Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Galkacyo security getting totally out of hand as govt officials are systematically hunted down

Recommended Posts

Galkacyo(Puntlandi.com);- Laamaha amaanka Gobolka Mudug ayaa xaqiijiyay in maleeshiyaadkii weerarka ku soo qaaday ciidamo katirsan Dawlada Puntland laga soo abaabulay koonfurta magaalada Galkacyo.

 

Warka ayaa intaa ku daraya in maleeshiyaadkan isku dhawyihiin shaqsiyaad ciidamada Policka ka soo qabteen degmada Bayre ee Gobolka Mudug kuwaa oo dadka jidgooyo u dhigtay shacabkana ku soo wargaliyeen ciidamada amaanka deetana gacanta lagu soo dhigay dhamaantood.

 

Weerarka xalay waxaa ku geeriyooday askari katirsan ciidamada Policka waxaana gacanta looga dhigay gaarigii ay weerarka ku soo qaadeen halka wararka qaarsheegayaan in qaarkood xabsiga ladhigay.

 

Laamaha amaanka Gobolka Mudug ayaa sheegay in baaritaano dheeriya samaynayaan kuna dadaalayaan sidii ay gacanta ugu soo dhigilahaayeen maleeshiyaadka duulamada ka soo qaada koonfurta Galkacyo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ganacsade caanka ah Puntland oo xalay lagu toogte Magaalada Galkacyo

Wararka ka imaanaya Saakay Magaalada gaalkacyo ayaa sheegaya in xalay magaaladaasi, lagu Dilay ganacsade caan ka ahaa Xarunta Gobolka Mudug.

Ganacsadahani oo lagu Dilay dhinaca Woqooyi ee Magaalada, ayaa la sheegay in ay Toogteen Koox ku hubeysan bastoolado, waxaana la sheegay in kooxdii dilka gaysatay ay ka baxsatay.

Kooxaha dilka gaystay ayaa la sheegay inay u duubnaayeen wajiyada islamarkaana ay ku hubaysnaayeen bastoolada, iyadoo dilkaasi kadib ay ka baxsadeen goobtii uu dilkaas ka dhacay.

Ilaa iyo hadda majiraan Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka oo ka hadashay dilkaasi hase ahaatee ciidamada ayaa waxa ay wadaan baaritaano ay ku baadi goobayaan kooxihii dilkaasi gaystaty.

Dilkaani ayaa waxaa uu qeyb ka yahay dilal maalimihii u dambeeyay ka dhacayay Magalaada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug kuwaasi oo lala bartilmaameedsanayay Mas’uuliyiin, waxgarad, Nabadoono iyo dad rayid ah oo badankooda la sheegay in loo dilay aanooyin qabiil.

Share this post


Link to post
Share on other sites

War Deg Deg Ah.Qarax ka Dhacay Galkacyo. Oo Shiikh Ismaciil Xaaji Xuseen lagu diley

 

Posted by Ali on April 16th, 2011

 

Galkacyo(Puntlandi.com);- Qaraxa ayaa lala beegsaday Shiikh Ismaaciil Xaashi Xuseen oo kamidahaa culima’udiinka Gobolka Mudug ahna agaasimaha awqaafta ee wasaarada arimaha diinta Dawlada Puntland.

Qaraxa ayaa ka dhacay bartamaha magaalada waxaana uu ku siijeeday hoygiisa waxaana uu kabaxay misaajidka kadib salaadii duhur halkaa uu ka soojeediyay ducooyin alabariya. Shiikha ayaa isla goobta ku nafbaxey , Qaraxa yaa waxaa ku dhawacmey Macalin Muuse Nuur Halango iyo Siciid Muuse Calimaad oo iyana ka mid ah Culumada Magaalada sida aadka ah looga yaqaan, culumadaan ayaa wada saaraa halgaari, Waxaana lala damacsanaa in dhamaantood lagu laayo Qaraxa.

 

Ilaa hada cida ka dambeysey Qarax la hayo, balse waxa aisla markiiba goobta hirqiyey ciidamada amaanka iyo Booliska magaalada.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Faahfaahin ku Aadan Qaraxii Lala eegtay Shiikh Ismacil Xaashi Xuseen.

on April 16th, 2011

 

Galkacyo(Puntlandi.com);- Alaha uraxmadee waxaa ku geeriyooday qaraxii maanta ka dhacay magalada Galkacyo Shiikh Ismaacil Xaashi Xuseen oo kamidahaa culimada ugu caansan Gobolka mudug kana mid ahaa masuuliyiinta wasaarada cadaalada iyo arimaha diinta Dawlada Puntland.

