Sign in to follow this  
nuune

Astro-Physics in AF-Somali

Recommended Posts

nuune   
Resistor = iska caabiye noogu dar listyga, laakin Current following in a circuit maxaa iyadana lagu dhahaa Af Soomaali, bal maskaxda soo tuujiya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

waxa qulqulaya inuu magac yeesho soo ma ahan, following is the qulqulka, current baa la rabaa kolka, qulqulka soconaya wa un isla following.

 

circuit: mareegta, maybe waxaad ka wadaa wareegto, since all circuits contain components connected from every corner, hence, wareeg, wareegto, mareeg waa web ama website saan ogahey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

nuune;985694 wrote:
^^ String theory can be translated into Somali, string waa ceyngari, theory waa fakir daadsan, laakin dhibka jira ayaa waxey tahey isku geynta labadaas eray ee ah string theory science ahaan waxa ay noqoneyso, I will dig further and come up waxaan meelaha ka soo dhiitiyo Inshaa Allaah.

Aragti is theory and cayngari is string so it'll be Aragtida Cayngariga = String Theory

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Not really, when you translate it like that it loses its science meaning, marka wax kasta sidee yihiin looma fasiro adeer

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

^^^This is what you wrote on the first post. Jidka aad jideysay unbaan raacay adeer.

nuune;676149 wrote:
Big-Bang Theory
= Aragtida firdhadka qaraxweynaha

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this