oba hiloowlow Posted January 15, 2011 Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta faahfahin ka biixyay qorshe nalal iyo adeeg koronto oo buuxa looga hirgelinayo qaar ka mid ah wadooyinka ugu mashquulka badan magaalada muqdisho taas oo qeybaheedii ugu horeeyay lagu guuleystay howshan dib loogu habaynaayo dhalalkii wadooyinka dhiniciisa ku yaalay ee ku burburay dowladii dhexe islamrkaana ay hormuud u yihiin maamulka gobolka Bandir iyo shirkado wadani ah ayaa iminka waxa ay ka soconaysaa wadada Maka Al mukarama laga soo bilaabo taaladii Daljirka daahsoon ilaa iyo wadada shaqaalaha halkaa oo si siman loogu dhiririyay baallooyin lagu xeray Nalal ifiya habeenkii wadada dhinaceeda qaybna ka qaadanaysa in isu socodka dadka xiliyada habeenkii mararka ay suuragal noqoto . Afhayeen maamulka gobolka Banaadir Max'ed C/laahi Cariig oo maanta isagoo ku sugan goobaha ay dhismooyinkaa ka socdaan la hadlay Radio mqudishu ayaa sheegay in maamulka uu howshan bilaabay islamrkaa muhiimadu ay tahay sidii dadka reer muqdisho ay waxoogaa raja ah u dareemi lahaayeen maadama ay xiliya badan raja xumo ku noolaayeen isagoo sheegaya in ay kala kaashadeen fulinta howshan shirkada korontada ee Soomaali Power oo ah shirkad Soomaaliyeed gacanna ku siisay maamulka dhinaca korontada, . laha kale ee adeegyada bulshada kuwaa oo ku buburay dagaaldii dalka ka socday mudad dheer . Eng Cabdi Axmed Taabad oo isaguna ah agaasimaha waaxda kororntada iyo biyaha maamulka gobolka Banaadir oo isna aan la hadlay Radio Muqidsho ayaa sheegya in howshan ay waqti kooban ku soo gabagabyn doonaan waxaana uu tilmaamay in hadi bulshadu ay isku duubanto ay sahlanaan karto dib u helida bilicdii Muqdisho. talaabadan uu maamulka gobolka dib u habaynta ugu samaynaayo wadooyinka Muqdisho gaar ahaan deegaanada ay maamusho dowlada KMG Soomaaliya ayaa waxa ay rajo galinaysaa dadka Muqdisho oo iyagu mudo 20 sano aaney la kulmin yididiilo muujinaayo dowladnimo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qodax Qorax Posted January 15, 2011 oba hiloowlow;687684 wrote: Muqdishu has good handymen. They are much better then the Ethiopians. Somaliland should give them green cards so they can come work in Somaliland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 15, 2011 Who else does the labor work in Somaliland ??? ,,, waa dad shaqo. Warkanna waa war fiican ,,,, Lakin Alshabab uun ha laga ilaaliyo yaanay gurane Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 15, 2011 Nice. Keep up the great work yaa maamul al-banaadiri. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Johnny B Posted January 15, 2011 A Gradual rebuilding of Mogadishu is in everybody's intrest , except those who are against the revival of the Rerpublic. Many from Hargeisa have contributed to Mogadishu's beauty, so if Mogadishu engineers work in Hargeisa( their 2nd Capital ) remains a mote point to the bone. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qodax Qorax Posted January 15, 2011 Did you know that Faisal Ali Waraabe was the head engineer of Muqdishu city for years? He is the one who has contributed to the beauty of Muqdishu. Unfortuantly he likes more Addis then Moqdishu nowadays. how ironic. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted January 15, 2011 ^looooool@he likes addiss ababa more than he likes xamar. I blame the qaad and too much misinformation by qudhmis. Anyways I see no issue with Xamaris helping out reeq waqoyiga with rebuilding gabiley. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted January 15, 2011 Mogadishu is still beautiful, I guess all that investment by all Somalis was hard to fade, whatever thrown at her. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted January 15, 2011 The Zack;687736 wrote: ^looooool@he likes addiss ababa more than he likes xamar. I blame the qaad and too much misinformation by qudhmis. Anyways I see no issue with Xamaris helping out reeq waqoyiga with rebuilding gabiley. Faysal Ali Warabe does not chew khat nor smoke, sxb. Aside from his public outbursts, he is a decent man. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted January 15, 2011 faysal wadani waaye daacad waa mar aan xasuusta oo gabdhaha somaliland kula kulmay UK markaasu yiri, hadaad tihiin hablaha somaliland qabiil baa idin jarjaray oo kula dardaarmay iney dhaafan qabyaalada oo lagu midoobo qaranimo uun.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 16, 2011 RedSea;687775 wrote: Faysal Ali Warabe does not chew khat nor smoke, sxb. Aside from his public outbursts, he is a decent man. Faisal cali xuseyn cilmi wa nin dalkisa iyo dadkisa jecel wa nin nurku ka muuqdo manad arkayn Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 16, 2011 Maxaa faysal keenay meesha ,, Muqdishaa laga hadlaa nooh .... Let's just hope Shababka will not steal the lights ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted January 16, 2011 RedSea;687775 wrote: Faysal Ali Warabe does not chew khat nor smoke, sxb. Aside from his public outbursts, he is a decent man. OK. I blame this Qodax dude, its his fault we are talking about Waraabe in a Muqdisho thread. Good move by TFG, start building what you can, the rest will come. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 16, 2011 Qodax is the other Cowke dee ........... Quote Share this post Link to post Share on other sites