Sign in to follow this  
Shirwac

Abaa ii dhiib update your game...

Recommended Posts

Shirwac   

Walaalayaal

 

Waligaa ma aragtay nin ween oo leenkaan isticmaalaya?

Ladies, has this line been used on you and did it work?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

shirwac walaalkiis maxaa waaye waxa aad ka hadlayso? Ma fahmin runtii,,,,

 

 

Go figure;................

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

wuxuu ka hadlayaa shukaansiga casriga ah oo dadka badankood isticmaalaan, khaasatan dhallinyarada gabdha iyo wiilalba,

 

abbaayo ii dhiib

abboowe ii dhiib

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Bal aniga iga raali noqdee waan dambeeyaaye maxaa laga wadaa "abbaayo ii dhiib, abboowe ii dhiib?" :rolleyes:

 

 

Go figure:................

Share this post


Link to post
Share on other sites
Diamante   

Alla gabdhooy maad joojisiin su'aalahaan. Haddi Hadhoow wax aadin rabin la'iin sheego, waad soo cabaadi kartiin iney wiilasha edeb daran yahiin.

 

Hadduu nin ku shukaansanaayo waxaan oo kale ku yiraahdo, waxaad normally ku jawaabtid dheh!

 

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this