Sign in to follow this  
BOB

Murti Maah Maah Reer Xamar.

Recommended Posts

BOB   

Yaa dhehe Reer Xamar murti iyo maah maah ma leh?

 

Check This Out.

 

 

1-Luuq Luuq maroow laazim laamigaas imaahaa.

 

2-Canjeelo sidii ukala koreeso aa loo kala qaataa.

 

3-Meel libaax soo galay lo' majoogeeso.

 

4-Awkeey dooli diloow dad nool maas udaahaa.

 

5-Ninkii waaw dhaho uslee laga warsugaa.

 

6-Dameer isku haleen ee habarteed dabada uga nuugtaa.

 

7-Nin weyn oo waashe webigaas ku dhacaa.

 

8-Sabuul galeey ninkusiiyaa la siiyaa.

 

9-Malaay banaan ma imaadee makhaadin aa keente.

 

10-Cimrigaagoo weeynaado caqligaadaas caawihaa.

 

11-Cimrigaadoo weeynaado geel dhalaayo aas ku tusaa.

 

12-Cusbo caan waaye.

 

13-Luquntaada oo lagu murmo laqdabo waaye.

 

14-Baabuur qaboow Jinni qaboow.

 

15-Maseeroow moos batiiq waaye.

 

16-Lammo iyaaka dhexdooda nacbudu waaye.

 

17-Jibaal fashoow jinkaa ma ahin.

 

18-kuunto wixii loo kuuse karaamo lee ma ahinoo :D .

 

19-Naag wixii haayo xarig lee ma ahinoo.

 

20-Musbaax mininkaa ubaahan minin dadoow mala geeyo.

 

21-Belaayadaada ninkii rabo biyo baasto aas kugu shubaa.

 

22-Deriskaagoo daan-daansigaaga rabo dooradaada iga ceshahaas ku dhahaa.

 

23-Intii baal qabto waa biibtee dooro mexee ubiibi weesi?

 

24-Malakul mood minin faaruq maxaas ka qaadaa?

 

25-Ninkii la waayo mininkiisaa laga tawaa.

 

26-Dooli bood-boodkiisa mukulaal dhirifkeeda waaye.

 

27-Kadaloob kuunto wadkeeda waaye. :D

 

28-Macno la'aan minin xumaa ka danbeeso.

 

29-Mininkeey iiga bax iyo maalkeey isii meel loo moodo maleh.

 

30-Quraansho aruurte anyax waa jiidee.

 

 

intaas aan hayaa marka haduu jiro qof wax kale ku dari karo SOO DHOWOOW..nin/naag iska dhig dhexda soo xiro..surwaalka soo laa laabo...biyo isbarmuuto cab..biyo bad ka dhereg..Meaning---> Waxaa Rabto Sheeg :D:D .

 

Peace,Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
lol   

Originally posted by BOB:

4-Awkeey dooli diloow dad nool maas udaahaa.

 

5-Ninkii waaw dhaho uslee laga warsugaa.

 

6-Dameer isku haleen ee habarteed dabada uga nuugtaa.

 

13-Luquntaada oo lagu murmo laqdabo waaye.

 

16-Lammo iyaaka dhexdooda nacbudu waaye.

 

18-kuunto wixii loo kuuse karaamo lee ma ahinoo
:D
.

 

23-Intii baal qabto waa biibtee dooro mexee ubiibi weesi?

 

24-Malakul mood minin faaruq maxaas ka qaadaa?

 

25-Ninkii la waayo mininkiisaa laga tawaa.

 

26-Dooli bood-boodkiisa mukulaal dhirifkeeda waaye.

 

27-Kadaloob kuunto wadkeeda waaye.
:D

 

29-Mininkeey iiga bax iyo maalkeey isii meel loo moodo maleh.

 

Qosol dardiis dibka aan ka jareeyhooyaa... Maahmaah reer xamar intaas aabu igu filneed aan ku dhahay...

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Hibo,

hayehee kuwo kale kusoo dar...waa ogahay reer xamar khaliijka wee buuxaan maahmaah iyo murtidooda kolleey waa maqashee. smile.gif

 

 

Peace,Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
lol   

BOB: Waa buuxaan laakiin ma aragti ma i dhahdidoo... mininkaan ka baxaa jiko aan dalaq dhahaa ka dibne mininkii saaki ka kalehay leebo ku soo noqo hooyaa... umud iyo aniga haween iyo maalin aan kala nahay.. laakiinse lamadoo xabo oo kasaayow aa jiraan..

 

1. Mukulaal mininkeeda joogto Mici libaaxeey leedahaa

 

2. Musuqmaasuq mashaqaas ku dambeeyaa

3. Kalafooto ninkii boodo kaliifka wac.

 

>> inta kale waa ka soo fekeraa intaas iyo in adiga sheegi lee saacadaan xasuustaa...

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Hibo...Adiga Caadi matihid..qatar aa tahay. :D

 

Shirxun qofkii socdo iyo shaneemo ruux aaday shar waa la kulmaa sheydaan ma waahaayo.

 

Nimaa run sheegin beenaa u karooran.

 

Nin ku gaade waa loo gabadaa.

 

Nin roorooyo hortiis mala rooro.

 

Peace,Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

^ looooooooooool @ kuunto wixii loo kuuse karaamo lee ma ahinoo...never heard of this one...nice one dang.

 

1. Waa la moodaa, minii la moodi waayana, waa la muusaa.

 

2. Luuq-luuq ka baxoow, laasim laamiyaas ku geehaa.

 

3. I jiid iyo aan ku jiido, aan is jiidno lee ma'ahinoo.

 

Reer Benadir kuwa ay wax ka badeleen:

 

4. Labo qaawan waa u tooste :D (original: isma qaado).

 

5. Nin daad qaaday waa ku deeye :D (oroginal: xumbo cuskay).

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by Baashi:

4. Labo qaawan
waa u tooste
:D
(original: isma qaado).

 

5. Nin daad qaaday
waa ku deeye
:D
(oroginal: xumbo cuskay).

LooooooooooooooooooooooL...i never heard these two before laakiin caadi ma aha... :D:D .

 

Peace,Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Funny topic Bob!

LooL@baashi...

 

1) Been hadii sheegeesid Been dacas qabto lee sheeg.

 

Shactiro gaaban!

 

Koo reer xamar ah, aa wuxuu soo galay meel reer wuqooyi jaad ku gadaan.

 

Reer xamar: WAARYEEE**In the most qaldaanast way**Jaad oo fashaq eh ma yaalaa?

Guygii Reer wuqooyi wuxuu u maleeyey jaad nooc kaleeto in uu rabo

Reer wuqooyi: Waar hareeri gii dhaadheeraa oo casaa baanu heynaa

Reer xamar: baaraxi aa igu khaarajin rabtaa yaaah

Reer wuqooyi: waar aqalka iiga bax.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this