Sign in to follow this  
General Duke

Al Shabaab lose momentum

Recommended Posts

Al Shabaab loses momentum.

 

They have been unable to capture the capital and in recent fighting ended up on the losing side. Their response has been quite confused and contradictory with emphasis on showing the corpses of a few dead African soldiers.

 

In the central regions a great deal of new trained militias have poured into Ahlu Sunna held towns to create a new fronts against Al Shabaab.

 

They are pinned down in BeledWeyen and have yet to come with the rain in Guriceel.

Everywhere the Shabaab movement seems a shadow of its former self. The Africans are pouring in and holding the higher grounds in the strategic war.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muqdisho(Allpuntland)-Shalay, xalay ilaa saaka ayaa lagu waramayaa in magaalada Muqdisho ay soo galeen gurmad kuwii ugu badnaa abid oo aan tababar qabin kuwaasi oo magaalada Muqdisho laga soo geliyey Gobolada Sh/Hoose, Sh/Dhexe , Baay iyo Bakool.

 

Maamulada Al Shabaab ee Gobolada Gurmadka laga keenay ayaa bilaabay marka hore in dadka ay isu yeeraan meelo fagaaraha iyagoona wacyi gelin ka dib ugu baaqayey in ay ka qeyb qaataan dagaalada ay ugu yereen jihaadka ee ka socda Muqdisho iyo Gobolada qaar.

 

Olalaha dagaal ugu yeerka ah ayaa waxaa qiirad lagu geliyey dhalinyaro xaafadeed kuwaasi oo iska diiwaan geliyey goobo maamulada Shabaabka ay cayimeen, waxaana durbo dhalinyaradaasi lagu geliyye xerooyin.

 

Madaxda Shabaab ayaa waxaa ka daadigi waayey gurmadka dhalinyaro ee isu diiwan gelisay ka qeyb qaadashada dagaalada, waxaaan kulamo lala qaatay Odayaal Beleedyada gobolada oo loo sheegay in dhalinyaro badan nin walba beeshiisa uu uga soo xeri geliyo Shabaab hasa ahaatee qaar ka mid ah odayaasha ayaa keeni waayey tiro ku dhow cadadi laga rabay, waxaana ka dib iyaga qudhooda laga dhaadhiciyey iyadoo qasab uu ku laran yahay in dagaalada ay ka qeyb qaataan.

 

Mid ka mid ah dhalinyaro laga soo ka xeeyey Degmada Afgooye ayaa APl u sheegay in tababar kooban la siiyey oo ah sida qoriga loo qabsado iyo sida loo rido oo kaliyah, waxa uuna sheegay qof kasta loo dhiibay qori iyo rasaas aan badneyn.

 

Dadka degan degaanka Suuqa xoolaha oo ay soo marto wadada ka timaada degaanada Gobolada Sh/Dhexe iyo kuwa ku nool degaanka ceelasha Biyaha ee ay soo marto wadada iyana ka timaada gobolada Sh/hoose , Bay iyo Bakool ayaa sheegaya in ay indhooda mar walba qabtaan gaadiidka kuwa Xamuulka ah oo ay ka buuxaan dhalinyaro iyo Odayaal qaarkood da' ah oo isugu jira dad ku faraxsan ka qeyb galka dagaalada iyo kuwa caajis laga dheehan karo.

 

Qaar ka mid ah Eheleda Shabaabka ay soo dagaal geliyeen wiilashooda iyo Odayadooda ayaa sheegay in caruurtooda xamaasad ay soo qaaday halka Odayaashan qasab lagu soo kaxeeyey, waxa ayna shegeen in Shabaabka jooga Gobolada ay aad u madax adag yihiin oo ay adagtahay in rabitaankooda laga horyimaado, waxa ayna Alaah ka baryayeen in wayeelada iyo Dhalintaba iyagoo bad qabo uu dib ugu soo celiyo deegaanadooda.

