Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Nabi Amaan for the Mowliid

Recommended Posts

The Zack   

Oba, waxuusan nabiga sameen, Abu bakar, Cuthman, Cumar and Calina aysan sameen waa bidco. Yaa bilaabay xoolaha la qalli iyo salliga nabiga oo kor kor loo qaado. It has been started 400 years after nabi Muxamed SCW has passed away. Yes, it is bidco bro. Toobad keen, Thread-kanna tir tir.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xoolo la qalo iyo waakugu raacsanahay iney bidco tahay, laakin Mowliidka waala sowma oo nebigii SCW waa soomi jiray marka masaajidka oo laysku imaado oo quraan la akhriyo oo nebi amaan la suubiyo bidco mahan ayeey wadaadu yiraahden.

Share this post


Link to post
Share on other sites

@Wyre brother Jazak'Allah Firdooz.

 

@Caydarus,

Mowliidka waala sowma oo nebigii SCW waa soomi jiray

Akhri oo fahan, ma in la sowmo oo Masaajidka la isku imaado oo quraan la akhriyo oo Rasuulka Alle la xasuusto ayaa Xaaraam ah ??????

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nur   

Oba

 

Markaan isla fiirinno Mowlidka, waxaa jira afar nooc oo Munaasabadood:

 

1. Munaasabaat Diini ah oo Allah loogu Dhawaado oo Allah Jideeyay ( Ciidda Carafa)

2. Munaasabaat Diini ah oo Allah loogu Dhawaado oo Allah UUSAN Jideynin sida ( Mowlidka)

3. Munaasabaat aan Diini Aheyn oo Allah Jideeyay ( Farxadda martigelinta iyo wixii la mid ah)

4. Munaasabaat aan Diini Aheyn, oo Dadka jideysteen. ( Birth Day Party)

Wixii Allah loogu dhawaado, waa in Rasuulka SAWS looga daysado, haddusan Rasuulku sameynin ama dadka farin, waa xaaram inaan sameyno.

Wixii intaas ka soo hadha, waaa bannaan yihiin, wixii ka soo hadha wixii nalaga xarrimay ( cunnada, cabidda ama ragga iyo haweenka xidhiidhkooda)

 

 

Halkan Ka dhageyso Nasheedka Nabi Ammaanta Sharciga Waafaqsan:

 

http://media.islamway.com/several/197/2.mp3

 

 

Wallahu Aclam

 

 

Nur

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nur   

Oba

 

Markaan isla fiirinno Mowlidka, waxaa jira afar nooc oo Munaasabadood:

 

1. Munaasabaat Diini ah oo Allah loogu Dhawaado oo Allah Jideeyay ( Ciidda Carafa)

2. Munaasabaat Diini ah oo Allah loogu Dhawaado oo Allah UUSAN Jideynin sida ( Mowlidka)

3. Munaasabaat aan Diini Aheyn oo Allah Jideeyay ( Farxadda martigelinta iyo wixii la mid ah)

4. Munaasabaat aan Diini Aheyn, oo Dadka jideysteen. ( Birth Day Party)

 

Wixii Allah loogu dhawaado, waa in Rasuulka SAWS looga daysado, haddusan Rasuulku sameynin ama dadka farin, waa xaaram inaan sameyno.

Wixii intaas ka soo hadha, waaa bannaan yihiin, wixii ka soo hadha wixii nalaga xarrimay ( cunnada, cabidda ama ragga iyo haweenka xidhiidhkooda)

 

 

Rasuulka Allah

 

 

 

 

Wallahu Aclam

 

 

Nur

Share this post


Link to post
Share on other sites

@ oba walaal warkaad waa sax waxaad sheekeysid iyo waxa dhabta ah ayaase kala duwan hadii maalintaas in lasoomo oo masjidka siirada nabiga lagu aqriyo bilaaw iyo dhamaad dhib saas ah malahan ,maalinta loo kali yeelaya unbaa culimada nacday lakin waxa dhacaya waa in xoolo tira badan la qalo ,maalinta dhan dikri iyo ciyaar laysku daro ,raga iyo dumarka is dhax boodaan ,khuraafaad badan laysku aqriyo , danbiga maalintaas dadka eey galayaan iyo munkarka waad ashahaadaneysaa , qaanuun diini ah ayaa jiro oo leh ( hadii wanaag aad rabto xumaan kale ka dhalaneyso waad dhaafaysaa wanaaga ,sababtoo ah xumaanta la reebo aya ka horeysa wanaag lasuubiyo ) markaan qaacidadaas ayaaba diideyso xitaa hadi laga soo tago xukunka weyn ,sideey udhacaan mowliidyadana qof walba waa ka warqabaa marka iska dhaaf ayaan kuugula talin lahaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this