Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somalilanders with Djiboutian nationality to vote in djibouti election video

Recommended Posts

Liqaye   

I really beleive that xaaji is a civil servant somewhere :D

He keeps creating work for himself, does that means that when countries with ethnic somalilanders citizenship holders you will create a post?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abaabul Loogu Diyaar Garoobayo Ka Qayb Galka Doorashada Madaxtooyada Jabuuti Oo Ka Socda Gabiley

 

Dadkan Reer Jabuuti ee ku Dhaqan Gobolkan oo badidoodu ku kala nool Magaalooyinka ay ka kooban yihiin guud ahaan Gobolka Gabiley

 

Gabiley(GNS) Jaaliyada Reer Jabuuti ee Ku nool Magaalada Madaxda Gobolka Gabiley ee Gabiley ayaa in dhawaaleba ku gudo jiray dhaqdhaqaaq xoogan oo ay iskugu abaabulayaan sidii ay uga qayb gali lahaayeen Doorashada Madaxtooyada ee ka qabsoomaysa Dalka Jamhuuriyada Jabuuti horraanta bishan Abriil ee isla Sanadkan gudihiisa.

 

Dadkan Reer Jabuuti ee ku Dhaqan Gobolkan oo badidoodu ku kala nool Magaalooyinka ay ka kooban yihiin guud ahaan Gobolka Gabiley sida Xarunta Gobolkan Gabiley ee Gabiley, Arabsiyo, Agabar, Allaybaday, iyo Wajaale ayaa dhaqdhaqaaqan ay Jaaliyadu ku abaabulayso ka qayb-galka Doorashadaasi waxa ay ka bilowday Gabiley bilowgii Todobaadkan imika dhamaday, iyaga oo ilaa hada Diiwaan-galintoodii u socoto.

Gudoomiyaha Jaaliyada Reer Jabuuti ee ku nool Gobolkan Gabiley Aadan Maxamed Xaaji Aadan oo nooga xog-waramay Nidaamka iyo qorshaha ay kaga qayb galayaan Doorashada Madaxtooyada iyo sida ay isku abaabulayaan ayaa sheegay in ay si fiican ugu socoto Abaabulku, isla markaana ilaa hada ay diiwaan galiyeen ku dhawaad Boqol Qof oo u diyaar ah in ay ka soo qayb galaan Doorashada ka qabsoomaysa Jamhuuriyada Jabuuti. Waxaanu Xusay in Maalinta Sabtida ah si-wayn u iclaamin doonaan , una qaban doonaan Xaflad ballaadhan oo loogu diyaar garoobayo ka qayb galka Doorashada, laguna sii nidaamin doono sidii loo daad gurayn lahaa Dadkaasi, iyada oo laga wada tashanayo.

Gudoomiyuhu waxa kale oo uu ka codsaday in cid kasta oo ka qayb gashay Doorashooyinkii hore ee ka qabsoomay Jabuuti sida tii hore ee Madaxtooyada iyo tii Baarlamaanka ee Sanadii labada kun iyo sideedu, ama cid kasta oo hore isku diiwaan galisay ay la soo xidhiidhi karaan Isaga(Aadan Wali) oo telifan Numberkiisu yahay 4464427 si uu faah faahin dheeraad ah uga siiyo, isaga oo xusay in Magaalo kasta oo ka tirsan Gobolkan ay Wakiilo ku leeyihiin, isla markaana uu tilmaami doono.

 

Gobolkan Gabiley ayaa ka mid ah Gobolada sida wayn ugu xidhan Dadka Dalka Jamhuuriyada Jabuuti iyada oo ay intooda badan ka dhaxayso xidhiidho Sokeeye, iyo mid Qoysnimo. Oo Dadwaynaha Reer Gabiley qayb ka mid ah Noloshoodu kuba tiirsan tahay Jabuuti.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Qaranki;707616 wrote:
Well if that the case then one wonders why Somalia today is not called Somaliland or referred to as such in the international arena, I mean the name Somalia is hardly different to 'Somalia Italiana'....

Because it makes no sense! Djibouti, Somali Galbeed, and other places Somalis inhabit are all Somali land! Which is why the Italians, British, French had to put their names in front of the term. It is only logical to use Somalia, since it was ridiculous for one part to drop the colonials name and just say we are Somali land.