 

Sidoo kale Gurmad sidaan oo kale ah oo laga uruuriyey qeybo ka mid ah Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud ayaa waxaa la geeyey duleedka magaalada Beledweyne oo ay isu horfadhiyaan ciidamada Dowladda iyo kuwa Al Shabaab iyana waxaa jirta in gurmad laga uruuriyey Gobolada Jubooyinka iyo Gedo kuwaasi oo lagu xoojiyey dagaalada Degmada BeledXaawo ee Gobolka Gedo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Kenya arrests six Shabaab fighters in border town

 

Sun Mar 6, 2011 2:07pm GMT

 

ISIOLO, Kenya (Reuters) - Kenyan police have arrested six suspected fighters from Somalia's al Shabaab rebel group in Mandera on the Kenyan side of the border with Somalia, a police source said on Sunday.

 

The dusty border town, which sits close to Ethiopia as well, was thrust into focus last month as Somali troops and allied militia battled the al Qaeda-linked Shabaab group for control of Beledhawo just across the border. The government side gained the town on Saturday.

 

The regional police boss for North Eastern province confirmed there had been arrests without providing details.

 

"Our officers have arrested some al Shabaab combatants. A crackdown is still on and the targeted areas of the operation will not be divulged now as it might jeopardise our operation," Leo Nyongesa said by phone.

 

The source within the force said those arrested included a Pakistani and two Somalis who had acquired citizenship in the United States. Three locals were detained for hosting the suspects, the source added.

 

They were being flown to Nairobi for further interrogation after being held at the Mandera military camp where they were questioned by the army and police.

 

Like other nations in the region, Kenya is worried that a four-year old insurgency by al Shabaab against the government in Somalia could breed extremism and spread attacks in the region and beyond.

 

An African Union peacekeeping force in the capital, Mogadishu, said on Saturday it had captured key positions after heavy fighting that led to an undisclosed number of casualties.

 

The government launched the offensives in the capital and in the south of the country last month in an attempt to oust the insurgents and return the country to stability after two decades without an effective central government.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Foreigners’ role in Somali war, the Story of Mohammed Ibrahim Suley

 

Somalia (AP) — After Mohamed Ibrahim Suley joined Somalia’s al-Qaeda-linked insurgency, foreign fighters taught him how to plant bombs and plan assassinations. He fought alongside an Indian, an Eritrean and an American.

But after five years, Suley grew disillusioned by the deaths and by the actions of senior commanders. Then one day, during a firefight against government forces, one of the foreign fighters deliberately shot Suley. The foreigner was displeased because Suley had stopped to attend to a wounded friend.

Hundreds of foreign fighters have brought battlefield knowledge and cash to the insurgent group called al-Shabab. But their hardline ideology alienates many Somalis. For his part, Suley abandoned the militia after the foreign fighter turned on him.

“I defected from al-Shabab because I was deliberately shot by a foreigner,” the 29-year-old Suley told a reporter, pulling up his shirt to show bullet scars. “He shot me in the back after I had defied his order to not to help some of my friends.”

Suley’s experiences, relayed at a fortified government position in Mogadishu in an interview arranged by a public relations firm working for the United Nations, illustrate the complex relationship between Somali insurgents and foreigners who have joined them to topple the country’s weak U.N.-backed government. The foreigners are often blamed for promoting a more hardline version of Islam than Somalis are used to, alienating the local population, but al-Shabab cannot afford to dump them.

Foreign intelligence services say a few hundred foreign fighters are helping train al-Shabab and carry out attacks. Most are from other countries in East Africa, but a few come from further afield — Chechnya, Pakistan and even America. They provide cash, skills, and volunteers fluent in English to become suicide bombers. Some teach the insurgency increasingly sophisticated tactics, propaganda and bomb-making.

On the advice of teachers at Suley’s religious school in the city of Kismayo, he and 39 other students joined an Islamist training camp in 2006. They learned to plant land mines and plan assassinations.

Among the instructors, Suley said, was an Indian man nicknamed Abumuslim and an Eritrean. Later, in the Somali capital, he briefly met a white American recruit — Omar Hammami from Alabama, according to Suley’s account. Nicknamed Abumansur Al-Amriki, Hammami has starred in al-Shabab recruitment videos that have been posted online.

“He would organize and lead to us to the fighting. Most of time he was carrying a walkie-talkie,” Suley said, adding that al-Shabab fighters preferred walkie-talkies to mobile phones because they feared cell phone conversations could be intercepted.

Sniper attacks are rising, and intelligence analysts say it’s because of the training camps run by foreigners. There was one insurgent sniper attack in December 2009, but in December 2010 there were 18, according to the African Union, which has deployed 8,000 troops to Somalia to back the government.

