Sign in to follow this  
Golden Girl

Xujo!

Recommended Posts

oook mudanayaal iyo marwooyin here is my xujo

 

waxaad sheegtaan.... wax aad dhashid oo aadan dhabtaada saarin?

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol.

 

ceeb caleek, QQ magac ka fiican mau waysay..

 

ani waxaa u mooday cunug aa dhashay oo kaa dhimtay, then kaas dhabtaa ma saarin, besides ma woxoow QQ sheegay aa la dhalaaa????

 

3ajabTu!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

LooooooooooooooooooL

waraa checkmate Jampballka waa ka baqay..Sxbkee qac'qacna si fiican uu u tiireeyey rigoorada aa salaxday yaah..lol..

 

Dahableey, yes qac'qac is right waa la dhalaa!!!

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

hal xiraale!:

 

naag aa maalin wexeey raacday gaari ayadoo wadato ukumo oo eey rabto ineey dukaanka geeso oo soo gado.

 

gaarigii aa markoo jidka kusii jiray gari kale ku dhacay oo ukumihii naagtii waa ka wada jajabeen:

 

markii la weeydiiyay imise ukun aa waday wexeey ku jawaabtay: ma kasaayi, laakinse markaa u tirshay labo labo, 1 aa kasoo haraayay, markaa sadax sadax u tirsho 1 aa kasoo haraayay, markaa afar afar u tirsho 1 aa kasoo haraayay, markaa shan shan u tirsho 1 aa kasoo haraayay, m arkaa lix lix u tirsho 1 aa kasoo haraayay, markaa todobo todobo u tirsho waxba masoo hareenin.

 

so soo sheega inta ukumood ee naagtaas wadatay!

 

 

Mac salaama

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

ar manaqaan ash siifa noo sheeg, jawaabtaan way nagu dheeraatay..

 

ash shiifa iyaah, golden girl ma nacday.. dahabkii maakaa dhamaaday..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaam;

 

Lol QQ don`t give up man; jawaabta waa 303 ukun Ok??

 

Dahabkii tabalcaaro oo ku maqanyahay(Aroosaas jiraa) so; intii lagasoo celinaayo kan baan sii wadanaaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this