Sign in to follow this  
Fisher man

Salaamna

Recommended Posts

Showqi   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;698465 wrote:
Kaabalaadar noocee ka dhigee hee. Butus Baanjar, Salaamasee, Yuulka Disgoo, Shakti. Soo sheeg hee.

 

amjad-khan-movies-list.jpg

I was thinking more the legend Amjad khan. Lakiin Shakti kapoor xitaa ma yareeysto " Shineeskii khatarta ahaa soow ma aha?"

 

 

isqarxis wrote:
it is a fantastic suggestion

Haa, dee adiguna assistent maad u noqon, laakiin walxa qarxa ha soo qaadanin walaalo:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Sheeko atoorenimo kaaga fiicanaa kuu haayaa ma galee:D It's more like actor but.....

A bit better:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Lolz @maskiin macruuf nin maqan sxb bollywood iga ilaali hollywo0d aa laga hadloyaa sxb @wyre sxb actor nim0 wax ka fican hadad heyso adaa gali lahaa ebow yaa gaa dee lolzz lakin tu tikiin waxad u egtihin ciyalka xafada aka shibis ilaa cabdi casis ila aka karaan aka madina waxa la dhahay maskin mac filimada hindi ka ayu badsatay mitum xalwada ma firsatay sxb

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Xalllllllllwada lee waaye:D sidi avatar kaagu afka kasiiyaa saas

alshabaab waa i khaarajin rabeen:D midaa oga aarsataa kuu haayaa:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ebow temme aan ku duceeyee alshapap maan cafin lahaa hadan wax aan uga arsado heysan lahaa specially that kid oo madaxa weyn leh siduu igu fag fagaday lee and he z abt 14yrs old ii qab qabta kulahaa abahaa was dheh sxb to cut a long story short, ebow do u ave any kind of gig (job) ? Caseeye xitaa wan rabaa nacamleeye na qibrad baan u lee yahay

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Loxowla Kkkk nacamleeye khibrad uleeyahay aa:D

Ciidamada dowladda ku biir alshabaab laay:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kkkkkkk war sxb anigoo gaal ley dhahayo inaa dhimto maad rabtaa dowlada gal kulahaa so dadkaas malin kasta la bur bursado ayagoo waa ridoweyn la dhahaayo seewaa kkkk

Share this post


Link to post
Share on other sites

war duqa actor nimo iyo waxyaala yaryar oon sumcad lahayn layskuma wareeriyo isa soo sharax madaxweynaha soomaliya reer somaliaonliners ayaa kuu codeynayee , mise hoobiye iyo nfuuriye siduu kaaga kor dhacaayay ayaad yara dabaqsantay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

Xariifka raba inu atore noqdo,,,, haka wardoono libyawood oo shaacisay inay u baahantahay atore difaaca gadaffi, malaayin dollar iyo dahab aa laguu xambaara hadaad xabadoo shimbir ah soo rido...,,....ka gaadh ina aabow...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this