Sign in to follow this  
gooni

Awdal state

Recommended Posts

gooni   

Gudiga Qaban Qaabada Maamulka Awdal State Cumar Ismacil Maxamed oo dagan Dalka Canada.

 

Xidhiidhiyaha ayaa war bixin buuxda naga siiyay halka ay marayso qaban qaabda Xaflad loogu diyaar garoobayo Mamaulka u gooni ah Gobolada Awdal Iyo Salal. Mudane Cumar ayaa ku nuux nuux saday sida maanta ay Shacabka Awdaliyo Salal baahi ugu qabaan inay helaan Maamul ay iyagu u madax banaan yihiin.

 

Mudane Cumar ayaa noo xaqiijiyay in Xafladan Balaadhan ay ka dhici doonto inta badan daafaha aduunka .

 

Dadkii dalka lahaa waxay doonayaan inay tashadaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

gooni;702778 wrote:
Gudiga Qaban Qaabada Maamulka Awdal State Cumar Ismacil Maxamed oo dagan Dalka Canada.

:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Dadka reer awdal waa dad magacweyn ku leh umadda somaaliyeed qorigana qalinkay ka jecel yihiin,xaq bey u leyihiin inay af duubka diidaan iyo tafaraaruqa.

daahir riyaalana asagoo weysa qaba oo aan dhiig badan ku daadan gobalada waqooyi ayuu isaga tagey nidaamka dhiiga ku marqaama.

 

si kastaba taranku laba qof buu ka bilowdaa snm qudheeda laba oday oo sucuudigu ciqaamad u diiday baa asaastay waadna aragtaa inay leeyihiin heesta qaranka ha la qaado dad ka cilmi badana hanoo afduubnaado.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this