Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Warlord Siilaanyo suffers worst humiliation heaviest fighting since 20 years in Northern Somalia

Recommended Posts

Commander of the 9th army division based in Burco defects to the locals of Buuhoodle, Cayn region of Puntland after aggression by Somaliland and Siilaanyo's quest for land for his clan.

 

Abaanduulihii guutada 9aad ee maamulka Somaliland Kornayl Dalbac iyo Ciidamo uu Hogaaminayo oo ka Goostay Maamulkiisii warsaxaafadeedna ku qabtay Buuhoodle

 

Ceegaag.com

 

Magaalada Buuhoodle Waxa galabta siwayn loogu soo dhaweeyey Kornayl Axmed Maxamed aadan(Dalbac) oo kamid ahaan jiray Ciidamada Maamulka Somaliland Gaar ahaan Guutada sagaalaad ee Saldhigeedu yahay Magaalada Burco ee Xarunta Gobolkaasi Togdheer Maantana si Rasmi ah ugu soo Biiray Ciidamada Deegaanka Buuhoodle.

 

Kornal dalbac iyo Ciidamada uu Hogaaminayo oo Gaadhay ugu yaraan 8 Gaadhi oo tigniko ah iyo 200 oo askar ayaana Maanta Magaalada Buuhoodle loogu sameeyey soo Dhawayn Balaadhan iyadoona looga hortagay Duleedka Magaalada Buuhoodle oo kaga Hortageen Xubno katirsan Wasiirada Puntland shacab Waynaha Reer Buuhoodle iyo Isimada Waxgaradka Buuhoodle.

 

Kornayl dalbac ayaana Dadwaynaha Magaalada Buuhoodle kala Hadlaya Garoonka Wayn Waxa uu sheegay inay tahay sababah uu uga soo Baxay Maamulka Siilaanyo kadib Markii uu damiirkiisu siin Waayey inuu la sii Joogo Maamulka Siilanyo oo dhawaan Shacabka Buuhoodle ku Xasuuqay tignikada gaadhaaman Waxa uu ugu baaqay inuu Ciidamadiisa kala Baxay Deegaanka Gobolka Cayn iyo Gobolka soolba.

 

Ugu danbaytiina Kornayl Dalbac ayaana Fariin Culus u diray siyaasiyiinta ka soo Jeeda Gobolada SSC ee haatan Xilika ka yahay Maamulka Somaliland Waxa uuna sheegay inay ka soo Baxaan Iska Casilaan Xilika ay Maaamulka Somaliland u hayaan.

 

Cali Dhagjar

Buuhoodle

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland Fishery and Marine Resources Minister Eng. Maxamed Faarax Aaden and Puntland Deputy Health Minister Dr. Maxamed Xirsi Ducaale welcoming and congratulating Col. Dalbac's decision to join his people against the clan aggression initiated by Siilaanyo and the SNM clan of Somaliland.

 

 

DSC00743.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland Minister, Deputy Minister, Religious leaders and Traditional leaders and citizens of Buuhoodle town, Cayn region of Puntland welcoming Col. Dalbac former army commander of the 9th division.

 

DSC00739.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dalbac welcomed by the Elders of Buuhoodle in their headquarters known as the 'House of Elders' present in the meeting were Ministers from Puntland, Commanders of the forces in Buuhoodle and members of the Diaspora. The meeting was held to thank Dalbac for brining his troops in aid to the Buuhoodle citizens and contributing them to the front against the naked clan aggression of Siilaanyo's SNM 'Somaliland' militia.

 

Kornal Dalbac oo La Kulmay Waxgaradka Buuhoodle, Daawo Hubkii uu kala soo Goostay Maamulka Somaliland.

 

(Buuhoodle, February 10, 2011 Ceegaag Online)

 

Kadib Markii uu Maalintii shalayto Magaalada Buuhoodle lagu soo Dhaweeyey Ciidamo uu Hogaaminayo Kornal Axmed Maxamed Adan(Dalbac) ayaa Dhinaca kale Waxa uu Kornaylku lagu soo dhaweeyey Guriga siwayn Waxa uu haatan Magaalada Buuhoodle uu kulamo Deg deg ah kula yeeshay Waxgaradka Gobolka Cayn oo shir Balaadhan oo ka dhacay Guriga Odayaasha ku soo dhaweeyey, kulankaasi oo goob joog ahaayeen Xubno katirsan Wasiirada Dawlada Puntland Saraakiisha Ciidamada Buuhoodle iyo Qaarkamid ah Qurba jooga Buuhoodle.

