Sign in to follow this  
Liqaye

Elders Urge Al Shabaab to Join to Reconciliation Process

Recommended Posts

Liqaye   

Mogadishu — Ahmed Diriye Ali, the spokesman of ****** traditional elders, on Saturday urged Al shabaab top officials to be part in Somalia reconciliation process.

 

In an exclusive interview with Shabelle Media Network, Ali said that it is needed to accept reconciliation which Somali government declared saying it will held in Somalia.

 

He said that it is time Al shabaab help bring peace and tranquility back to weary torn horn Africa nation.

 

The spokesman of ****** traditional elders noted that Al shabaab top officials to loose the strict stance, encouraging them to take part in the peace making process.

 

He pointed out that Al shabaab has killed what could kill and spelled out that killing, displacing civilians and intimidating must all be stopped.

 

As the mandate of Somali interim federal government is running out with expiring in August, TFG on Thursday proclaimed that it host Somali National Reconciliation in June.

 

After unusual lengthy meeting in the Somali capital Mogadishu, the cabinet announced that a reconciliation meeting for Somalis will be held in Mogadishu with the help of United Nations and international community on June 11 to 16.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liqaye   

Nabaddoon Axmed Diiriye: "Xarrakatul Shabaab waa inay kasoo qaybgasho shirka ay ku baaqday DKMG ah"

 

Sabti, Abriil 16, 2011 (HOL) – Nabaddoon Axmed Diiriye Cali oo ah afhayeenka gole ay ku mideysan yihiin odayaasha beelaha ****** ayaa ugu baaqay Xarrakatul Shabaab oo dagaal kula jirta dowladda Soomaaliya inay kasoo qaybgasho shirka ay xukuumadda KMG sheegtay inay gudaha dalka ku qabanso gudaha dalka.

 

"Dagaallada muddada dheer socday waxaa loo baahan yahay in nabad lagu bedelo sidaa daraadeed Xarrakatul Shabaab waxaan ugu baaqayaa inay kasoo qaybgasho shirka ay ku baaqday dowladda KMG ah," ayuu yiri nabaddoon Axmed Diiriye.

 

Xarrakatul Shabaab oo ka talisa inta badan gobollada koonfurta dalka Soomaaliya iyo Muqdisho ayaa waxay dagaal kula jirtaa DKMG ah, iyadoo horay sheegtay inaysan wax wadahadal ah la galayn dowladda Soomaaliya iyo ciidamada AMISOM.

 

"Annagu dowladda waxaan ku taageeraynaa wadahadallada ay ogoshay sidoo kale waxaan ku baaqaynaa in dhammaan maamullada dalka ka jira oo ay ku jirto Xarrakatul Shabaab inay ogolaadaan ka qaybgalka shirkaas," ayuu Diiriye yiri.

 

Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay toddobaadkii lasoo dhaafay inay dalka gudihiisa ku qabanayso shir dib u heshiisiineed bisha June 11-keeda illaa 16-keeda iyadoo sheegtay in shirkaas suurogelintiisa ay la kaashan doonto beesha Caalamka iyo Qarammada Midoobay.

 

Dowladda KMG ah ayaa horay u diiday inay ka qaybgasho shirkii wadatashiga ahaa ee lagu soo gabagabeeyay magaalada Nairobi Talaadadii iyo Arbacadii lasoo dhaafay kaasoo ay ka qaybgaleen xubno ka tirsan baarlamaanka oo uu horkacayay guddoomiyadooda Shariif Xasan Sheekh Aadan.

 

Nabaddoon Axmed Diiriye ayaa sheegay in dagaalladii ka dhacay dalka lagu dilay dad badan oo shacab, isla markaana aan loo baahnayn inay sii socdaan isagoo xusay in shirka lagu qabanayo Muqdisho uu noqon doono mid lagu soo celiyo nabaddii Soomaaliya.

 

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online

maxuseen@hiiraan.com

Muqdisho, Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

Axmed diiriye, what a joke, horta gurigii xaaraanta ahaa ee uu ku jiray ma ka baxay??? hal booli ah nirig xalaala ma dhasho, nabad uu odaygaas ku baaqo wax soo saari mayso.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this