 

 

Shiikha ayaa lala beegsaday qarax xoogan waxaana guud ahaan bur buray gaarigii uuwatay iyadoo islagoobta uu ku geeriyooday shiikh Ismaaciil waxaana dhawac uu ka soo gaaray qaraxa qof rayida oo la socday ala’ha uraxmadee shiikha.

 

Waxaa argagax iyo walwal uu ku beeray qaraxa iyo geerida Shiikha guud ahaan bulshada Gobolka gaar ahaan culima’udiinka iyo ardadii uu soo aflixiyay.

 

Dilkan ayaa kamidnoqonaya falalka amaandaro ee Gobolka kadhacaya iyo dadka bulshada ugu muhiimsan ee ugaarsiga gaarkaa lagu hayo.

 

Puntlandi.com Galkacyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

^No one knows but something is sure they're the enemy of the people of Kalkio. But one day Inshallah they will be found and there will be no mercy for them.

 

Allah ha u naxariisto wadaadka iyo inta kale ee la dhimatay.

 

It's time the govenor of Galkio should resign without no delay. He failed and failed miserably. If he does not people will rise up and take things on their own hands which will have grave consequences

Share this post


Link to post
Share on other sites

Deadly Explosion killed Puntland’s Justice Official

Hiiraan Online Staff

Saturday, April 16, 2011

 

 

An explosion in the North of the city of Galkaayo on Saturday led to the death of the director of Puntland’s ministry of constitution, justice and religious affairs, Sheikh Ismail Haashi. Eye witnesses told Hiiraan Online.

The explosion that is said to have rocked Israac neighbouhood of Galkaayo on Saturday also left two villagers severely injured. A land mine is reportedly said to have been planted on the way of the ministry official at a time when he was inside a vehicle.

The mine blast which had exploded with a loud bang occurred in front of the former South-Central Mudug region headquarters of Galcom Telecommunication Company.Puntland officials who declined to comment about the blast said they are conducting a go-getting investigation saying they have detained several suspects whom they are now questioning over the matter.

Local villagers told Hiraan Online that, the renowned religious leader was on Friday seen addressing a congregation at a Mosque in the North of Galkayo. During his mosque speech, Sheikh Haashi is reported to have talked about the increasing explosions in Puntland, saying the perpetrators are from the South of Somalia.

The assassination of the ministry official in Galkayo which is ruled by both the administrations of Puntland and Galmudug is part of a worsening security that worried the local population living in the volatile Somali region of Mudug.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gunmen storm Somalia mosque, kill 5

 

Sunday, April 17, 2011

 

 

 

MOGADISHU (AFP)— Gunmen stormed a mosque in the Somali city of Galkayo Saturday and sprayed gunfire on worshippers, killing at least five and wounding 10, security officials and witnesses said.

 

It was not immediately clear who the attackers were but the carnage took place hours after a senior official from the ministry of religious affairs of Puntland was killed in a roadside bomb attack in Galkayo.

 

The shooting occurred at one of the largest mosques in Galkayo, a city divided by a border between the northern self-proclaimed Puntland state and the rival administration of Galmudug to the south.

 

"Unidentified militiamen stormed a large mosque in northern Galkayo, leaving at least five worshippers dead. It was a horrific act," said Mohamed Abdullah, a security official.

 

"Around 10 others were wounded in the attack," he told AFP.

 

"The police reached the area after the attack and are still investigating the matter."

 

Witnesses said the attackers, armed with machineguns, entered the Salahudding mosque from two doors and rained bullets on worshippers who were still in the building after prayers.

 

"I've never seen such a brutal gratuitous act, especially in a place of worship," Abdirahman Mohamoud, a resident who was near the attack, said.

 

"The bodies of the faithful were lying in a big pool of blood inside the mosque as local residents rushed the wounded to hospital," he told AFP.

 

"These men entered the mosque and opened fire indiscriminately on the people. It's a carnage, everybody in the city is shocked tonight," said Yusuf Moaliam, another witness.

 

In 2009, unidentified masked men stormed a mosque in Galkayo killing five Pakistani preachers after opening fire on them.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this