Sign in to follow this  
Mooge

Azania captures Al-shabaab team leader in Dhoobley

Recommended Posts

Mooge   

Nairobi (RBC) Warar naga soo gaaray degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose ayaa xaqiijiyey in ciidamada Raskambooni iyo kuwa DKMG ee maanta dagaalka la galay kuwa Al Shabaab ay gacanta ku dhigeen sarkaalkii hogaaminayey ciidanka Al Shabaab. Sarkaalka la qabtay ayaa lagu magacaabaa Sheekh Maxamuud Taqal

 

check out more of the story here...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Azania is already doing far more work than "SSC" and all those other "Qurbo Joog mamuuls". Impressive i must say if this news is true.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

This is tinny revolution,...Somali style et al... and SSC is where it started,,...

 

It seems a new wave,... going faster by the day...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Azania captures Al-shabaab team leader

ciidamada Raskambooni iyo kuwa DKMG
ee maanta dagaalka la galay kuwa Al Shabaab ay gacanta ku dhigeen sarkaalkii hogaaminayey ciidanka Al Shabaab

:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Warar naga soo gaaray degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose ayaa xaqiijiyey in
ciidamada Raskambooni
iyo
kuwa DKMG
ee maanta dagaalka la galay kuwa Al Shabaab ay gacanta ku dhigeen sarkaalkii hogaaminayey ciidanka Al Shabaab.

Indeed :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Adeer caadifada ku heyso iska deji bo, qabiil nin uu buko aa uu egtahee, ciidanka Dowladda KMG ee ku sugan jubadda hoose waa ciidan qaran ma ahan ciidan beeleed, waxuna qorshey ku socotaa Jowhar iyo beledweyne inshallah waa xuroobe.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

^Magaalo Somaliyeed oo gacan Alshabaab ku jirta sida Jowhar haddii lagaa waraysto macnaheedu ma ahan qabiil baa loo duur xulayaa cudurka Somali la hadhay haddii aad ka fayowdahay, maamul gobaleedka Azania waxaa lagu dhisay axdi qarameedka dowlada federaalka Somaliya ciidanka jiida hore jooga ee dagaalami waa isla ragii u dhashay deegaanka ee lagu tababaray gudaha iyo dibadaba halbeegooduna waa sidii qaranimada Somaliya loo soo celin ahaa( in a bottom up approach), lakiin adu hadaad si kale u fasilato waa tu adi kuu taala.

 

Dhoobley waxay noqon siday dadkeedu ka dhigaab, Jowharna sidoo kale...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

A wind of change has come for Somalis. Every village started to take care of its affairs and compete with other next villages in the spirit of good governance, peace and progress. The bottom up approach for united people most specially the Azanian citizens is a wind of change . Thanks to Prof.Gandi and more power.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this