Sign in to follow this  
nuune

Somali Food in Af Soomaali

Recommended Posts

Buuxo   

^nostalgia yaah.Biri aan suuqa kagaa soo baceen :D

 

Thank Indhoo.Interesting looking fruit.Waligaay isku ma dayin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by Indhoos:

Waraada Af-Soomaaliga inaan daadiyay baan isku haystay, maxee tahay meeshaan leenba arkooyaa inay jiq iiga tahaye...

AfSoomaaliga intaa dhameysay aa wilibo dildilqoysaa... :D Ar adi ma'aha ee Nuune cuntooyinka qaarkood uu soo qoray ma'aha afSoomaali, ee waa kalmado lasoo deensaday...Mushakal markaan arkay aanba qosol ladhacay, Nuune anaguu rabaa inuu na wareeriyo...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Indhoos   

^^^Dildiliq aa? Ar iikaadi bal, Kii cunugtaa dharka ka dhaqi la'ahay hadaan anigana ku daro wareer waaye...Yaa rabi.

 

Thanks yaaqeey for dhising my niyad waaba naxsanaaye, Kornaato markaa arkaabay aaba kabahaygii raadsadaye.

 

Warka keena gabdho.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Ar waa iloobay, ilaa caruurleey baad eheed, maansho suyuc suyuc yar (yacnii diliq diliq nooh) kaasoo kamkamay...looool, just kidding...

 

Waxaan maqli jiray 'qofkaas wuu koorneeyaa', kornaato anbo ma'aqaani...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this