Sign in to follow this  
Faarax-Brawn

Nuune: A special SOL Roast for the funnyman himself

Recommended Posts

raula   

BISHAARO u are not even one bit FUNNY :rolleyes: minneapolis makataqaana kulaha...ala show badaana...waxaad mooda ineey saldhigii booqoriinta sacuudiga ey dhex jiifto.... icon_razz.gif

 

leaves singing..'ala ala ya baba....'

 

Wiilo..Nuune's qaraabadiis waxey ka mid yihin 'those under extinction'..jurassic park meel maad oga leexane adi...maya soo ma'ahan? marka wa kukaas...therefore, niinkisa waxey aheed wax dhaqankooda ka mid aheed ;) some kinda ritual marki gabadhaa la doonanaayo(PREPARATION FOR THE BIG DANCE noh :D )

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^^ Raula, see camal, wiilo iyo adiga waa ii tashateen aa u maleenaa maxaa waaye gantaaladaan yeeraayo ar hooy shiiq nuune ka shiixa shurufkiina shaxaad aa haddii kale lagu shuuqaa smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

waraa waxaan maqli jiray naarta ka niiki, nuune niikaloos kujiraa habeen iyo maalin, nuune waxaa la dhahay ninkii soo joog laga waayo soo jiif aa laga helaa, markii soo jeefatid aan ku sugaa nooh.

 

raula adaa warba ii heeyaa, maxaa tirine nuune dhaqankiis waaye inii niikiyo, maxaan ka kasaayahee, haddii dhaqankiisyahay waa u tumaynee hee maxaa kaleeto lasameehaahee....

 

Utun, abbaa iisiiso, wareejihee abbaa, walaashaa waaye waraaba hasiin, sabuul galay nin kusiiyaa lasiiyaa, maniis kusiiyana waa lawareejihaa, abbaa wad hee wareejihee....

 

 

Go figure:..........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this