Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

New Mamuul goboleed in Somalia udubland

Recommended Posts

Somalina   

SomaliLand flag muxuu ka sameynaayaa meeshasnee Xaji? :D

hebelLand lee maqlee maalinwalba..."wareer badanaa"...

 

UCIDland goorma ayaad soo dhajineysaa? :P

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

lol...Awoowe...maxaad calankiina meesha u keenteen? calankiina ayaa ka muuqda meesha more than calankooda oo waxaan u maleeyey inaad idinka casumteen. Ma xishoneysaan xataa, you crashed their party for sure! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalina waxyaalo badan banu isku wadna hordhac yar oo 18 may baanu sii tijaabineyney any how xaflada na sucuudi arabiya lugu dhigay large Somaliland community ba degen halkas markaas somalida la casumay anaga ugu badnayn,, mida sadexaad na xidhiidh horleh ba lala sameynaaya mamuulkan cusub ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Reerkaan Bi..maal wax ay isu heestaan in ey wada dhasheen reer Somaliland oo ay wada yihiin D.I.R hataa jabhadooda waxaa la oran jirey SSNM laakin suaasha taagan waxey tahay xaguu maanta Bi..maal ka taliyaa oo uu maamul usamaynayaa..LOL

Share this post


Link to post
Share on other sites
caydarus   

[quote=Somalina

 

UCIDland goorma ayaad soo dhajineysaa? :P

somalina UCIDLAND IYO KULMIYELAND intuba waan soodhajin doonaaye iska yara sug waale.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this