Sign in to follow this  
Sharmarkee

Ninka yiri wax baan gani

Recommended Posts

Background

 

A dreamer dreamed while sleeping in Cayn, he saw in that dream that he was aiming with a hot spear(of course to kill)to the Daraawish battle wagon, by the time he woke up he loved what he saw in the dream, exercising his imagination, he liked it, imagining that he nearly miss someone in the Ayl near Ras-xaafuun, where the two waters met the red sea and the indian ocean - enoromous distance I say! he put togather this coming stanza:

 

Hootadaan Goldheer iyo ka riday, xanamo guudkooda

Waxay sii gigleysaba hadday, godobyo Ayl gaadhay

Wadaadkii sidee uga gabbaday, waa golmarankiiye

 

By the time the daraawish heard that they didn't liked they liked to anwer this af-laggaado

 

Ismail Mire was a commander and leader in the ranks of darawish and he was a great poet, he liked to answer and here he compsed his bit :

 

Gacallow astaadkeena iyo godoladi dhoodi

iyo Booso oo gaamurtiyo calansidoo gaaxasan

iyo geesigii yussuf iyo goryga soohaada

(this guys clan) sideey uga gabbaday waa golmarantiiye.

 

The Sayid was the best composer of gabay of all:

he said defending himself, cos after that it was him all this guy was aiming at.

 

Ninka yiri wax baan gani anoo, Gol iyo Cayn jooga

Ee yiri baddii Garacad baan gudub u weydaarin

Godka lagu cadaabyow muxuu go'uhu been sheegay

 

The rest to be continue (IA)

Time to work, need to earn my curst. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^godka lagu cadaabyow muxuu go'ahu been sheegay :D !

 

^^The man was a hollow and sham contester! He could've wished his nemesis harm without making embty threats but he chose to go public with his wants. I heard he lost his camels for it, and Sayid's verses were composed in a timely manner!

 

Sharmarkow, there was a similar story about another guy who sent his poems and chanted celebratory songs about Darwish’s defeat.

 

Daraawishta qooqoni markay nagu qamaamaysay

Ma u qarinay maadhiin qacliyo qabar aan loo sheegin

Ma u qubatay sida roob guyoo yara…..

 

Dhamaystir hee yaa Sharmarke!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Originally posted by xiinfaniin:

^^godka lagu cadaabyow muxuu go'ahu been sheegay :D !

 

^^The man was a hollow and sham contester! He could've wished his nemesis harm without making embty threats but he chose to go public with his wants. I heard he lost his camels for it, and Sayid's verses were composed in a timely manner!

 

Sharmarkow, there was a similar story about another guy who sent his poems and chanted celebratory songs about Darwish’s defeat.

 

Daraawishta qooqoni markay nagu qamaamaysay

Ma u qarinay maadhiin qacliyo qabar aan loo sheegin

Ma u qubatay sida roob guyoo yara…..

 

Dhamaystir hee yaa Sharmarke!

 

Garaad Xiin,

That was sugaan-provoking theme adeer :D

the guy was celebrating Darawishes worst lost battles called Jidbaale, rmember or ever heard:

Jidbaale iyo beerdhiga raggii joogay baan ahaye

Ilaahay i jecelaa muxuu jidhay arwaaxayga - Cabdi Gahayr.

 

I dont have this gabay as complete he was thrilled by the great caualities befalled to the Darawishs.

he said:

Daraawiishta Qooqani markay nagu qamaamasey

Ma u qarinnay madhiin qacliyo qabar aan loo sheegin

Ma u qubatay sida roob guyoo, yare qayodaaya

Qudha kalama maarmine dagaal, qira leh mow keenay?

