Sign in to follow this  
gooni

Labo wadaad oo lagu toogtay badhtamaha xeradda qaxoontiga kenya ee Ifo

Recommended Posts

gooni   

Waxaa galabnimadii shalayto lagu toogtay xerada qaxoontiga Kenya ee Ifo 2 waddaad labadan wadaad ayaa lagu toogtay masjid hortii xili ay ku soo tukadeen masaajidka salaadii casar

Dilkan toogasha ah ayaa waxaa fuliyey niman madaxa soo duubtay oo aan la aqoon ciday yihiin .inkasta oo dadka ay ufasirteen afduubashada Al.shabaab hadana majiraan cadaynrasmi ah oo lagahayo

Wadaadada lalaayey ayaa waxay ka soo jeedaan gobolada soomalidu degto ee Ethopia

Goobta falku ka dhacay ayaa waxaa soo gaadhay ciidanka police ka Kenya oo gabi ahaanba bandaw ku soo rogay magaalada inkastoo aanay u suura galin inay gacanta ku dhigaan gacan ku dhiiglayaashii waxdilay

Waa markii ugu horaysay ee fal toogasho oo badheedh noocan oo kale ah ka dhaco xeryaha qaxoontiga dhadhaab cabsi weyn ayaa la soo daristay dadkan ka soo barakacay dagaalada ka jira dalkoodii ee 20 ka sano dawlad la aanta ahaa oo amaan buuxa ku haytay xeryaha qaxoontiga ee UNHCR

 

Maxamud Cabdi Tuulo

Xagardheer Kenya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this