Sign in to follow this  
Mooge

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hiiraan State oo Maanta Magacaabay Golihiisa Wasiirada (Akhri Liiska)

Recommended Posts

Mooge   

Muqdisho (RBC) Madaxweynaha maamul goboleedka Hiiraan State Maxamuud Cabdi Gaab ayaa maanta soo bandhigay liiska golihiisa wasiirada kuwaasi oo ka mid noqonaya maamulkiisa. Liiskan oo ka koobannood 37 xu ayaa isugu jira wasiiro, masuuliyiinta xafiisyada maamulka qaar ka mid ah iyo saraakiisha ciidamada kuwaasoo sida liiska lagu xusay ka mid ah dadka ka soo jeeda [...]

 

Read More Here...

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

A little too optimistic by the Hiiranites in London & Nairobi, 25 wasiiro for a small region, even the TFG's number of wasiiro is less than that.

 

Shirkan ay ku magacaabayeen wasiirada waan joogey maalin dhaweed in Nairobi, isla shirkaa camal ayaa ka dhacey London oo asna wasiiro sidaa oo kale loogu magacaabey Hiiraan State, the two groups in London and in Nairobi are against in each other, and each one of them is building a government or state for Hiiraan, the two groups are not based in Hiiraan, at least they should unite and form some sort of security iyo kala-danbeyn inside the regionbefore they try to build some sort of government.

 

 

 

1) Wasiirka Amniga: S/guuto ismaaciil Cilmi Xareed

 

2)

Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha Diinta : Prof. Ibrahim Sheekh Xasan

 

3) Wasiirka Arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose: Prof. C/raxmaan A/kadir A/raxiim

 

4) Wasiirka Gaashaandhigga : S/guuto Xasan Cali Qeylooy

 

5) Wasiirka Xiriirka dibadda iyo iskaashiga caalamiga: Dr. C/qaadir Cali Cabdi “Xuur”

 

6) Wasiirka Maaliyadda: Mr .C/qaadir Shiikh Muumin Faarax

 

7) Wasiirka Warfaafinta: Mr. C/qaadir C/lle Xooshow

 

8) Wasiirka Caafimaadka: Dr. C/llaahi Sheekh Yuusuf Macalin Maxamed

 

9) Wasiirka Waxbarashada, barbaarinta iyo Tacliinta sare: Prof. Axmed Maxamuud Wehliye “Xiji”

 

10) Wasiirka Boostada iyo isgaarsiinta: Aadan Cabdi Wayax

 

11) Wasiirka Dib u dhiska: Eng. Maxamed Cusmaan Axmed “ Baasto”

 

12) Wasiirka Dib u dejinta: Siyaad Aadan

 

 

13) Wasiirka Xiriirka Hiiraan State iyo Dowladda Federaalka: Daahir Xasan Cabdi

 

14) Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka: Ismaaciil Aadan

 

15) Wasiirka Xanaanada Xoolaha iyo Daaqa: Xaaji Siciid Maxamed

 

 

16) Wasiirka Haweenka iyo Arrimaha Qoyska: Marwo Istanbuul Xaaji C/samad

 

17) Wasiirka Macdanta,Batroolka iyo Biyaha: Jaamac Qoor-madoobe

 

18) Wasiirka Ganacsiga: Maxamed Cismaan Xasan

 

19) Wasiirka Dastuurka : Maxamed Guuleed Cabdi

 

20) Wasiirka Shaqada ,shaqaalaha ,dhalinyarada iyo Cayaaraha: Marwo Sucaad Diiriye Xasan

 

21) Wasiirka Beeraha: Maxamed Faarax Makaraan

 

22) Wasiirka Qorsheynta: Haadi Cabdi Yuusuf

 

23) Wasiirka Deegaanka: Col. Cageey

 

24) Wasiirka Howlaha guud iyo guriyeynta: Yuusuf Macalin Maxamed Owxaaji “Guulwade”

 

25) Wasiirka Dalxiiska iyo Duurjoogta: Xasan Nuur iidow

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this