Sign in to follow this  
Abdirazak_PTL

Bosaso 5 Storey Hotel Opens Up. PICS

Recommended Posts

Maamulka Gobolka Bari Oo Xariga Ka Jaray Hotel Cusub Oo Loogu Magac Daray Yasmin Plaza (Sawiro)

 

 

Boosaso (RBC Radio) Xaflad balaaran Oo maanta Lagu Qabtay Xarunta Hotelka Cusub Ee Yasmin Plaza aya waxaa Ka soo Qayb galay masuuliyinta Maamulka Gobolka bari Iyo Kuwa degmada Boosaso.

 

Hotelkani oo Uu Si gaar ah U leeyahay Ganacsadaha Reer Boosasso ee Liiban Dheere ayaa waxaa Maanta Markii ugu horeysay Xariga Looga Jaray Xarunta Hotelka Oo Ku Taal bartamaha Boosaso.

 

Gudoomiyaha Gobolka Bari C/xaafid Cali Yusuf Oo Xariga Ka jaray Hotelkani AYaa Waxaa Uu Halkaasi Ka sheegay in Ay Aad U soo Dhaweynayaan Furitaanka Hotelkani Yasmin Plaza oo Ka Kooban Shan dabaq.

 

Waa Markii Ugu Horeysay Oo Hotel Intaa La Eg Laga Hergaliyo Boosaso Waxaana Masuulka Dagmada Boosaso Maxmuud Faarax Beeldaje uu Dhiniciisa sheegay in Loo baahan Yahay Ganacsatada Boosaso In ay U Soo Jeestaan oo Dowlada Hoose kala Qayb qaatan Dhismaha Wadoyinka Boosaso OO Haatan Meel Wanagsan Mareysa.

 

Liibaan Dheere Oo ah Ganacsadaha Dhistay Hotelkani CUsub Aya waxaa Uu sheegay in Hotelkani maanta La dhisayay Mudo Ku Siman Afar Sanadood isla Markaasina Jiraan Qaybo Kale Oo Haatan Habeytooda socoto KUwaasi Oo ku sheegay In ay Yihiin Qaab aan Horay Magalada Boosaso Looga dhisin.

 

Dhinaca Kale Hotelka Yasmin Plaza Hotel Ee Maanta Xariga Laga Jaray ayaa Waxaa Uu Ka Kooban Yahay Qaybaha Jiifka iyo Hool Weyn Oo Loogu Talagalay Dhinaca shirarka Sidoo Kale Waxaa ka Mid ah Qaybaha Baakinada baaburta.

 

Arintani waxaa ay Ka mid Tahay Horumarada ay Ku Talaabsaneyso magalda Boosaso Ee Xarunta dhaqaalaha Puntland Waxaan Magalada Laga dareemaya Horumarada is Daba Jooga ah Ee sameynayaan Ganacsato Dib Uga soo laabatay Dalka Dibadiisa.

 

Mohamed A RashiiD

RBC Radio Boosaso

 

129-300x224.jpg

 

217.jpg

 

416.jpg

 

316.jpg

 

513.jpg

 

69.jpg

 

s.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Bosaso hasnt got 5 storey hotel before. It will send a trend in the city that is for sure and race among the traders. Now I suggest these projects siiba tawakal bank and hotel facility la furo iyo dahabshil xarunteeda somalia headquarter. They will be massive buildings of 8-9 stories.

 

Plus lets not forget that golis is building towers also throughout garowe and bosaso which will be 7-8 stories. This will just increase when more business men start investing heavily, siiba kuwa jazirada iyo halkasi joggo. Wa arin mudan iyo wax lagu farxo guul bosaso

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tawakal Bank and Hotel 7 Stories

37622_140444209314643_100000471944646_36

 

Golis Tower 8 Stories

37423_126666707373519_100000905704365_12

 

I havent seen dahabshil headquarter pics yet but I know they said it would be their headquarters in east africa, so obviously it will be huge. Plus lets not forget there are many projects I dont know of, like this hotel built today waxba kama ogayn lol. Marka god knows how many other projects are in pipeline which again will put a nail into heart of the enemy

Share this post


Link to post
Share on other sites

Please dont forget puntland is only 12 years old, remarkable what has been achieved so far but alot of work lies ahead and the people will continue to work hard and the diaspora such as myself will also continue to pull the strings in the international arena for puntland advantage

