Sign in to follow this  
cynical lady

Troll, Shaah, Cakes and Sheeko

Recommended Posts

Juxa   

hahahahah the ladies rule does not apply to me

 

saakay waankaa soo hormaray whilst aad canjeelo cuneysay

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Since Ramadan is around the corner, I am wondering how many saambuus I would be cornering into submission, there is a special skill on hunting them down, if you can't eat it professionally, then you should not be served saambuus.

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Typical Somali Nuune is lol. Every Somali looks forward to sambuuse iyo xab xab this time of year.

 

Anigu waan iska daayey sambuusaha laakin the kids never finish them :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ asset.php?fid=14&uid=3017&d=1313069411 Apart from Cibaadah, only reason aan u soomo waa SAAMBUUSKA daraadiis hehe

 

How to eat them in a nutshell:

 

Most favorite way of consuming saambuus:

 

1- Kurka ka wada goo illaa 18 xabo oo saambuus ah, saddex kur ayuu leeyahey kiiba ama saddex xagal, saddexda kur saxan yar ku rido

2- Caloosha ama uur-ku jirtada saambuuska ayaa kuu soo harey oo gees ama mid kasta bilaa madax ama kur ah, intaad ka wada qubto ama ka daadiso ayaad saxan kale ku wada shubeysaa

3- Xaalku kolkuu halkaa marayo, waxaad diyaarsan 36 bur-saliid ah ama 28 oo malawax ah kuwaas oo ku cubi doonto uur-kujirtadii saambuuska calooshiisa eed ka soo seydhay

4- Waxaad sameyn, tib/kal iyo mooyo ayaad soo qaadan, mooyahaad ku wada gadin kurkii saambuuskoo dhannaa(54 kur ama madax), kadib waxaad ku sii shubi uur-ku jirtadii dhanneed mooyaha, kadib haragii ama maqaarkii uur kku jirtada ayaad ku shubi mooyaha, kadib 36 bur saliid ama 28 malawax ayaad ugu danbeyn mooyaha ku shubi.

5- Waad wada riiqi ama aad shiidi dhammaantood, markey isla asqoobaan ayaad saxan weyn ku soo wada gadin halkaas ood ku cirib-tiri doonto

6- The whole process takes about only 49 minutes

 

 

I have no second favorite way of eating saambuus, but I have seen some people oo saambuusaha intey kor u tuuraan asaga dhan afka u dhigto oo sidaas ku cuno,

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

WRONG, Norf. I'm sure it will not come as a surprise to you that I don't like sambuusa. :D

 

(the Somali ones have too much oil in them).

Share this post


Link to post
Share on other sites

Not much into sambusa anymore (those pseudo sambusas in sale ayaa in nacsiiyay too), not healthy on daily basis;

gym strenght training/sauna may get suspended though.

 

Just noticed again, people open up and get much more friendly once you attempt few words of their langages, the key to habartan was to get the old italian neighbour talk to her (get back my trouser which felt in her "jardino")... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

your surwaal was left in her jardino (garden)?

 

maanta ashmaahid ee waa sidee?

 

Sanbuuska haduu saliida kaa cabo you doing it the wrong way or the lander way

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

Salaam alaykum and jumce wanaagsan

 

sad day for somali community in london, a mother, a teacher, a singer, composer and women's champion Maryan Ali Muuddeey has passed away in london yesterday. AUN and samir iyo iimaan to her family.

 

I wonder if anyone remembers that song Alif la Kordhabey......

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this