Sign in to follow this  
Liqaye

Iskaashi dhinaca Ammaanka la xiriira oo ay wada gaareen maamullada Ximan iyo Xeeb iyo Galmudug

Recommended Posts

ANWAR   

I thank everyone who supports this magnificent Agreement by Ximaan/Xeeb & Galmudug

Galmudug_State_0.jpgximan_xeeb_0.jpg

 

Who knows maybe we unite and make a great new Federal state

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

bilan;704750 wrote:
XX do not you understand it is the interest of PL if Galmudug becomes strong, that means murderers will have nowhere to hide in both North or South, it means no more assassinations, but in your sick mind all you want to see is Ximan and xeeb + Galmuduf VS PL, but that will not happen, people in these regional governments do not war, plus did you not hear that Galmudug condemned SL aggression against Kalshaale, do you know why, after 20 years people realized they have to live and deal with each other.

to understand objectives of these local regions, I suggest that you watch Tiiceey( leader of Ximan & Xeeb) on youtube, laakiin adigu intaad la raadinayso Somali inay gubato baad cuqdad u dhiman doontaa. quraan isku akhri.

Qof Quran ku aqriya ayaa la la'yahay ilaa iyo hadda. :)

 

Waxaan mar walba la yaabaa qof (awoowe) magaca Soomaaliya dhibsanaayo haddana meel Soomaliya loogu magac daray iska soo xaadiriya maalin walba, arrimaha Soomaliyana faraha kula jira saacad walba.

 

Caden in laga heesaayo ayaan hubaa. :D

 

---------

 

Kudos to X & X and GalMudug. Great news.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

^Intay konfur ka degi samra dheh, wardigana badiya dhe...

 

Tareenkaaa dhaqaaqay wuu mari doona, anaa og....Ilaahay amarkii..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Meel ala meel ay somali degto inay nabad iyo barwaaqo ku nooladan wa la wada raba Reer jabuuti nabad ku nooladaad reer Somaliland nabad ku nooladan reer Somalia nabad iyo xasilooni ku nooladaan reer Nfd saaso kale , Qof Somali oo diidani u malayn mayo inu jiro..

 

Somalina awoow magaca somaliya maxa loo dhibsanaya umalayn mayo inay cidi dhibsanayso Labbada dal eeh Somaliland iyo Somalia waxyaalo fara badan bay wadaagaan labada erey eeh dalalka magacyadooda ka bilaabman baba isku mid ah marka sidee loo nici kara awoow , taasi caqli ba maha

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

Some one dig sol archives,...and you will find how many times NFD, and DJab was written in every post..

 

War dee saas wadan laguma noqdo, waa sharci daro....hmmmmmmmm

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sensei   

Rag rag dhalay sidii dariskood! Good stuff, anigu waxaan hubaa, it is in the interest of all the Somalis too spread & smear peace all over the horn.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sensei;704868 wrote:
Rag rag dhalay sidii dariskood! Good stuff, anigu waxaan hubaa, it is in the interest of all the Somalis too spread & smear peace all over the horn.

Well said wa caynkaas

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xaaji Xunjuf;704852 wrote:

Somalina awoow magaca somaliya maxa loo dhibsanaya umalayn mayo inay cidi dhibsanayso Labbada dal eeh Somaliland iyo Somalia waxyaalo fara badan bay wadaagaan labada erey eeh dalalka magacyadooda ka bilaabman baba isku mid ah marka sidee loo nici kara awoow , taasi caqli ba maha

Markaad Bowden and Mahiga UN-ka title-ka uu u yeeley aadan kaga bedelin qoraalkaada ayaan ku rumeysanaayaa.

Wadamada aan jaarka nahay dadkooda markey hurdada ka soo kacaan kuma ordaan Shabelle Media, Horseed Media, AllPuntland, Hiiran Online and all the other successful Somali media outlets, kumana soo dhejiyaan Somalia Online. Wax macquul la imow awoowe, you don't make sense at all with your "wadan deris baynu nahay" and "we are a different country" songs.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this