Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Alshabaab troops attack Beledxaawo

Recommended Posts

Saalax   

Xaaji Xunjuf;704064 wrote:
Yeah Cabdilahi yusuf they locked him up and then they released him just to use him again, against icu he's kind of different though they slapped him before he fled to Yemen, sad case indeed.

 

What a sad fate that is indeed being a stooge most of his life and ending his last days as a refuuge in Yemen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Funny that Abdirahman Tuur the founding father of "Somaliland" ended up a stooge for Aydeed and a refugee in his Villa.

If you hate Ethiopia so much, why cry for them to liberate Buhudle for you, and whu compose love letters to Melez Zanawi? Come on people.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Kn: Xildhibaan Barre Aadan Shire Hiiraal iyo Xildhibaan Maxamuud Sayid Aadan oo midkood uu mudo ku xirnaa Luuq ayay horey usii kaxaysteen ciidamadii Ethiopia ee halkaasi ku sugnaa

 

Walloow Xildhibaan Maxamuud uu xoriyadiisa heystey laakiin Col. Barre illaa maalinkii Balad Xaawo la qabsaday waa uu xirnaa

 

Shalay ayay mar kaliya ciidamadiii Ethiopia ka baxeen magaalooyinka Luuq iyo Balad Xaawo iyagoo ku laabtey Dooloow.

 

Lama oga sababta xildhibaanada loo heysto

 

KismaayoNews.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

It's time clan is everything to be put in to dustbin, it's spoiling your power to unite and come together as a nation..

 

Positive message,,...start spreading...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shabaab oo weerar gaadmo ah ku qaaday degmada Luuq

 

Luuq: (Sh. M. Network) Ciidamado ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa xalay weerar gaadmo ah waxaa ay ku qaadeen degmada Luuq ee gobolka Gedo halkaaso oo ay ku sugan yihiin Ciiamada dowladda KMG Soomaaliya.

 

Weerarkaani xalay lagu qaaday degmada Luuq ayaa waxaa la sheegay inay fuliyeen Ciidamo ka tirsan Xarakada Shabaab, iyagoo kaga yimid dhinaca bari ee magaalada Luuq, waxaana la’ogayn qasaaraha ka dhashay dagaalkaasi oo socday mudo inkastoo halkaasi ay dib ugu noqdeen ciidamadii ka tirsanaa Shabaab ee warar ku qaaday degmadaasi.

 

Weerarkaan ayaa waxaa uu ahaa kii ugu horeeyay ee Ciidamada Xarakada Shabaab ay ku qaadaan degmada Luuq tan iyo markii Ciidamada Shabaab ay halkaasi isaga carareen, iyadoo la tilmaamay in shacabka ku nool degmadaasi ay soo foodsaartay cabsi xoogan.

 

Dagaalkaan ayaa waxaa uu imaanayaa xili Ciidamada Shabaab ay go’doomin ku sameeyeen degmadaasi kadib markii ay ka celiyeen gawaari Xamuul ah oo ku wajahnaa degmadasi taasi oo saamayn xoog leh ku yeelatay dadka danyarta ah ee ku nool degmada Luuq ee gobolka Gedo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this