Sign in to follow this  
Mooge

Farmaajo in trouble: 180 MPs move to question him about his failure to improve security

Recommended Posts

Mooge   

Mooshin laga gudbiyay Ra'iisul wasaare Farmajo

14 Apr 14, 2011 - 11:55:16 AM

 

In ka badan 180 xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka Somalia ayaa sheegay inay mooshin ka dhan ah Ra'iisul Waasare Max'ed C/llaahi Max'ed [Farmajo] ay gudoonka Baarlamaanka u gudbiyeen, waxaana mudanayaashan ay u sheegeen saxaafada in arintoodu ay tahay mid ay kula xisaabtamayaan xukuumada.

 

Xildhibaanadan oo kulan ku yeeshay Muqdisho maanta ayaa sheegay in Farmajo ay wax ka weydiin doonaan 100-kii maalmood ee uu horay u qabsaday inuu wax uga qabanayo amaanka Muqdisho, sidoo kalena ay su'aalo ka weydiin doonaan go'aankii baarlamaanka uu ku kororsaday 3-sano oo uu diiday.

 

"Talaabadan waa mid qayb ka ah la xisaabtanka dowalda, waxaana gudoonka sare ee baarlamaanka ka sugaynaa jawaabta mooshinka" ayuu yiri Xil. C/raxmaan Dhere oo ka mid ahaa mudanayaashii mooshinka ka geeyay Farmaajo.

 

Ra'iisul wasaaraha Somalia ayaa laba jeer oo hore hortagay baarlamaanka tan iyo markii uu xilkan qabtay muddo laga joogo 4-bilood, iyadoo wax laga weydiiiyay shirkado shisheeye oo DF ay heshiisyo la gashay iyo waxqabadka dowlada.

 

Inkastoo uusan weli ka hadlin mooshinka laga gudbiyay ayaa hadana waxaa jira khilaaf xoogan oo u dhexeeya Hay'adaha DF, kaasoo ka dhashay muddo kororsi ay siyaabo kala duwan ugu dhawaaqeen Baarlamaanka iyo Xukuumada.

 

Xukuumada Somalia ayaa horaantii bishan sheegtay in min hal sano ay xiliga ugu kordhisay dhamaan hay'adaha dowlada oo uu baarlamaanku ku jiro, iyadoo aan weli laga ansixin baarlamaanka, balse Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa iyaguna horay u kororsaday xiligooda muddo 3-sano ah.

 

Dhanka kale, Waxaa jira Mudanayaal kale la safan Madaxda DF oo iyaguna mooshin ka diyaarinaya Afhayeenka Baarlamaanka Somalia, iyagoo ku eedeynaya inuu si aan sharci ahayn uga qaybgalay Shirkii wadatashiga ahaa ee Nairobi sidoo kalena uusan kala tashan xildhibaanada aadista shirkaas.

 

Mudanayasha Baarlamaanka oo si aad ah uga horyimid shirka Nairobi ayaa sheegay inay Kalsoonida kala laaban doonaan Mas'uulkii ka qaybgala shirka uu Ergayga UN-ka ee Somalia qabanqaabiyay, kaasoo ay ku sheegeen mid lagu dhabarjabinayo dowladda.

 

Source: Here

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liqaye   

Bashiir;712288 wrote:
Source Garowe online,,,...
:)

 

:D

 

But the truth is they are the ahlu Sakiin group, choosing the worst possible issues to cause a problem for the PM as this is one of the few things that is actually improving under the farmajoo administration!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Liqaye;712341 wrote:
:D

 

But the truth is they are the ahlu Sakiin group, choosing the worst possible issues to cause a problem for the PM as this is one of the few things that is actually improving under the farmajoo administration!

adeer nothing has improved. things are as bad as they were. al-shabaab is still killing people. stop with propaganda and worshiping one man.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this