 

Muhiimada Kulankaasi ayaana looga Hadlay Xaalada Haatan ka jira Guud ahaanba Nawaaxiga Buuhoodle iyo dagaaladii ugu danbeeyey ee ka dhacay Baliga kalshaale Qaabkii ugu Haboon ee Xaaladahaasi loo Gurfayn lahaa,m kulankaasi ayaana ahaa Mid siwayn Waxgaradka Buuhoodle ugu Mahad Celiyeen Ciidamadii uu Hogaaminayey Kornaylku ee ku soo Biiray Ciidamada Deegaanka Buuhoodle iyo Difaacada Deegaanka Buuhoodle.

 

Kornayl Dalbac ayaa ah Kornaylkii ugu Danbeeyey ee Ciidamada Maamulka Somaliland ku jiray ee deegaan ahaan ka soo Jeeda Gobolka Cayn Waxa Dadwaynaha Buuhoodle haatan iswaydinayaan Talaabada uu Qaaday Kornalku, Waxa Wararka Qaarkoo ay sheegayaa in Culus Badani uu kaga yimid Beesha uu ka soo Jeedo, iyo Waxgaradka Buuhoodle inuu Iscasilo.

 

Cali dhagjar

Buuhoodle

Share this post


Link to post
Share on other sites

The International Committee of the Red Cross/Crescent in Garowe deliver ton load of medical supplies to the Buuhoodle General Hospital. This medical goods were delivered by Dr. Abdirashid Mahamoud Ali from Garowe and then handed over to Puntland's Deputy Health Minister Mr Du'aale, the Governor of Buuhoodle region and responsible Individuals in charge of Health matters in Buuhoodle.

 

DSC00841.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hayada ICRC oo Daawo Gurmad ah soo Gaadhsiiyey Isbitaalka Buuhoodle, iyo Degmooyinka kale

 

(Buuhoodle, February 10, 2011 Ceegaag Online)

 

Kalmadii Dr C/rashiid Maxamuud Cali Saxar Dhagayso http://www.ceegaag.com/2011/Feb%202011/DR%20ABDISHIID%20MAXAMED%20CALI.wma

 

Ha'yada ICRC oo kamid ah Ha,yada Samafalka ah ayaa Isbitaalka Guud ee Magaalada Buuhoodle soo gaadhsiiyey Daawo Gurmad ah oo Farabadan oo Ha'yadu ka soo Rartay Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland, Daawadaasi oo Isbitaalka Buuhoodle uu soo gaadhsiiyey Dr C/rashiid Maxamuud Cali Saxar isla Markaana uu ku Wareejiyey Wasiirku Xigeenka Caafimaadka Puntland Gudoomiyaha Gobolka Cayn iyo Masuuliyiinta Caafimaadka ee Buuhoodle.

 

Daawadaasi Gurmad ah oo ahayd Daawadii ugu farabadnayd ee Ha,yada ICRC soo gaadhsiiso Isbitaalka Guud ee Magaalada Buuhoodle ayaa Waxa loogu tala galay inay Qayb ka Qaadato Gurmadyada Dhaawacyada ku soo dhaawacmay Dagaalkii ka dhacay baliga kalshaale, Waxana kaloo Daawooyinkaasi Qaarkamid ah loo Diray Magaalooyinka Hurufadhi Xadhadhanka Ceegaag iyo Sool Joogto oo ah Magaalooyinka ku yaala Goobaha Furinta ah.

 

Shabakada Wararka Ceegaag.com ayaana saaka Booqasho ku tagtay Isbitaalka Guud ee Magaalada Buuhoodle oo halkaasi Warbixin naga siiyo Daawada la keenay Agaasimaga Guud ee Isbitaalka Ha'yada Manhal Dr C/rashiid Maxamuud Cali Saxar oo Daawadaasi Waday, Waxana kaloo Mahad Celin halkaasi ka soo Jeediyey Isuduwaha Caafimaadka Buuhoodle iyo Madax Bishacas oo Ha'yada ICRC Mahad uga Celiyey Daawadan Gurmadka ahee Dr C/rashiid soo gaadhsiiyey.

 

Cali dhagjar

Buuhoodle

 

DSC00850.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this