Sign in to follow this  
geeljire-gaboobay

Raaxada guurka[kadhiibo rayigaaga]

Recommended Posts

Som@li   

Originally posted by Jacaylbaro:

Farxan ,,, sxb waxa aan hadda hayaa isaga oo buug ah ,, laakiin waxa aan sugayaa in la ii soo diro isaga oo electronic version ah ,,, marka aan helo i'll give u a shout ,, Ok ??

Thanks,,bro,Waxbaan maganahaye,,lol :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
:D:D Ok ,,, Ok,,, sxb ,,, anigaa kuu soo sheegi markaan helo ,,, hadii aad inta ka horaysa kuftana :D .... just gimme a ring ,,,, will send ya s/th ,,,hehehe

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dhuuqmada: Micneheedu waxa weeye in labada bushimood ee afka ninku ay ku lismaan kuwa xaaskiisa. Afku sida daloollada kale ee jirka, aad buu u dareen jinsiyeed badan yahay. Kolkay bushimuhu isku lismayaan, labada isqaba mid waliba waxa uu gaarkiis u dareemayaa macaan aan xad lahayn.

Dhunkashada naasuhu waxay leedahay dhowr dariiqo:

 

- Bushimaha oo lagu xantaxanteeyo ibaha naasaha. Bushimuhu intay kala qaadmaan bay marna ibta qabtaan marna sii daayaan.

 

- Bushimaha oo inta lagu cantuugo oo lagu qabto xayndaabka naaska, markaasi carrabka ibta lagu cayaarsiiyo.

 

- Afka oo si toos ah ibta loogu nuugo.

 

- Ibta oo loo qanqaniino si khafiif ah oo ay xaasku ku istiinto.

Salaaxista haweeneydu, kuma koobna oo qura labada naas, balse waxa loo baahan yahay in la salaaxo meelo kale oo jirka kamid ah sida; labadeeda warqood, gudaha bowdooyinka, gumaarka, faruuryaha cambarka, iwm. Waxaan muran ku jirin in haweeneyda ninkeeda ay jeceshahay uu labada cajar dhexdooda kaga salaaxo mid kamid ah labadiisa gacmood, isaga oo isla markaasi tan kale kaga salaaxaya labadeeda naas, ay dareento istiin iyo raaxo labanlaab ah.

 

Kolka gacanta ninku ay soo maamusho naasaha iyo shafka xaaskiisa, waxay u degtaa dhinaca caloosha, iyada oo salaaxaysa rugta xuddunta, dabeetana u jiitamaysa dhanka cajarrada iyo gumaarka, halkaasi bayna in muddo ah ku noqnoqotaa. Intaas dabadeed, kolka ay haweeneydu si wanaagsan istiinka u qaadato, labadeeda bawdo ayaa iskood u kala kaca, faruuryaha waaweyn ee cambarkuna waa ay kala fogaadaan, qanjirradiisuna soo daayaan dheecaan qooya cambarka gudihiisa oo idil.

Rag badan baa aaminsan in geedkoodu mar hadduu biyaha tuuro balaqna noqdo, aanu wax faa’iida ah u lahayn haweeneyda, kusii hayntiisuna aanay wax micne ah samaynaynin, isagoo mid kamid ah raggaasi uu ku doodo: (Oo maxay ku falaysaa geed balaq ah?), xaqiiqduse taa ka fog. Raaxada dumarka iyo biyabbaxoodu kuma koobna oo qura rabitaanka cambarkooda, balse waxa ay ku raaxaystaan isku nabnaanta jirka iyo isdhexgalka iyaga iyo raggooda. Waxa weliba taa kasii ahmiyad badan dareenkooda jacayl iyo dhab ugu jirka raggooda oo ku dhaliya raaxo maskaxeed iyo mid rabitaan, gaarsiisa heer gariir iyo biyabbax.

