Sign in to follow this  
Liibaan

Naxariis Darada Jamhada SNM ay U Geysteen Raacatada kalshaale +pics

Recommended Posts

Liibaan   

Naxariis Darada Jamhada SNM ay U Geysteen Raacatada kalshaale, Hagoogane Iyo Maygaagle ( Daawo Qayb Kamida Sawirada)

 

C/weli oo wiil raacato ah waxaa laga helay isagoo geed ku yuurura sida uu sheegayna uu ku xidhnaa sadex habeen iyo labo maalmood waxaana si naxariis daro ah loogu giijiyay xadhig nooca bunjiga ama cayngeriga ah

 

sida uu war baahinta u sheegay c/weli wuxuu yiri aniga oo geel la jooga ayaan maqlay sanqadh dagaal meel ku dhaw deegaankla hagoogane oo aan geel ku hayay, ka dib waxaa igu soo baxay gaadhi ah nooca beebeega loo yaqaan oo ay saaranyihiin ciidamada SNM (waxay igu dhigeen gacanta waxayna si naxariis daran iila dheceen qori dabadii kadibna waxay isaareen beebeegii iyagoo dusha iigaga fadhiistay kadib waxaa kusoo dhawaaday dagaalkii waxayna qaateen go’aan kaasoo noqday in geed la igu xidho maan garankarayn inay igu soo laaban lahaayeen iyo in kale laakiin waxaa la Ii dhaafiyay iyaga oo dabada lagaga jiro aniguna sidaas ayaan geedkii ugu noqday wehel. yadoo uu dhuuxayga xadhigu kusii durkayo

 

waxaana ku xidhnaa mudada intaas leeg waxaana igu soo baxay caruur xoolo la joogta subixii sadexaad kuwaasoo ii noqday badbaado. waxaana kuu muuqda waxyeeladii xadhiga la igaga tagay uu ii gaystay anigoo aan waxba galabsan.

 

Hadaba muuqaalka ka muuqda c/weli waa mid cadaynaya cadaawada ku jirta jabhada SNM ee uu siilaanyo hogaamiyaha ka yahay iyagoo hore u urursaday dad xoolo dhaqato ahoo ay ku sheegeen maxaabiis dagaal.

 

Wiilka-Dhalinyarada-ah-Ee-Gacmaha-Iyo-Lu

 

Wiilka-Shalinyarada-Ah-Ee-Cadowga-SNM-Ga

 

Wiilka-Shalinyarad-Ah-Ee-Cadowga-SNM-Gac

 

Wiilka-Dhalinyarada-ah-Ee-Cadowga-SNM-Ga

 

Wiilka-Shalinyarad-Ah-Ee-Cadowga-SNM-Gac

Share this post


Link to post
Share on other sites
caydarus   

si kasta somalidu isu dishayoo wligeed lama sheegin somali beebee is marsiineysa, walee wayaab tani waxaajo ugub ah oo kusoo korodhey wadankeeni somaalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Allaha ha uu sahlo. I think this is more like a propagenda though we both know Somaliland army is not that cruel. This could be a propagenda just like the Chad/Darfur videos SSC used, also the burned houses (that didn't even belong to them).

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Saalax;698377 wrote:
Allaha ha uu sahlo. I think this is more like a propagenda though we both know Somaliland army is not that cruel. This could be a propagenda just like the Chad/Darfur videos SSC used, also the burned houses (that didn't even belong to them).

For somalidiids/ clan secessionists , it doesn't matter if is true or not, they will deny any wrong doing by Warlord Siilaanyo and SNM Clan militia in SSC region, because they blindly support the crimes and atrocities taking place in SSC region by Warlord Siilaanyo and SNM clan militia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Jacaylbaro;698382 wrote:
Qof xanuun ku dhacay baa inta la soo sawirtay lagu qadhaabanayaa ....................... marka aanad Ilaahay ka xishoonayn waa noocaas deee

JB Buqland, ma adaa cid wax ka sheegaya? xishood, dhaqan, aadaab midna wax kama taqaanid

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Jacaylbaro;698387 wrote:
In Ilaahay sidiisa kaa dhigo miyaanad ka baqayn miskiinkan ................. Subxaan

Buqland, Allah cidna kaama xigto, waa inaad aduuba kabaqdaa kana cabsataa taa maxaa kuu diiday, follow your advice, salaada iyo khayr kana badso, taasa wax ku taraso, waxba kuma tarayaan 35,091 posts of lies and qabiil/ somalidiid propaganda.

 

Miskiinka Allah buu leeyahay, waanu u duceenanaa inuu Allah caafiyo una sahlo, gacan dulmi wada xaqdaro wada [snm militia] ayaa miskiinka dhib u geysatay. May ALLAH grant the victim good health & speedy recovery, amiin, amiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

JB. Daadkan baad xishood ka sugaysa? ma daadkii videoyaashi Janjaweed ee Chad/Darur la oradayey "SSC" hadaana started claiming the burned house of hargeysa which belonged to hargeysa natives.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this