Sign in to follow this  
General Duke

Garowe: Historic remarks of President Faroole on the final of the Somali National Games...

Recommended Posts

Madaxweynaha Waxaa uu ka hadlay arimo ka mid Tahay soo xiritaanka Tartanka Ciyaaraha Gobollada dalka oo uu sheegay in uu ahaa mid ay si wayn uga qayb qaateen dhamaan xulalka soomaaliyeed islamarkaasna ay Puntland markasta ka daalayn sidii ay u raadin lahayd qaranimo soomaliyeed ay sii wadi doonto Tartanada noocan oo kale iyo sidii ay umada soomaliyeed isugu imaan lahaayeen goob caynkan oo kale ah.

 

Faroole oo ka hadlay u jeedooyinka ay Puntland ka lahayd Tartankaan ayaa sheegay in ay Guulo waa-wayn Gaadheen islamarkaasna ay u rumowday riyadii ahayd dib u soo celinta nabadii iyo is dhex galkii bulshada soomaaliyeed Taasi oo uu sheegay in ay haatan si toos ah u Bilaabatay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nugul   

I just receieved a message saying that I trolled other people's threads with clanish and personal information. So the only thread that I wroote something remotely resamles clan was this one. Sorry for asking that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this