Some foreigners have high-ranking positions within the insurgency and do long-term strategic planning, said Lauren Gelfand, the Africa and Middle East editor of Jane’s Defence Weekly, a military publication. But Gelfand said others are young recruits hoping to gain experience in Somalia to start their own Islamist uprisings at home.

Fighters who do not have military skills but can speak fluent English have been used as suicide bombers because they can get past checkpoints.

Suley said many of his friends and classmates who took up arms with him had died in the war.

“Every day I would see casualties from my side,” Suley said.

He says he became disillusioned by the deaths and from seeing senior commanders send young recruits — often children — to the front lines while they themselves stayed out of harm’s way. Being shot by the foreign fighter was the last straw, but now Suley has nowhere to go.

Scores have defected from al-Shabab since 2007, said a Nairobi based security official. There’s no program to reintegrate them, and if Suley ventures outside the small area controlled by the government he would likely be killed.

 

The government — which is totally dependent on foreign support — is trying to design a reintegration program. But donors are reluctant to back it because disarmament is complicated and the financial commitment could grow, the official said, citing discussions he had been party to. He spoke on condition of anonymity because he was not authorized to speak to the press.

Somali Defense Minister Abdihakim Mohamud Hajji Fiqi said there have been at least seven defections so far this year.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Saacadii wadani la iska dhigi jirey ayaa la gaarey apparently. Wallee Ethiopian, AS ayaa laga necebyahay markaan, haddii cid wadanka laga xoreynaayo waa Al Shabaab Al Xayawaaniin kow.

--------------------

 

Afhayeenka Al-Shabaab oo ugu baaqay dagaalyahannadooda inay isku diyaariyan dagaal ka dhan ah Itoobiya

Isniin, Maarso 07, 2011 (HOL) – Afhayeenka Xarrakatul Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) oo shir jaraa'id ku qabtay Muqdisho gallinkii dambe ee shalay ayaa ugu baaqay xoogaggooda inay isku diyaarinayaan dagaal ka dhan ah dowladda Itoobiya oo uu sheegay inay kusoo duushay Soomaailya.

 

"Mujaahidiinta waxaa laga doonayaa inay isku diyaariyaan dagaal la mid ah midkii ay horay ula galeen ciidamada Itoobiya ayna dalka uga saareen, maadaama ay mar kale kusoo duuleen Soomaaliya," ayuu yiri Sheekh Cali Dheere.

 

Afhayeenku wuxuu intaas ku daray in ciidamada Itoobiya ay gobollada badan oo dalka ka tirsan soo galeen ayna dhibaatooyin ku hayaan, haweenka, caruurta, waayeelka iyo dhallinyarada muslimiinta ah, isagoo ugu baaqay shacabka inay ka qaybqaataan dagaalka ka dhan ah ciidamada Itoobiya.

 

"Itoobiya ma ahan markii ugu horreysay oo ay Soomaaliya kusoo duushay, dhowr jeer ayay horay ugu soo duushay waxaana ka hortagay oo ka adkaaday shacabka Soomaaliyeed, maantana dagaalladaas oo kale ayay u baahan tahay in la isaga difaaco," ayuu shirkiisa jaraa'id ku sheegay afhayeenka Xarrakatul Shabaab.

 

Sheekh Cali Dheere, wuxuu sidoo kale xusay in gumeystayaashii Ingiriiska iyo Talyaaniga ay dalka ka xoreeyeen dad muslimiin ah oo ka hortagay, ayna diyaar u yihiin dadkaas inay mar kale ka hortagaan Itoobiya oo doonaysa inay Soomaaliya gumeysato.

 

Dhanka kale, Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu-Mansuur) oo isaguna xalay ka hadlay masjid ku yaalla deegaanka Ceelasha biyaha ee ay ku sugan yihiin dadkii dagaallada uga barakacay Muqdisho ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya ay soo dirstay dowladda Mareykanka, sidaasna ay mar kale kusoo galeen Soomaaliya.

 

Hadallada mas'uuliyiintan ayaa imaanaya iyadoo ciidamada Itoobiyaan ah oo wata gaadiid dagaal ay ku sugan yihiin degmada Dhuuso-mareen ee gobolka Galguduud, sidoo kalena ay gacan ka geysanayaan dagaallada ay DKMG ah kula wareegayso degmooyin ka tirsan gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaailya.

