Sign in to follow this  
Muhammad

Shan Kun oo Nin

Recommended Posts

Muhammad   

» Asalamu Alaykum,

 

Halxidhaalahan bal isku daya; waa mid fudud;

 

Aw-Axmed Diini:

 

  • Shan kun oo nin oo wada shaxdoo shir iyo ceel joogta
  • Oo wada sharaaka ah haday naftu shaqaynayso
  • Asaan shaado xoollo ah lahayn wadana shoobaysa
  • Aan shabaabka iyo sheekha iyo sheybku kala soocmin
  • Wadana shiil modow ah aan casaan ciddi ku sheegaynin
  • Maxamuud hadaad shicir taqaan sheeg hadaad garato?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Halxiraalahaasi saan ogsoonahay waxa uu ka koobnaa laba tuduc, mid baad soo qortey, kolleey qeebta kalena waad garan baan filayaa.

 

anigu shakhsi ahaan ma garanayo jawaabta, ninkii la weydiiyey halxiraalahan xattaa kama uusan jawwaabin, Aw-Axmed Diini unbaa laga war sugi sey ila tahay isaga unbaa halxiraalihiisa furaheeda hayya smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Muhammad   

nuune sxb,

 

inkastoo maxamuud wax jawaab ah laga hayn, laakiin halxidhaalahan waa la furay.

 

bal maskaxda tuuji! ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meygaag   

Shan kun oo nin oo wada shaxdoo shir iyo ceel joogta

Oo wada sharaaka ah haday naftu shaqaynayso

Asaan shaado xoollo ah lahayn wadana shoobaysa

Aan shabaabka iyo sheekha iyo sheybku kala soocmin

Wadana shiil modow ah aan casaan ciddi ku sheegaynin

HADDAAN SHEEGGO WIILKAYOOW JINNACA SOW MAAHA?

 

Waa JINNACA nooc ka mid ah oo la yidhaahdo JINNACDUULLAAN!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shan kun oo nin oo wada shaxdoo shir iyo ceel joogta

Oo wada sharaaka ah haday naftu shaqaynayso

Asaan shaado xoollo ah lahayn wadana shoobaysa

Aan shabaabka iyo sheekha iyo sheybku kala soocmin

Wadana shiil modow ah aan casaan ciddi ku sheegaynin

Waxaan filanayaa in laga hadlaayo, SHAHWADA RAGA.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Muhammad   

Originally posted by checkmate:

quote:

Shan kun oo nin oo wada shaxdoo shir iyo ceel joogta

Oo wada sharaaka ah haday naftu shaqaynayso

Asaan shaado xoollo ah lahayn wadana shoobaysa

Aan shabaabka iyo sheekha iyo sheybku kala soocmin

Wadana shiil modow ah aan casaan ciddi ku sheegaynin

Waxaan filanayaa in laga hadlaayo, SHAHWADA RAGA.
looooool good one!

 

mar lake ku noqo! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Muhammad   

Alla maxaa maskax Barafka ku firiiz garooday

 

waa maxay yaanyuurta iyo maroodiga duulaaya aad sheegaysaan? :D

 

ma iska sheegaa dee?

 

another hint: SHAN KUN - waxaad ka fahmi in uu xayawaanku aad u badan yahay.

 

maskaxda heatka u daara oo barafka ka xoqa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haneefah   

^bal aan eego iney maskaxdeyda wali freeze garaysmatay iyo in kale.

 

Here we go.... QURAANJO? That's a well thought of educated guess so it better be right icon_razz.gif

 

:D @maroodi duulaya, war ileen yaa wax arkay!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Posted by Meygaag

Waa JINNACA nooc ka mid ah oo la yidhaahdo JINNACDUULLAAN!

Posted by Muhammad

maya walaal, Jinaca ma aha.

Marka Abraar,

 

Incase you don't know what Jinac/Quruwaale is, Its Quraanshada Ninka ah, Ok. so weewe idigana waad qaldan tahay.

 

Jawaabta saxa ah agian waa YAANYUURTA

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this