Sign in to follow this  
The Zack

War Hadda Soo dhacay : Prof. Gaandi oo madaxweyne loo doortey

Recommended Posts

Cod bixin maanta ka dhacday
magaalada Limuru
oo ay goobjoog ka ahayd
wasaarada arrimaha dibada Kenya
oo
aanan lagu tartamin
ayaa madaxweyne
muddo 5 sanno ah
loogu doortey Porf. Maxamed Cabdi Gaandi oo ah aqoonyahay heysta
2 shahaado oo PHD
ah

:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Jacaylbaro;707492 wrote:
Cod bixin maanta ka dhacday magaalada Limuru oo ay goobjoog ka ahayd wasaarada arrimaha dibada Kenya oo aanan lagu tartamin ayaa madaxweyne muddo 5 sanno ah loogu doortey Porf. Maxamed Cabdi Gaandi oo ah aqoonyahay heysta 2 shahaado oo PHD ah
:D:D

Laba PHD laha, yaa kula tartarmi kara,,,, adba caqlaad leedahaye? .....:D

 

Ilamaa 300-ergo oo ka qeyb galay shirka oo ah kuwo ka soo jeeday Gobolada Jubada Hoose, Jubada Dhexe iyo Gedo ayaa waxaa jiray musharaxiin la tartamayay Prof. Gaandi, kuwaasoo ugu dambeyn sameeyay tanaasulaad. Read more....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Jacaylka waa la hayaa cabsi uu qabo the state replications ayuu la qosol gariirayaa,, u dhaaf waa rageediyee... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

LOL@Kamavi

 

Odayo dhaqameed Jubbooyinka oo Nairobi soo gaaray

 

sonkor.jpg

 

Kn: Dhowr iyo tobon odayo dhaqameed oo uu hogaaminayo Suldaan Cabdi Suldaan Cali Sokor oo ka soo kicitimay Gaarisa ayaa soo gaaray maanta magaalada Nairobi kadib markii macsuumaad ka heleen dowlada Kenya.

 

Suldaan Cabdi waxa uu sheegey inuu Nairobi u yimid inuu wadahadal la galo dowladda Kenya. Suldaanka iyo Odayaasha la socday ayaa waxaa Garrisa ka soo galbiyay Cabdiraxmaan Colow oo ahaan jiray Xildhibaan.

 

War ku saabsanaa in uu Suldaanka tagayo Limuru oo uu ka dhacayo shirka maamul goboleedka Azania ayuu sheegey in hadda qorshiisa uu Nairobi u tagay uu yahay in uu Kenya wadahadal la yeesho oo uusan lahayn qorshe uu hada ku tagayo shirkaasi.

 

KismaayoNews.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this