Sign in to follow this  
Mooge

Kaluumeysatada Soomaaliland Oo Sameeyay Dibadbax Balaaran

Recommended Posts

Mooge   

Seylac (RBC Radio):- Kaluumeysatada maamulka Soomaaliland ayaa maanta ku dhaqaaqay mudaaharaad ay kaga soo horjeedaan Wasaarada Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee Soomaaliland. Kaluumeysatada magaalada Seylac ayaa maanta sameeyay dibadbax balaaran waxayna sheegeen in ay ka soo horjeedaan maraakiib shisheeye oo jariif ba’an ku haya kheyraadka badda Soomaaliland gaar ahaan kaluunka noocyadiisa kala duwan, waxaana sidoo [...]

 

Read More Here...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Maxaa shisheeyaha loogu ogolaadey iney kaluunka ka baadan the local fishermen of Zeylac?

 

Investigate this yaa Landers. Tan ayaa u baahan attention kiina...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this