 

Anyways our NW Somali brothers are realizing the hopelessness of their secessionist agenda. Which started from day one with their name.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Xaaji Xunjuf;707178 wrote:
Article 4: Citizenship

 

1. Any person who is a patrial[10] of Somaliland being a descendant of a person residing in Somaliland on 26th June 1960 or earlier shall be recognised as a citizen of Somaliland.

So Let's say somebody's mother was born in Borame but he/she was born in Gaalkacayo and they belong to one of the Gaalkacayo clans, is that a person a Somalilander?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

The Zack;707918 wrote:
So Let's say somebody's mother was born in Borame but he/she was born in Gaalkacayo and they belong to one of the Gaalkacayo clans, is that a person a Somalilander?

 

Xaaji Xunjuf;707989 wrote:
^^ That person is not a Somalilander

That is interesting. So what about the thousands and thousands of kids born in the west to parents that were born in NW Somalia? Are they? If you say a kid born in Gaalkaayo to parents (from that cities clans) but were born in NW Somalia is not?

 

So basically you are saying it is determined by your clan and not where you parents were born? So yeah, what about the kids born in the west?

Share this post


Link to post
Share on other sites

People you are getting lost in the maize. Allowing ethnic Somalilanders(if there's such thing) in Jabouti to vote is akin to allowing reer Gaashamo to vote in Somaliland-vote rigging and electoral manipulation.

 

N the question is what does Ghuelleh will give in return?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xaflad lagu taageerayo madaxweyne Geelle

 

04/04/2011 Hargeysa(Bnn)Xaafllad si heer sare ah loo soo hagaasimey oo lagu qabtey magalada hargeysa ee casimada jamhuuriyada Somali land gaar ahaan huteelka impreal . Xafladan oo siwey looga soo qeyb galey dhamaan dadweynaha rer jabuuti eek u dhaqan magalada hargeysa

 

Taasoo usoo hagaasimey xaflada lagu taageearyo madaxwynaha jamhuriyada jabuuti mudane ismacil cumar geele

Dr, mustafe c/laahi x maxamed jawaan Oo halkas kula Hadley dadweynihii sharafta lahaa ee kazoo qeybgley xaflda tageerada doorashada kadhici doonta dalka jabuti guud ahaanba malinta ay tahay Bishu 8/4/2011

 

Dr, mustafe oo hadalkiisu ubadnaa in tageero weyn lasiiyo madaxweynaha mudane ismaaciil cumar geele oo latageero Madama wuu dadkiisii iyo dalkiisiiba wuu hormariyay wax qabadka dalkiisa oo mata ay waajib ay tahay in loogu celiyo dorashada mar kale ,

Hadaba mata madama ay tahay maalin qaliya oo aan halkan ka xusayno ismaciil cumar gele

 

Waa in aan ku tageernaa mata oo aan garanaa waxii wuu qabtay ee uu uqabtay dalka iyo dadkaba ,

Xaflada oo ay ka soo qabgaleen masuliyiin iyo cuqaal iyo culim oo ay hal kas ka wada hadleen Hadalkoguna ubadnaa in latageero doorasha dallka kadhici doonta 8/4/2011

 

DSC00271.jpg

 

Borama news

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Che -Guevara. Ethnic Somalilander's from the Hawd reserve area such as Harshin, Harta Sheikh, Gashaamo, Awbarre(tafe berri), Gursum etc sometimes some of it's populations actually crossed the borders to take part of the voting in Sland in the past.

 

 

 

Ethnic Somaliland Djiboutians living in Somaliland with dual citizenships (Somaliland & Djibouti) also have a right to cross the border and take part of the voting in djibouti.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Che -Guevara;708922 wrote:
^Qabiil iska sheeg wax ethnic Somali-
lander
majireey and crossing borders to vote is electoral fraud.

:D :D saalax is somehow lost today or is it everyday that he is lost. Ethnic kulahaa, so what does that ethnic look like? Yellowish grey?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Daahir rayaale kahin was from awbare he was an Ethnic Somalilander the Current Finance Minister is from Jigjiga Muj Maxammad xaashi Cilmi His father was the governor of Jigjiga Zone in the 50s These are all Ethnic Somalilanders the same with Cali Cabdi farax the Minister of information of Djibouti and the spokesmen of the government of Djibouti is also an Ethnic Somalilander.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this