Sign in to follow this  
Ismahaan

Maxaa kugu yaab badnaa intaa qof u turjumaysey??

Recommended Posts

Ismahaan   

Originally posted by Dabshid:

Ismahaan,waa waxa ay u haboon tahay in aadan turjubaan cid u qaban, adigoon u haysan tababarkeeda iyo khibradeeda, arinkan iyo kuwa ka daraniba waa dhacaan marka uu turjubaan noqonayo qof aan aqoon qaabki wax loogu turjimi lahaa, ama aan haysan luuqad ku filan.
:D

 

Islaantu waa saxsaneeyd, soomaaligeedina waa Soomaaligii islaamaha, markaa dhibku adiga buu ahaa!
smile.gif

yaa ku dhahay hee tababarkeeda iyo khibradeeda ma laha :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

^lol,ma indha adayg baa sheekadu.

 

 

Maxaad oran lahayd hadaad qof aad u turjumayso Dr ku dhaho waxaa kuu haray 2 bilood? Ma u sheegi lahayd,sideesu ugu sheegi lahayd,aniga taas baa iigu la yaaab iyo naxdin badneeyd.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

Originally posted by Dabshid:

^lol,ma indha adayg baa sheekadu.

 

 

Maxaad oran lahayd hadaad qof aad u turjumayso Dr ku dhaho waxaa kuu haray 2 bilood? Ma u sheegi lahayd,sideesu ugu sheegi lahayd,aniga taas baa iigu la yaaab iyo naxdin badneeyd.

Indho adeeg kulahaa :D Mayee waa madax adeeg smile.gif

 

Of course waa u sheegi lahaa laakiin si wanaagsan oo indirect eh ugu sheegi lahaa. Teeda kale qofka haduu muslim yahay always waa in aa xasuusisi Allah. Allah wax uusan idmin ma dhacayaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

^lool, :D

 

Ismahaan,Allah ha u naxariisto, waa dhintay qofkii arinkaasi hasatey,si dadban (indirect) baan ula socodsiiyey, horta ma reer Mudug baatay? :D mise waxbaa la wadaagtaa? smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

Originally posted by Dabshid:

^lool,
:D

 

horta ma reer Mudug baatay?
:D
mise waxbaa la wadaagtaa?
smile.gif

Yaa oh hee :D

let me think about it will you :rolleyes: :rolleyes: :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites

AYOUB

Immigration Officer: Full name please

Interpreter : Magacaa?

Sujui Man: Abdi Farah

Immigration Officer: Where did he travel from?

Interpreter: Xagee baad ka..

Sujui Man: Ma-ga-ra-na-yo af soomaali

Interpreter: From Somalia

Immigration Officer: How did he get here?

Interpreter: Suurad Faataxa akhri

Sujui Man: Alxamdu lillaahi rabii.....wala daalin aamin.

Interpreter: He praised God for making it here. He says he travelled from...

Immigration officer: What about his family?

Interpreter: Suurad kale akhi..

Sujui Man: Qul accuudu bi rabbi nnaas...

Interpreter: He says he lost contact with them when they got displaced ...

 

Inuu Quraanku mucjiso yahay cid diidaysaa jirin.

looooool :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

well.... Some of the stories are really funny,being a somali turjamaan is some times tough and needs bit of experience specially when assisting elderly people... Dhabarka waran iiga jiraa !!! Indhaha falaar la iigaga taaga ! is better in qofka fahmi karo waxa laga wado... it's informal language like Gaalki ladhahay CAGAHA WAX KA DAY!! He looked at under neeth his foot. So i would have sugested to the Somali interpreters to sit down and chat with the elders in order to learn from them as they are their Potensial Customers lol.but the worst is Fish and Chips turjamaan rabo inuu noqdo, imagine what's he gonna say ? nothing more than creating a chaos and confusion

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ani waxeey ahayd mar aan u turjumaayey an eedo of mine.

 

Doctor. What is your problem?

Me........ xagee lagaa hayaa?

Aunt.......... Maandhaay rubuq raabuqoo dhan baa mutulaato i ah oo meel ii fayoow ma leh

Me.......... :confused: :confused: :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this