Sign in to follow this  
nuune

Micnaha GUUR meesha uu ka yimid

Recommended Posts

Paragon   

Buuxo: Casharka maanta aan kaa guursado ama ii guuri casharka " . Seebeey asal ahaan Gu' iyo uur uga fircanta?

Haddaan bal yara falanqeeyo 'etymology-ga' ereyga 'guursado ama ii guuri', waxaan oran lahaa ereygu asalkiisu wuxuu ku sal hayaa a sense of transition, something in motion more like - kolka haddaad ii guuri casharka tiraahdo, waxaad u dan leedahay micnihiisu waa: ii soo wareeji 'jiraha-qoraal' ee ku yaal buuggaaga oo kayga ku buuxo' - ala while still in the context of 'minguuri'.

 

Hadaba ereyyga Guur iyo weliba Guure (Geedi) markii la qiyaaso oo ereyga hore loo kala qaybiyo labo: Gu' Ur, waa macquul in sida nuune sheegay tahay, balse, hadana waxaa is weeydiin leh, marka laga eego 'context-ka' moving from iskaabulonimo to guur, could it not be the fact that the characteristics of that transition creates the term Guur?

 

Doobku marka uu geela la jiro waa cag-furan oo reer ku xiran maleh, oo hadba siduu doono iyo halkuu doono ayuu ka dhacaa - balse markuu aqal galo, waxaa danta ku qasabtaa in uu reerkiisa uusan ka ag dheeraan oo uu la guureeyo. Taa waa mid.

 

Tan kale - nuune - weliga ma maqli jirtey ur jir markaad Sarrif iyo Biya Madow kaakacaayda ku ahayd? Soo koreyda kaa roonroon kugu ma oran jirin, 'waryaa is ilaali Libaax-baa ur jirta joogee?' Lol. Marka ma noqon kartaa in guur magaciisu ka yimi Gu as in the rainy season iyo Ur as in smelling the rain's saxansaxo, thus in the promise of rain and good pasture, young men becoming qooq-filled and women becoming broody? Just like the animals they keep?

 

Weli ma maqashay heesta Xassan Aadan Samatar uu ku leeyahay: 'Saxansaxo sideedaan, Sanka kuu la raacaa' ? :D

 

That song is the best Somali song that describes the miyi environment like no other. Listen to it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this