Sign in to follow this  
Muhammad

car ee yaa sheega?

Recommended Posts

Haneefah   

hehe! You funny lot!

 

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

Meeshaan waala isku waabsanooyaa.

Waabsasho iyo nus, nin meeshan ah qof inaga dhiciya ayuu ubaahanyahay.

 

Waxa dunida caaqil u ah oon ciddi khilaafaynin

Oo caasiga iyo caabudkuba wada cisaynaayo

Aan calalna oogada ka qabin car ee yaa sheega?

I say Cilmiga, and that's my final answer! smile.gif

 

 

ya jamaaca, enjoy the rest of Ramadan Insha'Allah. Ha la isu soo duceeyo...esp in your khatmul Qur'an. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Muhammad   

Salaams,

 

Abrar, walaal, ciidamada aad iigu wacaysid waa maxay? :D

 

Cilmiga ma aha, laakiin waad u dhowdihiin, adiga iyo Baashi oo yiri Lacagta.

 

try again.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abraar, ma Mahamad baa kugu buuqay? Idinkoo maskiiniin ah uu iska kiin arkooday ehy. Waar anigaa ah ragii birta calashaday maxamadoow isoo aad... :D

Waxa dunida caaqil u ah oon ciddi khilaafaynin

Oo caasiga iyo caabudkuba wada cisaynaayo

Aan calalna oogada ka qabin car ee yaa sheega?

Bal aan qarxiyo jawaabaha, waa labo wax

a) kitaabka

b) buntukha/seefta

Share this post


Link to post
Share on other sites
Muhammad   

^ lool :D walaashay ha igu dirin.

 

waxaad miciyaha soo miishaaraysoba ma kitaab iyo buntukh baad tiri? lol

 

Khitaabka dad aan wax akhrin aqoon baaba jira ee sidee loo khilaafin.

 

seeftana ma arkin miyaa budhist monks oon dagaalka aaminsanayn ba.

 

 

hint:

 

bal aan idiin fududayeey jawaabtu waa wax dadku isku wada raceen oo aanay khilafaynin(kuwo diidin).

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by M u h a m m a d:

Nimanyahow ciraab laguma kaco curuf la'aaneed e

Cod xidhaal ah oo wada cajab ah cayn aan ka higaadsho

Wax cad oo madow baan arkee car ee yaa sheega?

 

Waxa dunida caaqil u ah oon ciddi khilaafaynin

Oo caasiga iyo caabudkuba wada cisaynaayo

Aan calalna oogada ka qabin car ee yaa sheega?

 

Wax calaha ka dheer baa jiroon ciddi ka gaabnayne

Cidhib dhiibsi kuma gaadhi karo cududaheenaase

Caynkaasna anigaa arkee cara ee yaa sheega?

 

Cawadii waxaan kaa tagayn cadowna kaa eegin

Oo waaga kaa caraaya oo ku cid la'aynaaya

Caynkaasna anigaa arkee cara ee yaa sheega?

War xaggee jirey markuu Maxamed saan dadka u harowsaday :D .

 

1-Indhaha

2-Cunnada, weliba waxa si habeydan u furay Xaaji Gooni oo ahaa ninkii la xujjeeyey:

 

Waxa dunida caaqil u ah oon ciddi khilaafaynin

Oo caasiga iyo caabudkuba wada cisaynaayo

Aan calalna oogada ka qabin waa cajab ilaahee

Cunno :D weeye oo waa naqaan caynka ay tahaye

------- waa waxaad kurtiin calalineysaane

Maxaad iga carayn saa anaa ka ciraab badane!

 

Waan soo noqon haddii alle idmo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxa dunida caaqil u ah oon ciddi khilaafaynin

Oo caasiga iyo caabudkuba wada cisaynaayo

Aan calalna oogada ka qabin car ee yaa sheega?

""Waa Biyaha"! Mise "Mowdka".

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this