Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Alshabaab Vacate Kismaayo

Recommended Posts

Saraakiishii iyo mas uuliyiintii ugu sar sareysay Ururuka al shabaab ee magaladaa Kismaayo oo Maanta faarujiyay ayagoona cabsi Weyn kaqaba in Dowlada Haatan duulaan ku soo ah kismaayo

 

 

Kismaayo (HWN) Wararka hadhwanaagnews ka helayso Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka jubada hoose ayaa la soo sheegayaa in Magaalada ay faarujiyeen Saraakiishii ugu sareysay Ururka al shabaab ee Kusugnaa Magaaladaasi iyo mas uuliyiinta loo Yaqaao Waaliyada oo iyana la la yahay waxaaa lagu soo Waramayaa in ay usoo ambabaxeen meela ka Fog magalada kismaayo si aysan usuu gaadin Dowlada KMG ah ee Soomaaliya oo duulaan ku ah kismayo

 

inta aysan Soo amba bixin saraakiisha Ururka al shabaab ayay Hanjabaadyo kulul ujeediyeen dadka Shacabka ah ee Ku Dhaqan magaaladaasi ayagoona Wacad ugu maray in Markii ay Dowlada KMG ah Soomaaliya ay soo gaaraan gudaha Kismaayo ay Soo dhaweeyaan ay Talaabo dil ah ka qaadi doonaan ayagoona hanjabaadooda ugu daray in xataa aysan maqli karin waa udhoola cadeeyeen

 

Maamulka ururuka al shabaab ee ka arimiya magaalada kismaayo ayaa Warar Hoose oo aan ka heleyno ila lagu kal soon yahay ayaa sheegaya in magaalada ay joogaan oo kaliyah ciidamada aysan joogin hal sarkaal ayadoona dhamaamba ay faarujiyeen dakani ay sheegayaan in ay cabsi kaqabaan Ciidamada dowlada KMG ah Soomaaliya oo ku soo wajahan Magaaladaasi si al shababa ay ayagana uga sii cararaan

 

Warka ayaa intaa kudaraya in Ciidamadii dowlada KMG ee lawareegay deegaanka dhoobleey oo aheyd meesha kaliyah ay al shabaab ku Tashan jireen Dowlada la wareegtay ayadoona isla ciidamadaasi ay ku soo fooleeyihiin magaalada kismayo kuwaasi oo al shabaab ku sheegay in ay yihin ku aan biyo ukabaneynin qabsashada magaalada kismaayo Waxaana hadalheynta magaalada ksimaayo ay Tahay goorta ay soo gaari doonaan Ciidamada dowlada KMG ah ee Soomaaliya oo aan loogaga baran wax dhibaato ah

 

Magaalada kismaayo ee xaruta gobolka jubada hoose ayaa noqotay mid cabsi weyn ku abuurtay Ciidamadii ururka al shabaab ee halkaasi kusugnaa oo ay ka walaacsan yihii maadaama ay saraakiishoodi ay kabaxsadeen gudaha kismaayo in ay ayagana waxba kaqaban karin duulaanka haatan ay soo wadaan ciidamada dowlada KMG ah soomaaliya ayagoona ilo kale oo laga helayo ciidamada al shabaab ee magalada lagu faarujiyay in markii ay yimaadaan ay ku biiri doonaan Kuwa dowlada KMG ah maadaama aysan awood ulaheyn in ay ladagaalaan Ciidamada dowlada soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Why doesn't the government get fighter planes in the second hand market and just bomb them all. They are grouped together in the open bush. Perfect sitting targets.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

London2010;709223 wrote:
Why doesn't the government get fighter planes in the second hand market and just bomb them all. They are grouped together in the open bush. Perfect sitting targets.

What, like an Air-Tekniko? :D

 

 

imag1753.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this