Sign in to follow this  
Som@li

Dagaalkii O-G-A-D-E-N-I-A by Dr Enow

Recommended Posts

Som@li   

Waa casharo dhaadheer oo ku saabsan dagaalkii O-G-A-D-E-N-I-A, iyo dhaamaan tariikhda umada Somaaliyeed waqtigii ay xabashida dagaalka kula jirtay iyo sidii dhulkii Soomaalida loo qaybsadey. Dr Enow waa nin rabi hadiyad u siiyey dhica qorida, runtiina aanan ba hore u arag qof soomaali ah oo sidan wax u qora,Masha Allah.

 

Casharada iyo qoraalo taxane taariikhi ah oo Dr ku qoray ka daalaco http://mudugonline.com/, ka dibna dhinaca Midig baad ku arki, waan gelin karin waayey linkga toos, waayo khalmada oo ku qoran yahay oo ka mamnuuca boggan. :D

 

dr_sadiqenow_s.jpg

Dr Enow.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ Dhib malahan sxb inaad isku taxalluujisey inaad linkiga soo qorto, halkaas ayaan ka akhrisanaynaa Inshaa Allaah,

 

waad ku mahadsantahay

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Dabshid:

Waa casharo dhaadheer oo ku saabsan dagaalkii
O-G-A-D-E-N-I-A
, iyo dhaamaan tariikhda umada Somaaliyeed waqtigii ay xabashida dagaalka kula jirtay iyo sidii dhulkii Soomaalida loo qaybsadey. Dr Enow waa nin rabi hadiyad u siiyey dhica qorida, runtiina aanan ba hore u arag qof soomaali ah oo sidan wax u qora,Masha Allah.

 

Casharada iyo qoraalo taxane taariikhi ah oo Dr ku qoray ka daalaco
ka dibna dhinaca Midig baad ku arki, waan gelin karin waayey linkga toos, waayo khalmada oo ku qoran yahay oo ka mamnuuca boggan.
:D

 

dr_sadiqenow_s.jpg

Dr Enow.

Thanks Sheequna.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this