Sign in to follow this  
Somalina

Dumar Kacabanaya Hagardaamooyinka Ragga

Recommended Posts

Somalina   

Dumarka ku nool xeryaha barakacayaasha ee Boosaaso ayaa ka cabanaya in raggooda ayna kaalmo ka helin, hagardaamana kala kulmaan

 

Qaar ka tirsan haweenka ku nool xeryaha dadka barakacayaasha ee Maamul-goboleedka Puntland ayaa ka cabanaya dhibaatooyin ay ragoodu kula kacaan oo ay ka mid yihiin gacan ka hadal joogto ah.

Magaalada Boosaaso waxay ka mid tahay deegaamada ay dadka Soomaaliyeed sida aadka ah ugu soo barakaceen, waxaana ku yaal tiro kaamam ah oo ay ku nool yihiin dadkaasi.

Warbixinta oo dhamesytiran hoosta ka dhageyso

http://www.voanews.com/somali/news/Dumar-kacabanaya-Hagardaamooyinka-Ragga-.html

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Tolow maa dumarka feedhka laga daayo, Pioneering Karate schools in Somalia appears to be lucrative business and after such schools become the norm no man with his right shall ever again entertain himself beating up a woman.

Share this post


Link to post
Share on other sites
caydarus   

Its very unfortunetly in hooyooyinka iyo hablaha soomaaliyeed ee awalba dhibaatada iyo darxumada la ildarnaa in hadana saas loola dhaqmo.illahayow ugargaar

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this