi kuma jirto dhaqankiisa,

Share this post


Link to post
Share on other sites

deegankan waxa lagaga maahmaahaa "Nin is faaniyay waa ri is nuugtay laakiin abdirizak maahmaahdasi kuma jirto dhaqankiisa,

Cultural Differences between us and the koonfurians indeed.:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

deegankan waxa lagaga maahmaahaa "Nin is faaniyay waa ri is nuugtay laakiin abdirizak maahmaahdasi kuma jirto dhaqankiisa,

Cultural Differences between us and the koonfurians indeed.

Xaaji ma fahmayaan makeeki iyo muran uun bay wadaane

"Dadkaan la hadlayaa baan lahayn, dux iyo iimaane

Bal inay dalfoof tahay caqliga, dooni laga saaray

Wixii hore usoo daashadaay, degashanaysaaye " Tima Cade

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this