 

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online

maxuseen@hiiraan.com

Muqdisho, Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Wadamo kale ayey u dhaaranaayaan ayagoo kii ay joogeen lagu bursanaayo!

-------------

 

Hoggaamiye ka tirsan Al-Shabaab oo sheegay inay qorsheynayaan weerar ay ku qaadaan Kenya

 

sniin, Maarso 07, 2011 (HOL) – Hoggaamiye sare oo ka tirsan Xarrakatul Shabaab ayaa sheegay inay ka fiirsanayaan weerarro ay ku qaadaan dalka Kenya oo uu ku eedeeyay inuu qayb ka yahay dagaallada ka socda gobolka Gedo ee koonfurta dalka Soomaaliya.

Sheekh Mukhtar Roobow Cali (Abuu-Mansuur), ayaa ku sheegay khudbad uu xalay ka jeediyay masjid ku yaalla deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka Muqdisho in mujaahidiinta looga baahan yahay in ka fiirsadaan weerarro ay ku qaadaan dalka Kenya.

 

"Gobolka Gedo waxaa laga soo weeraray xuduudda Kenya, waxaana soo weeraray ciidamo ay ka mid yihiin Kenyan iyo Itoobiyaan, jawaab ayaana ka bixin doonnaa arrintaas," ayuu yiri Sheekh Abuu-Mansuur oo ka mid ah hoggaamiyeyaasha sarsare ee Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin.

 

Hoggaamiyahan wuxuu sheegay in dagaalyahannadooda markii ay ******** in dagaalku uu dhinacyo badan ka yimid ay si xeelad dagaal ah uga baxeen degmada Baladxaawo, ayna ka go'an tahay inay ka aargutaan dalka Kenya.

 

"Jawaabta aan ka bixin doonno daan-daansiga dowladda Kenya wuxuu noqon doonaa mid muuqda ee ma noqon doono mid afka baarkiisa ku eg," ayuu yiri Sheekh Mukhtaar Abuu-Mansuur oo sheegay inay ka go'an tahay inay weeraraan Kenya.

 

Xoogagga Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin ee ka talinayay degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa dorraad dagaal looga qabsaday iyadoo degmadaas, kaddib dagaal socday muddo shan saacadood ah oo khasaare badan dhliyay, iyadoo sidoo kale maanta dagaal la'aan looga degmada Luuq oo iyadana ka tirsan gobolka Gedo.

 

Sheekh Mukhtaar Abuu-Mansuur ayaa hadalkiisan kusoo beegay xilli uu shalay wasiirka amaanka Qaranka dalka Kenya George Saitoti uu sheegay in dalkiisa uusan lug ku yeelanayn dagaallada ka socda gudaha dalka Soomaaliya, balse ay adkeynayaan ammaanka xuduudda ay la wadaagaan Soomaaliya.

 

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online

maxuseen@hiiraan.com

Muqdisho, Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Is this real?

------

Barakac baahsan oo ka socda Dhoobley.

 

wararka naga soo gaaraya degmada Dhoobley ayaa sheegayaa in barakac baahsan uu ka socdo degmadaasi . Dadka ayaa u barakacay dhulka howdka ah qoraxdana waa mid aad u kulul , xuduuda kenya waa ay xirantahay. qaxani ayaa yimid kadib markii xalay lagu garaacay madaafiic goobaha ay Maleeshiyada Alshabab kaga sugan yahiin magaalada.

Dhanka kale s Ciidamada Mujaahidiinta deegaanka ayaa iskuweer ka hayaa magaalada iyadoo daqiiqad kasta la fin karo xabadu in ay ka qaraxdo degmooyinka Dhoobley iyo Afmadow.

Maleeshiyada Alshabab ayaa bilaabay in ay baxsadaan gaar ahaan kuwa ka soo jeega bay iyo bakool ayaa lagu soo waramaya in ay xalay ka baxsadeen degmada Dhoobley, horjoogayaasha Alshabab ee ku sugan aaga Dhoobley ayaa aad u niyad jabsan waxayna u badantahay in ay ku dagaalami doonin Dhoobley.

waamonews.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

War hadda Soo dhacay waxa uu sheegayaa in duqeymo culus xalay loo geystey magaalada Dhoobleey ee xuduuda ku taala

 

Madaafiicda ayaa waxaa magaalada ku weeraray ciidamada taabacsan Sh. Axmed Madoobe oo magaalada kusii siqaya

 

Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in madaafiicda lagu garaacay bartilmaameedyo dhufeysyo ay ka qoteen ciidamada Shabaabka ee halkaasi heysta.

