Sign in to follow this  
Abdirazak_PTL

Somaliland Has Left Cayn And Headed To Burco. Audio

Recommended Posts

A_Khadar   

Meeshiyadii Siilaanyo Ee Ka Huleelay Widhwidh Oo Dhexdooda Dagaal Ku Dhexmaray Tuulo Samakaab

 

Widhwidh: Warar Caawa naga soo gaadhaya Tuulo Samakaab oo saaran laamiga Laascanood ayaa waxaa la soo sheegayaa in Ciidamada Jabhada SNM ay israsaaseeyeen gudahooda.

 

kadib markii ay ku yaraatay cuntadii iyo biyihii ay meesha ugu yimaadeen. Tuuladaas oo ay u kala baxeen labo reer, taase oo sababtay dhaawac sadex ka mid ah ciidanka Jabhada ka soo guuray widhwidh oo labo ka mid ahi ay dhaawacoodu hales yahay loolana cararay dhinaca magaalada caynaba.

 

Maamulka Jabahda Oo isku dhex yaac yaacay kadib markii ay soo gaadhay in Maleeshiyadooda ay soo niyad jabeen kana soo huleeleen dhufays ay mudo ah ku jireen. Gudoomiyaha Jabhada SNM ayaa qoraal uu kasoo saaray aqalka Moorgan sheegay inay u kordhin doonaan mushaharooyinka tanoo loogu laabqaboojinayo maleeshiyadan Jiifcabeegu dilay.

 

Axmed Kayd Allssc Widhwidh Somaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

How did they leave cayn? Many Somaliland troops are now still stationed in Kalshaale, Maygaagle, Hogaagane, Qorilugud etc.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this