Sign in to follow this  
Golden Girl

Subxanallah! check this 1 out!

Recommended Posts

i came across this article, oo laysoo gudbiyay, i liked to share it with u guys!

 

Mareykanka oo sameeyay bombo khaniisnimada xoojina subxaanallah!

 

Maraykanka ayaa hormariyay Bombo ay khatar ah oo ay tuuraan diyaaradaha dagaalka oo askarta iyo dadka kale ee ku nool meesha lagu rido ay luminayaan xishoodka iyo disibiliinka oo ay si degdeg ah midba mid ugu jeesanayo oo is wada fuulayaan.

 

Maaddaama ciidamada ay u badan yihiin rag ayaa ciidamadii lagu tuuro bombadaas midba midka kale fuulayaa oo iswada khaniisayaan, iyagoo hilmaamaya in ay dagaal ku jireenba.

 

Waraaqo sir ah oo ay saxaafadda heshay ayaa tilmaamaya in culumada sayniska ay muddo dheerba cilmibaaris ku hayeen horumarinta hormoonnadaan kiimikeed ee dadka kacsiga ku dilaya oo dadkii hal mar isku wada jeesanayo.

 

Bombadaan khatarta ah ayaa loo bixiyay "bambadii khaniisiinta" oo macnaheedu tahay in raggii ciidanka ahaa oo dhan is wada khaniisayaan, waxaa kale oo bombadaas lagu naanaysaa "Bombadii jacaylka".

 

Bombo kale oo aan la ogeeyn heerka ay marayso ayaa jirtay oo ah mid ciidamada lagu tuuro ku abuuraysa ur gaar oo u eg midka xaarka oo dadka kale ku gartaan, isagoo muddo dheer soo uraya oo aan caadi dadka kale u dhax joogi karin xataa haddii uu labiska lagu aqoonsado iska tuuro. Bombadaan ayaa waxay cilladdeeda noqotay iyadoo dhaqamada qaarkood aysan urta xaarka u arkin wax xun waayo waxay maalin kasta uriyaan saxarada taala agagaarkooda. Markaa waxay noqon doontaa bambo wax tar ku leh oo kaliya ciidamada ka soo jeeda dhaqamada qaarkood oo in uu qofka xaar ka soo uro xumaan u yaqaanna.

 

Saldhigga ciidamada cirka ee Maraykanka ee ku yaala goobta loo yaqaanno Daylton, Ohaio ayaa cidsaday in la tijaabiyo kiimikooyinkaas halaynaya disibiliinka iyo moraalka cadowgooda waa bomka khaniisiinta iyo kan qurmooneeysiinaya askarta ka soo horjeedda.

 

Qorshayaashaas waxaa la soo bandhigay sanadkii 1994tii, iyadoo cilmibaaristaas lagu bixiyay dhaqaale ka badan $7.5 milyan oo doolar, looguna talagalay in ay socoto muddo lix sanadood ah.

Waxaa kale oo ay saynisyahanada soo bandhigeen mashruuc kaas u eg oo askarta lagu tuuro banbadaas ay xataa hawaysanayaan xayawaannada ku nool dhulkaas ay joogaan in ay fuulaan ama xayawaannada naftooda ay soo aadaan dadka si ay u fuulaan.

 

Horumarinta kiimikaaliska noocaas ah iyo ku dagaallankooda ayaa ah arrin lagu tilmaamay in ay xataa ka sii fool xun tahay bambooyinkii nukleerka ee khatarta ah, waayo waxay adduunka dhan mustaqbalka ka dhigayaan wada khaniisiin is wada fuula ama xayawaannada fuula sidaas ayuuna ku dhamaanayaa macnaha dhan ee farqifga aadanaha.

 

 

 

article kan waxaad ka heleysan http://somalipress.com/default.asp?TOPIC_ID=851

 

Run miyaa :confused: , aduunyo ninkii jooga maxaa aragti u dhiman!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Golden...@lol....this is madness isn't it? probably another disease like AIDS in the making as some claim that it was made in Labs by humans.

Share this post


Link to post
Share on other sites

looooooooooooool ,,,, i don't believe any of these stories .... waryaa this is only for scaring ppl .... whateva i don't believe it at all ,,,,, :mad: :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites

jacayl baro, dadka markee xanaaqaan ee gaduutaane, adi markaa isku naxday maa gadudatay? :D

 

huuno i don`t know if it`s true or not, i just saw it and wanted to know whether u heard of it or beleive it

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ohhhh ,,, :D thanks Golden ,,, i've never heard about this ,,,,, and don't believe at all ,,, we don't have to admit whateva they say ,, we should not be that YES ppl ,,,, ppl should think and distinguish what is reasonable from what is not ,,,, at least we r human ,,,

 

Thanks for posting ,,,,, we need such fake stories at least to know ,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this