 

Waxaa suurogal ah in daqiiqad kasta uu dagaal culus dhoco

 

Duqeynta waxay ka mid tahay qorshaha dagaal ee hadda socda iyadoo ay xusid mudantahay in dagaal dhawaa ee Balad Xaawo magaalada lagu garaacay wax ka badan 200 o0 madfac ka hor inta aanan dagaal lala galin xoogaga Alshabaab

 

Dhanka kale xaalada Ceelwaaq oo ay ka baxeen ciidamadii Shabaabka ayaanan wali la xaqiijinin cda heysata, waxaa la ogyahay in ay halkaasi meel u dhow joogeen ciidamo Jubooyinka loo tabobaray oo Kenya ka tagay oo taabacsan Prof. Gaandi

 

Wixii war ah ee kasoo kordha kala soco KismaayoNews

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Intey dad muslim qarxi is dhahaayeen, ayagaa isqarxiyey.

-----------

Beledweyne: Shabaab Miino la Qaraxday

 

Arbaco, 09 March 2011

 

Wararka ka imaanaya Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ugu yaraan 5 ruux ay ku dhinteen qarax xooggan oo xalay ka dhacay gudabaha magaalada.

 

Goob joogayaal ku sugan magaalada Beledweyne ayaa VOA-da u sheegay in qaraxu uu ahaa miinada dhulka la geliyo, dadka dhintayna ay ahaayeen rag ka tirsanaa kooxda al-Shabaab, kuwaasoo miinada si farsamo xumo ah kula qaraxday agagaarka Buundada Koowaad ee bariga magaalada oo ay ku aasayeen.

 

Dadka qaarkii ee deggan agagaarka goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa sheegaya in tirada dhimashadu ay intaasi ka badan tahay, oo ay u dhaxeyso 9 ilaa 14 ruux oo dhammaantood ka wada tirsan kooxda al-Shabaab.

 

Kooxda al-Shabaab ayaa la sheegayaa in miinadaasi dhulka la geliyo ay la damacsanaayeen ciidamada dowladda KMG ah oo ku sii durkaya magaalada, iyadoona mas’uuliyiintii ugu sar sarreysay ee al-Shabaab la sheegayo inay isaga baxeen magaalada Beledweyne, dhowrkii cisho ee u dambeeyay.

 

Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa dagaal culus kaga qaaday kooxda al-Shabaab meelo kala duwan, taasoo keentay in kooxdaasi ay lumiso gacan ku haynta magaalooyin ku yaalla gobolka Gedo iyo goobo muhiim ah oo ka tirsan magaalada Muqdisho.

 

Source: VOA

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Somalina;700064 wrote:
Is this real?

------

Barakac baahsan oo ka socda Dhoobley.

 

wararka naga soo gaaraya degmada Dhoobley ayaa sheegayaa in barakac baahsan uu ka socdo degmadaasi . Dadka ayaa u barakacay dhulka howdka ah qoraxdana waa mid aad u kulul , xuduuda kenya waa ay xirantahay. qaxani ayaa yimid kadib markii xalay lagu garaacay madaafiic goobaha ay Maleeshiyada Alshabab kaga sugan yahiin magaalada.

Dhanka kale s Ciidamada Mujaahidiinta deegaanka ayaa iskuweer ka hayaa magaalada iyadoo daqiiqad kasta la fin karo xabadu in ay ka qaraxdo degmooyinka Dhoobley iyo Afmadow.

Maleeshiyada Alshabab ayaa bilaabay in ay baxsadaan gaar ahaan kuwa ka soo jeega bay iyo bakool ayaa lagu soo waramaya in ay xalay ka baxsadeen degmada Dhoobley, horjoogayaasha Alshabab ee ku sugan aaga Dhoobley ayaa aad u niyad jabsan waxayna u badantahay in ay ku dagaalami doonin Dhoobley.

waamonews.com

Yup, this is true... more than 50% of the population in Dhoobley did vacate the town per my extended cousin's family who live in that area.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this