 

the Sayid of Nugaal, responded with usual artillary:

 

Ina Niiqle qaylada ka timid qawl aan ka iraahdo

Wiilyahow nin kula qeyra baa lagu qaraaxaaye

Qummansho wixii aan ahayn waa qar soo dumayee

Qadar nimaan lahayn hadlkii waa lagu qatoobaaye

 

- its not complete - Ya Xiin

See ya later - waan ka hadaafayaa meesha smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

LOL@Ina Niiqle. Sayidku caadi maahayn wallee!

Many thanks to bro Sharmarke

 

Jidbaaliyo Beerdhiga raggi joogay baan ahaye

Waligayba meel laguu jabaan jaqalla weynaaye :D

Ilaahay i jecelaa muxuu jirey arwaaxaygu!

 

^^Typical Abdi Gahayr! Was he not from Burco, horta yaa Sharmarke? I know Salaan was, but not sure about Abdi Gahayr.

 

 

ps think about other poems were its author prematurely celebrated!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abaadir   

Awal maanso waataan dabroo daayay waayaha e

ka da'a weyni daandaansi iyo diradirayntiiye

waa layga wada doonayaa doogsintaan baraye

aan daleeyo caawana qalbigu wey digrinayaaye

 

dagane maxamedow waxaynu nahay ul iyo diirkeede

dadka kale ha joogtee adaan iga digtoonayne

ragiinii dariiqadda ka yimid durug warkiisiiye

dunjigiisba waan wada jeclaa dagaha reer nuure

 

wixii duubleh daris baanu nahay iyo daraawiishe

Sayid maxamed dooduu i yiri iyo daabada uu keenay

waa ii soo duceeyee allow darajasiis raaji

 

Muslim oo dhan baa diiq ku jirey jeeruu daahiraye

awliyada duushuu carshiga kula dukeeyaaye

ninba wuxuu dibnaha ugu hayiyo daarka iyo laabtad

daniguu gartaa waxa qalbiga kaga dahsoonaaye.

 

 

Gabaygaan ma dhama... ninkii hayow dhamee saaxiibayaa.

 

Gabaygaan waxaa tiriyey nin la yiraahdo Adan Axmed. Sayid maxamed buuna ku amaanayaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pujah   

Ismaaciil Xayoow laba halaan xalay ku taawooday

Waagaad xaggiinnaa u kici xaraf an kuu sheego

Xubbina iiga qaad tahaydu waa sida xariireede

Sow kama xog-haysaan kuwii xuurta la cunsiiyey

 

Sow kama xog haysaan kuwii Xaraf u daaduumay

Sow kama xog haysaan kuwii Faras xabbaadhaayey

Seeddoow haddaan lays xasdeyn xoon gobaan nahaye

Anagaase libintii Xignee xuuxda naga daaya.

 

By Ismacil Xirsi

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abaadir   

Sayid maxamed baa gabaygaan tiri yey. ma dhamayn karo.. qofkii yaqaanow dhamee:

 

nimanyohow dabuub gabay baryaa uma dadaalayne

wax i daaray mooyiye xalaa laygu soo dagaye

aan dabeebto gabaygaygu waa dab iyo baaruude

 

onkod diririgleyn baan ahiyo dirirkii cawleede

daad soo rogmaday baan ahoo dooxadii yimide

aan dur duro dabaal ban ku mari dool la i xiraye

 

dayax iyo shamsaan ahay hadaan lay dafirahayne

gudcur dama habeen dumay cirkaan dacal ka nuuraynin

ma diyado tilaabada ninkii dawga marayaaye

 

dugsi hadaan la helin dhaxanta waa lagu dadoodaaye

.

.

