Sign in to follow this  
Somalina

Great Somalis

Recommended Posts

Showqi   

Da'uud dalkiisa iyo dadkiisa in uu wax taro ayuu doonayey. Hadii ay dawladi jiri lahayd, Da'uud cid taaban lahayd lama arkeen. Dowlad la'aanta ayaa waxaas oo dhan keeneysa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Somalina, I know that I just had to edit my du'a for him. I am not allowed to make du'a for converts. I didn't question his Somaliness.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Wariyaha sanadka Ayaanle Hussein Abdi oo dil ka bad baaday.

 

Wariye Ayaanle Hussein Abdi ayaa habeenimadii Jimcaha rag hubeysan ay weerar kuqaadeen xili uu kabaxayay gurigiisa oo kuyaala xaafada East light ee Magaalada Nairobi.

 

Ayaanle1.jpg

 

Sadex nin oo Kenyan ah oo laba kamid ah ay hubeysanyihiin ayaa rasaas kufuray Ayaanle xili uu kusocday halka uu gaariga shaqada uqaado utaagna oo wax kayar labaatan Mitir ujiray irida guriga.Waxaana uu Ayaanle mar kaliya ka warhelay rasaas lagu furay iyo rag isku duubay oo ugu dhaqaaqay baarasho, waxaana ay jeebkiisa kala baxeen dhamaan decomentigii uu dalka kujoogay iyo waraaqihii Shaqada.

 

Wariye Nimco Xasan oo goob joog ahayd isla markaana arkeysay marka ay ragu weerarayeen Ayaanle ayaa sheegtay sida marki ay ragu baarteen kadibna aan bilownay in aan ku qeylino inaga oo aanan wali gaariga ka dagin ayaan arkayay nin dhowr jeer toorey ku garaacay Ayaanle oo markaasi isgiijinayay iskuna dayay inuu kabaxsado waxaana mid kamid ah Tooreyda ay kaga dhacday Gacanta bidix inta udhaxeysa garabka iyo xusulka.

 

Mar kaliya ayay ragii bilaabeen inay cararaan waxaana Ayaanle isaga oo gacanta halki dhiigu kabaxayay cadaadinaya uu soo fuulay gaarigii waxaana aan toos u aadnay Isbitaalka Agakhan ee Magaalada Nairobi iyaga bilaabay inay dhiiga ka joojiyaan isla markaana ay daweeyaan.Wariye Amin Caamir oo ay aad isugu dhowyihiin Ayaanle Xuseen Cabdi ayaa shabakada Wariyaha usheegay in Ayaanle uu wanaagsan lagana saaray Cisbitaalkii oo hada uu la joogo qoyskiisa.

 

Amin ayaa sheegay in raga weerayay aanan wali lagaraneynin waxa ay ahaayeen waxaana markii hore ay ku fureen rasaas ilaahay ayaana ka badbaadiyay waxaana gacanta ka gaaray dhaawac kadib mindi ay ku dhifteen isaga oo ka ilaashanayay in Caloosha ama feeraha ay kala helaan.Amiin ayaa sheegay in ay tahay markii labaad oo mudo sanad ah oo uu Ayaanle joogo Nairobi uu ka badbaado isku day burcad dooneysay inay dhacaan ama ay dilaan.

 

Mana ogi buu yiri Amin sababta ka dambeysa iyo qolada ay yihiin burcadan inkasta oo Nairobi ay tahay meel aanan amaankeedu wanaagsaneyn.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

The Zack;683082 wrote:
^LOL ninku wuu gaaloobay miyaa? I just edited my previous posts ee aan ugu duceeyay.

I'm with Zack on this on...The fact inaan loo duceyn karin haduu gaalnimo ku dhintay doesn't change, regardless of what he did for his people and town! Other than that, kudos to him...

 

I just hope he wasn't there using this "school" and "library" iyo wax yaalaha kale uu dadkiisa uqabtay inuu dad masaakiin ah oo dhib iyo gaajo kujiro inuu diinta kasaaro!!!

 

Maaxaay is my idol! Waa aaminsanahay ninkaa...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

oh wow I just read the article somalina posted...what can I say im speechless ...I guess I second Zack now that its between him and Allah. As for making dua for him? we are not allowed to make dua for a gaal? I mean out of mercy!! subhanalah probably not!

 

Anyhow, there was a guy in my old neighborhood that used to try to convert muslims (he was a somali djiboutian)..whenever I see him with that outfit their priests wear WALAHI aad ayaan uga xumaan jiray and then one day at the park with ma younger sister I saw him with all his kids and they had the cross and I swear as soon as he saw me my mom and my lil sis he tried to cover their crosses and put it inside..im not sure why. I mean we would always see him but I cant explain y he did that that day (did the man deep down was guilty abt it.)..anyhow, may allah swt guide us what can i say dal gaalo baan kuso dhamanay waxkasta wa dhici karaan...just be grateful you are guided :).. I am just wondering where we gonna be three generations down the road?!! that makes me shiver with fear!!

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Polanyi   

I don't see what is great about half these people. There are many ordinary Somalis who carry out Somali deeds. The difference is that there is a clear political agenda in propelling these people as SOmali heroes( eg. in the case of Daud). Secondly, Somalina, I don't see Adeer Tahir Aweys in there?>kkkkkkkkkkkkkkkkk.

 

 

Bladland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

A hero is somebody who is selfless, who is generous in spirit, who just tries to give back as much as possible and help people. A hero to me is someone who saves people and who really deeply cares.

That is a hero to me someone who makes a impact in a person life.:)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this