Sign in to follow this  
Qodax Qorax

Troll, sheeko, shah and jaad chewing

Recommended Posts

Waryaa nuune ina adeer weligaa jante siiger afka hore inaad ka jibisay ma cabtay, ka soco jaadka wexee igu bixi jirtay kan reeb reebka eh u call it "garaabo" warkiisa daa hada dhankaa iyo sab cunida baan ku dhereeyaa experiance na waan u leeyahay waa loo libistaa sabta hadii kale moryanta irida qori ka la taagan baa ku celinaya hada ka hor koo maskiin eh baa rabay inuu xoog ku galo sabta walah qori ka beenaada afka hore kaga dhagan baa iga qabo la dhahay feeraha iyo gelida inta u dhexeyso baa laga geliyay ala yaraxma but sabta wee igu baxdaa 3 saxan leyla wadaagi maa

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Niyahow welcome horta, inaad tahey cayaalkii xaafada shakki kuma jiro, sabta iyo adduunkaan waa horaan meelahan ku soo qorney, oon kaga hadalney balse maadaama aad ku cusubtahey SOL waxaan kuu sheegi sabta noocaan ugu jeclaa oo la dhaho sabatul wiido iyo sabatul lugooyo, waa sheekooyin dhaadheer ma sii dhax galayo.

 

lol waa loo labis jirey sabta, beentaa ma ahan, waliba waxaan xasuustaa mararka qaarkood waxeena intee labis dhaafto ayaan suunka waxaan ka xiran jirney xabadka agtiisaan geyn jirney smileys.gif

 

garaabada jaadka, wey macaantahey balse aniga waxaan ka qaraaban jirey markuu jaadka soo dhaco baabuurta cabdi bilaha ee jaadka keeni jirtey marka laga rogo jawaandaa jaadka ayaa baabuurkaa waxaa ku soo hari jirey adduunya aan caadi aheyn iyo wixii ku daatey ee jaad ahaa fresh iyo faralaaba ka buuxo, subaxdii aan ku kallihi jirey xilliga barqada waliba cabdi bilayaasha xoog ay ku socon jireen markee contoroolada waxyar yar yara istaagaan ama meel hog ah ay ka qaboojiyaan ayaan ku boodi jirey anoo saaran uu suuqa soo gali jirey oo jawaanada jaadka hoostooda ku jiro aan la iga garaneyn jaad.

 

Sigaarka asaga waligey afka hore kamaba cabbin, gadaasha meesha la qabsado danbe ayaan ka daaran jirey asaan illaa horey horey u cabbi jirey, mararka qaarkoodna maba daaran jirin asoo sidiisa intaan jajabiyo ayaan taqsiin ka dhigan jirey afka buuxso cidi kuma aragto camal

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

nuune;688414 wrote:
Sigaarka asaga waligey afka hore kamaba cabbin, gadaasha meesha la qabsado danbe ayaan ka daaran jirey asaan illaa horey horey u cabbi jirey, mararka qaarkoodna maba daaran jirin asoo sidiisa intaan jajabiyo ayaan taqsiin ka dhigan jirey afka buuxso cidi kuma aragto camal

:D:D:D Nuune, wax waalan. Ciyaalkan jar ha ka tuurin niyow. by the way you forgot Tubaako Shishiit

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ku masuugimaayee, Horta waxan u ahay marag

Maskaxdaad safaysaa, Ninka meheraddaadiyo

Macnahaaga badiyaa, Markuu kugu murqaamuu

Kolba maayad riixaa, Mayay soo dhoweeyaa

Intuu mooso gacamada, Webi mala-awaaliyo

Mawjado is-dhaafiyo, Badda kala macneeyaa

Haddba muudsigaaguu, Marba daan dhaqaajaa

Ka ku xiga mar eegaa, Hadal uu mar hore yidhi

Midh yaroo kasoo hadhay, Mid kasii kacaayiyo

Oday meesha soo galay, Hadba mid u talowshaa….

Markuu laasto miiddana, Hadba macawistiisiyo

Bac yar oo murguxanbuu, Markuu dhaafo koonaha

Mefreshkuu kasoo kacay, Meeshii xashiishkiyo

Masallaha jin geeyaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Waah waah, waxaas baa kaa gabay mirqaan ah:D

Anna marag waxaan u ahay Inaad Kaba dul kicin jaceylow:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hehehehehehehe sxbna tnx horta nuune adiga ciyaal aladii waaba tehee dhankee ka eheed, waxan u maleyna inaa tahay kuwii salaxa iyo garomada bada lagu soo qaban jiray banoni baa ku dhelsinaa cml horta bilyaardi yaa yaqano alaabta qamaarka gacanta lagu gamo waaye inaa ka dhaarto aa hadane dheeli jiray, sxbna sabta qibrada aan u qabo waa lafaha hilibka ka dhamaday ban dadka saxanka igula jiro agta ka dhigi jiray inte iska dhaqajinayaan baa 3 sacab ka tuuri jiray, jaay=dhagaxyo yar yarna waan qaadan jiray markas baan u duugi jiray inte iska bixinayaan saxanka maxaaba ku haray hee,duqyasha lee la ag fadhistaa bcoz boob boob ma yaqanaan n0oh shy.com cml

Share this post


Link to post
Share on other sites
hamza   

Qodax Qorax;688137 wrote:
I do love jaad, khat, miraa, hagigat, ghat, chad, chat, jaad, gat, qat, jaat, quat, call it how ever you want it. I am loving it. At least I admit it, and I am not feeling a shamed of it. Unfortuantly I havent chewed in 1 year due to the criminalization of jaad by the authorities here. But I do have good memories on my last murqaam and oow boy I was off the hook.

 

Lucky for me, I will be visiting the UK for next month. I assume there is plenty of jaad for me there.

 

So which respectable and true Somali here on SOL will invite me for a real Somali traditional session of sheeko, shaah iyo jaad chewing?

 

 

 

khat.jpg

You are a disgrace to the society. you and all your khat chewers and pedlers cause of conflicts in somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this