.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abaadir   

Maryama sheekh waxaaa ay ahayd Sayid maxamed xaaskiisa. waa ay bukootey markaas baa siyid ku gabaygaan u tiriyey:

 

Alahayow macbuudow adaan kuu maskiin ahaye

Muraadkii an lee yahay adaan kuu miciin sadaye

alahayow maryama noogu sahal maalig baad tahaye

 

Muslim hooyadiis bay ahayd meeluu joogaba e

martidiyo manqada reerka iyo maatada iyo xaaska

inta mudane oo idil qoftaa moosin u ahayde

eebow maryama noogu sahal maalig baad tahaye

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pujah   

Originally posted by Abaadir:

Sayid maxamed baa gabaygaan tiri yey. ma dhamayn karo.. qofkii yaqaanow dhamee:

 

nimanyohow dabuub gabay baryaa uma dadaalayne

wax i daaray mooyiye xalaa laygu soo dagaye

aan dabeebto gabaygaygu waa dab iyo baaruude

 

onkod diririgleyn baan ahiyo dirirkii cawleede

daad soo rogmaday baan ahoo dooxadii yimide

aan dur duro dabaal ban ku mari dool la i xiraye

 

dayax iyo shamsaan ahay hadaan lay dafirahayne

gudcur dama habeen dumay cirkaan dacal ka nuuraynin

ma diyado tilaabada ninkii dawga marayaaye

 

dugsi hadaan la helin dhaxanta waa lagu dadoodaaye

.

.

.

Dugsi haddaan la galin dhaxanta, waa lagu duloobaaye

 

Dabaylihiyo fooraa la tagi daar, waxaan galine

 

Deyrodhaafyadaan shidahayaa, dogobyo waaweyne

 

 

Dubaax ma aha xaajada midaan, diirka ka cadayne

 

Diirsimo halkii aan ahayn, waa siddii danafe

 

Waxa dunida qaarkeed ka dhacay, dood aan ka idhaahdo

 

 

Daayimow Allahayoow adaan dunida moogayne

 

Daandaansi ina-aadanaa loogu dawgalye

 

Deyn nimaan ka qabin buu nafluhu daba galaayaaye

 

 

Haddii nalagu soo diray khalqiga dirr iyo darrodba

 

Warsangali haddii uu dunjigii diricyo soo qaatay

 

Dashiishiyo Majeeteen haddii deexda laga keenay

 

 

Guutada lasoo dumay haddii nalagu soo duushay

 

Wax lasoo dadaanshaba haddii nala dul garriishay

 

Dildilaaca waaberi hadii nalagu sii daayey

 

 

Annagoon digniin qabin haddii nala dreensiiyo

 

Digta weerar qoobkii hadday dininigtii yeedhay

 

Dooyada uluufta ah hadday Daalo kor u dhaaftay

 

 

Qaylada daluunta ah haddii nala dareensiiyo

 

Degdeg inaan usoo rooro waa dawlad alabkeede

 

Ma dul keennay kuman duub cadoo wada Daraawiish ah

 

 

Dirki hadduu kusoo galay xarbiga aniyo duulkaygu

 

Dayaaydii horeetaba baqay dabada taageene

 

Diigaanyo ciidan ah miyaan daafta kala raacay

 

 

Sidii aar daloombiyi markaaan ugu dinaahyeeyey

 

Dullihii shareerraa markuu dibawga jiidhaayey

 

Daanyeerku meeshuusan marin dani ma jeexsiisay

 

 

Denbi ma leh cadaawaha ninkii deli ka xooraaye

 

Darajuu Ilaahiis ka heli labada daarrode

 

Dubku iima naxo nimay kufriga deris wadaagaane

 

.

.

.

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dikri :D hadduu kusoo galay xarbiga aniyo duulkaygu

 

Dayaaydii horeetaba baqay dabada taageene

 

Diigaanyo ciidan ah miyaan daafta kala raacay.

 

^^Raggeedii indeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Ina Niiqle qaylada ka timid qawl aan ka iraahdo

Wiilyahow nin kula qeyra baa lagu qaraaxaaye

Qummansho wixii aan ahayn waa qar soo dumayee

Qadar nimaan lahayn hadlkii waa lagu qatoobaaye

Loooooooooooooool@Ina Niiqle. I use that name on a quarelsome fellow I know. Niic iyo niiq! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this