 

Haddaba geedka oo intuu biyaha tuuro dabeeto damaa haweeneyda ugama dhigna inay galmadii dhammaatay, balse waa inuu kusii dhexjiraa gudaha cambarka siduu doono ha ahaadee intuu doonana halla ekaado eh, waana in haasaawihii, dhunkashadii iyo istiimintii halkii kasii socdaan ilaa ay biyabbax ka gaarayso, kolkaasi oo intay si xoog leh isugu nabto, jirkeedu wada gariiro, daqiiqado dabeetana kala daadato, cambarkuna geedka dibadda isaga soo saaro, kolka oonku si fiican u daayana iga deg ku tiraahdo.

 

Ulajeeddada kale ee laga leeyahay isku sii dhexjirku waxa weeye iyada oo haweenka aanu kacsigu hal mar ka go'in, balse uu si tartiib tartiib ah uga soo jabo oo uga baaba'o. Haddaba salaaxista, shumiska, istiiminta fudud, iyo ereyada macaan ee jacaylka iyo ammaanta isugu jira ee ninku ugu deeqo ooridiisu waxay si tartiib-tartiib ah uga soo dejiyaan buurtii uu saaray kacsigii ka dhashay hawshii dhammaatay, ilaa ay ku soo noqoto xaaladdii caadiga ahayd.

Dhallinyarada qaar baa isku daya inay biyabbaxa kadib geedka kusii hayaan haweenkooda oo aanay kala bixin, billaabana istiimin si ay mar kale uga tuurtaan. Qaar kale kolka ay kala baxaan bay misna daqiiqado kadib istiimin iyo dhuuqmo billaabaan si ay u gaaraan isla hadafkaasi. Haddaba caafimaadku waxa uu ku jiraa, diinteenna Islaamkuna qabtaa in galmada hore kedib geedka ninka biyo kulul lagu mayro, welibana hadday suurtagal tahay la qubaysto ama ugu yaraan la weyseysto, si firfircoonaan iyo looga helo dardar hor leh, markaa kadibna haddii la isku afgarto garoonka la iskula laabto. Waase in biyabbaxa labaadna lagu soo af-jaraa isla gunaanadkii aynu soo sheegnay.

-----------

 

Waa wareey. Qolkaan waa i dhaafay. Ar maxaa wax lag faa'iday. WiiiiiiiiW. Bisinka iyo murdaha iga dheh. Gaaljire Gaboobay taloow macmacaankaas muu ku maqanyahay wali?

 

Buuggaan mid Carabi ayaa laga soo turjumaa maqlay, ee ninka turjumay Afsoomaali ku qoray aad ayuu u keenay runtii.

Share this post


Link to post
Share on other sites

looooooooooooool ,,, waaban iloobay inuu topic gani jiray ka waran :D

 

Runtii ninka buugan qoray/turjumay aqoon badan u muu lahayn waxa uu ka hadlay. Laakii wuxuu dhaamaa kuwa aan waxba ka aqoon.

 

I hope inay dad badani ka faa'ideen meeshan :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Buugan lacag badan baa lagu raadinaya, waxaan been ahayn in uu wax tari karo reero badan oo arimah dhib ka haysteen! Well done to the auther!

 

JAC, I am stil waiting for my copy! Dhakhso :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ayayayaya!! cashar waalan aa halkan ka socday oo igu dhaafay!. Qofkii su'aal qaba yaa la weydinaa kolleey macallinkii ma jooge balse horjoogaha fasalka Jacayl Baro su'aalo malagaa weydiin karaa ku saabsan casharkan?

 

PS. "Bushimaha laisku lisayo" af-somaliga la adeesaday halkan ayaaba i dishayba!! thumps up!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Some people are acting very primitive after having read this beautiful, almost educational to the untrained mind in these affairs.

 

Maxaa ka si ah in laga hadlo amuuraha sidan oo kale ah, haddii dad waaweyn kaliya ay akhrisanayaan. Waa waxbarasho, just like any other.

 

Stop putting your palms over your faces and read and learn.

 

Geel-Jire, Thanks saaxiib.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Originally posted by Jacaylbaro:

LLPP, Soo daa waxaad su'aalo hayso.

 

Nephthys, This not Xaaraan and we'll talk about it even during Ramadan.

Knock yourself out JB. Ku nuur-nuurso those words on the screen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this