Sign in to follow this  
General Duke

Breaking News: The Usual Suspects; US, France Britian to bomb Gaddafi to save the people

Recommended Posts

weerar milatry inuu wax xalin karin wey caddahay , banaanbaxayaasha markey bilaabayen sidi masar ayeey rabeen lakin waxaa lagu dhax qasay dad arbushaad rabay odagana wuu isa soo daadiyay ,fursadii lala rabayna waa lagu helay ,dhulka ayaana lala jari rabaa si aan mar danbe loo sheegin wax libya la yiraahdo ayaa jiray , runtii reer galbeedka halkeey ka fakarayaan waa meel dheer , malaga yaabaa in aan aragno dowlada islam ah oo USA ku qasbayo in ey shacabka dhibka ka dhaafo ( wixii shalay dhacay layaab malahan iney biri dhacaan).

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

Nabad_dadaye;704594 wrote:
malaga yaabaa in aan aragno dowlada islam ah oo USA ku qasbayo in ey shacabka dhibka ka dhaafo ( wixii shalay dhacay layaab malahan iney biri dhacaan).

Nabad raadiye, Idam Alle dowlad gobaleedka Cowl ayaa ku qasbi doonta...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Bashiir;704600 wrote:
Nabad raadiye, Idam Alle dowlad gobaleedka Cowl ayaa ku qasbi doonta...

dowlada cowl ma dhisan tahay mise hadaa lagu fakarayaa in la dhiso ,dowladaha tiradeey ka bateene , wax weyn ma ahan in aan quwada koowaad ee dunida noqono waa hadaan ka rumeyno waxaan aaminsan nahay ee diinta islaamka , horeyba waan u noqonay, dunidan dad badan baa soo maray sida Romans , Greece , Faraacinada , Britian, islam taasna waa sunnada alle ee dunida

'' watilkal ayaamu nudaawiluhaa beynan naas '' , arimahan dhacay waxoogaa rajo ah ayeey igaliyeen in isbadal dhanka positive ah ,in kastoo negative laga dhigo dad eey ku dadaalayaan .

reer libiya laba daran mid dooro ayeey u tahay lakin waa iney raadsadaan xal shacabka iyo dhulkiisaba ,dhaqaalahiisa u roon .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

Nabad raadiyow cowl waa lagu dhawaaqay, kuwo kalena jidkay ku soo jiraan ..ugu danbeyn wey midoobi doonaan...sababtoo ah waa maamulo ku meel gaadh ah....oo looga gudbayo dhibka jira..

 

Ximan iyo Xeeb iyo Galmudug....oo midoobay hoos ka aqriso...

 

http://www.somaliweyn.org/pages/news/Mar_11/23Mar15.html

 

Dagaalka Libya weli waa bilow, runtu cakaara ayey iman...ninkii noolna wuu ka sheekeyn....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Al Jazeera: The Benghazi-based National Transitional Council has taken the step of declaring a government, to be headed by former foreign envoy Mahmoud Jibril.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

James Bays, Al Jazeera's correspondent in Benghazi, said there is a "thank you" rally taking place there. People have gathered to thank Britain, France, the UN, and Qatar - the reason for it is to thank international nations that have taken part in this air campaign.

 

If you asked those people they'd say they'd like more air strikes until the members of their family, who are opposition fighters, make their way to Tripoli. Every family has someone who has gone towards the front line."

 

Al Jazeera

Share this post


Link to post
Share on other sites

Meet the women behind the Libyan Campaign:

 

 

woodward_mh4.jpg

Name: MARGARET H. WOODWARD

Title: Major General

Current Assignment: Commander for Operation Odyssey Dawn, leading the air raid campaign, overseeing air assault in Libya on an hourly basis....

 

and the other women, among them are Mrs C. as most of you know her as the wife of former President Bill Clinton of the United States and now madam secretary of state HILARY CLINTON, the undisputed, the heavy weight herself...MRS C.

 

#2

Clinton8x10_150_1.jpg

 

#3

 

YOu know her as Obama's mouth piece at the UNSC, the infamous Dr. Susan E. no relation Rice, wanna be Condoleeza Rice

225px-Susan_Rice%2C_official_State_Dept_

 

and last but not least, the less known but more vocal of the group, the woman who was known as the " Hilary Clinton is a monster" in the 08 campaign, I read about wars, I dont engage in wars, Mrs Humanitarian herself, SAMANTHA POWER

 

sampower.jpg

 

Now, who is to stay the above women can't fair well with Gaddafi's 40 lipsticked virgins?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this