Share this post


Link to post
Share on other sites

xaaji u never have anything good to say about puntland or bosaso in general marka your opinion is relevant because its clear you already hold bias attitude towards the region, at least dadku waxay iska dhigan balanced adigu lakinse warkagu wuu cad yahay and u belong in the mental home not political circle

Share this post


Link to post
Share on other sites

I cant believe xaji u r blinded to see that bosaso is developing everyday lol. waad waalan tahay lakin u know it and i know it the truth of the matter is bosaso is looking like that its going to do reach out to business community to start investing heavily and the process has begun and this will change the urban skyline

 

think about it...tawakal, hotelkan cusub, dahab shil, golis towers standing out in this picture?

13295_108376942535829_100000905704365_55

Share this post


Link to post
Share on other sites

Goobaha Ganacsiga oo kusoo Badanaaya magaalada Bosaaso (Sawiro)

About: 1 min ago | 0 comments

Share

 

 

Gudoomiyaha Gobolka Bari Cabdixaafid Cali Yuusuf ayaa maanta xariga ka jaray Hotel cusub oo lagu magacdaray Yasmiin Plaza kaasi oo ka mid noqonaya Hotelada waawayn ee magaalada Bosaaso.

 

Munaasabad balaaran oo ka dhacday dhismaha Hotelka ayaa waxaa ka soo qaybgalay Masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Bari,Duqa degmada Bosaaso iyo ganacsatada qaybaheeda kala duwan.

 

Ugu horayn Gudoomiyaha gobolka Bari oo xariga ka jaray Hotelka ayaa sheegay inay si aad ah ugu faraxsanyihiin Hotelkan cusub isla markaana uu waxbadan uu kusoo kordhiyay bilicda iyo hormarka magaalada,waxaana uu sheegay inuu yahay Hotelka mid aad u wayn ayna filayaan in ganacsatada ay sameeyaan Hormar intaasi kasii balaaran.

 

Duqa Degmada Bosaaso Maxamuud Faarax Beeldaaje ayaa isna sheegay in markasta loo baahanyahay in dadwaynaha iyo ganacsatadaba ay ka qaybqaataan wax kasta oo keenaya Hormarinta magaalada,isagoo tilmaamay in ganacsatada ay sidoo kale ay fiiriyaan goobaha laga hirgalinayo dhismaha si aysan saamayn ugu yeelan wadooyinka magaalada.

 

Ganacsade Liibaan Yuusuf (Liibaan Dheere) oo ah muulkiilaha Shirkada Liibaan General Trading isla markaana hirgeliyey hoteelkan cusub ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan horumarada noocaan oo kale.

 

Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Maxamuud Xayir Ibraahim ayaa ugu baaqay ganacsatada in ay xooga saaraan wax soosaarka dalka sida warshadaha ,waxaana uu tilmaamay inay taasi keenayso in shaqooyin loo abuuro dad badan oo shaqo la’aan ay ku haysato gudaha Puntland.

 

Shirkada Liibaan General Trading Company oo hirgelisay hoteelkan cusub ayaa sheegtay in ay soo wado mashaariic cusub iyadoo ay dalka keento haatan bagaash kala duwan.

 

Maxamuud Cabdi Ibraahim

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

Bossaso qurba jogteeda meeye? where are our business men in zambia, arabia, kenya etc. Ma waxan isku halaynayna keliya local traders inay maal gashtan bosaso?

 

Get up of your backside is what I have to say to puntland diaspora business-men dhulkani hadadan maal gashan manta birito carurteena maxaan uu dhaafayna? dadku wa silly sometimes but I dont like puntland business men in the diaspora waa totally useless, our local business are ok and work hard but they need the diaspora business men assistance and those guys dont even turn a blind eye

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sensei   

Abdirizak,

 

Adiga you need to stop all these half-done stories, I love the place and such, but you always open yourself up to Xaaji's mockery.

 

Xaaji,

 

Must you always rain on other's parade ? 5 storey aad sheegaasaa we will build the Empire state itself.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kulmiye   

Gawaadhi cajiiba ayaaba horyaala huteelka. simply beautiful! ppl, pray for peace and instability at all ends in Somalia so we could see more buildings like this one:)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this